|

Tacsi ku socota reer Ismaaciil Tubeec

Inaa lilaahi wa inaa ilaahu raajucuun

Waxaanu Halkan Tacsi Uga Direynaa Dhamaan Qoyskii Uu Ka Baxay Abdirahman Ismail Tubeec oo Ku Geeriyoodey 29.01.2014 oo Shalay ku Beegan Magalada Addis Ababa Waxaanu Ilahay uga Baryeynaa In Uu Jannadii Fardowsa Ka Waraabiyo Samir Iyo Iimaana Uu Ka Siiyo Dhamaan Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuumku Gaar Ahaan, Zuhuur Cabdirahman Iyo Ifrax Cabdirahman.

    (إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ)

 

Waxa Tacsidan Diraya:

 

Khaled Abib Gudhane

Ahmed Ali Kahin

Mustafe Adan Gocor

Ahmed Adan Baardhaqaaje

Osman Cumar Dool

Husein Osman Hirsi

Shukri Iiman

Nasir Ali Kahin

Abdikarim Ali Kahin

Cabdilahi Cagaweyne

Yusuf Xalane

Faysal Ali Kahin

Ahmed Cabdi Biite

Cabaas Garow Cali

Khadar Abib Gudhane

Shiine Khadar

Faysal Ismail Haji

Comments are closed