Dariiqii Xisbigii Udub u Jeexay Siyaasadda Arrimaha Dibadda oo Dib Loogu Noqday Iyo Wasiir Sacad oo ka hadlay {DHAGAYSO}

    Hargaysa 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay Shir Mudo Shan Cisho ah u socday Wakiiladda dalalka dibada u fadhiya Somaliland Waxaa kale oo Shirkan lagu Marti qaaday Siyaasiyiin Xilal ka soo qabtay Xukuumadii hore ee Somaliland Sida Ambassador Cawil Cali Ducaale Iyo Drs Edna Aadan. Shirkan oo ahaa Kii u horeeyay…

    Read More

      Talooyin Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku Ibo-Furay Horumar ay Gaadho Siyaasadda Arrimaha Dibada Somaliland {DHAGAYSO/ DAAWO}

      Hargaysa 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Talaabo dhanka horumarka loo qaaday ku Tilmaamay Shir wada tashi ah oo lagu dardargelinayay Siyaasada Arrimaha Dibada Somaliland oo lagu soo Gabo gabeeyay Caasimada hargaysa. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Faysal17(1).mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE Sidoo…

      Read More

        Aragtida Boobe Yuusuf Ducaale ee Ka qayb galka Mucaaridka ee Siyaasiyada Khaarajiga Somaliland {DHAGAYSO}

        Hargaysa 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe ayaa soo dhaweeyay Hindise uu Wasiirka Arrimaha Dibadu kaga talo geliyey Xisbiyada Mucaaridku inay Wixii aragti ah ku biiriyaan Jihada ay qaadayso Siyaasada Arrimah Dibada Somaliland. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Boobe17(1).mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO NUXURKA HADALKA BOOBE YUUSUF DUCAALE

        Read More

          “Citiraafka Somaliland Wuxuu ka Wada Maqan yahay Ummada Somaliland Qof Qof ayuu uga Maqan yahay” Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye DHAGAYSO/DAAWO

          Hargaysa 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlayay Shir Lagu falanqaynayay qorsheyaasha iyo himiladda siyaasadda Arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa sheegay in Citiraafka Somaliland uu ka maqan yahay Bulshada Somaliland oo dhan . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MaxamedKaahin17(1).mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYE KU…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbadiisii Shirka Wada-tashiga Soomaaliya Af-Ingiriisi Kusoo Jeediyay iyo Axmed Madoobe Oo Ka Digay Adeegsiga Afka Qalaad DAAWO

            Muqdisho,17Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Md.Xassan Sheekh Maxamuud ayaa khubadiisii shirka wada-tashiga Soomaaliya ee ka dhacay magaalada Muqdisho kusoo jeediyay luuqadda ingiriisida iyadoona arrintaasi durbadiiba uu ka digay madaxweynaha Maamulka Jabbaland Axmed Madoobe. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa ka dib markii madaxweyne Xasan Sheekh khudbadii dhameeyay si toos ah u duray khudbadda uu…

            Read More

              Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Xalay Gaadhay Magaalada Ceerigaabo iyo Dareenadii ay ku soo Arkeen Magaalada Laascaanood DAAWO

              Ceerigaabo 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo ay Xubno ka Yihiin Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Taliyaha Ciidanka Asluubta Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku tegay Magaalada Laascaanood. Weftiga Gudoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali oo ay ka Mid ahaayeen Wasiirka Wasiirka Cadaalada Md Axmed Cadare, Xeel…

              Read More

                “Odayaasha gobolka Nugaal Marnaba Ma Ogolaanayaan in Wax loogu qaybiyo Hannaanka 4.5” {DHAGAYSO}

                Garowe 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Qaarkamid ah Odayaasha gobolka Nugaal ayaa  si cad u sheegay inay kasoo horjeedaan in wax lagu doorto Nidaamka 4.5,iyagoo sheegay inay shacabka Puntland isku raaceen in doorashada Soomaaliya lagu saleeyo habka deegaanka. Nabadoonada ayaa sheegay in 4.5 xiligaan laga gudbay islamarkaana aysan ahayn in dib loogu laabto,iyagoo xusay in dadka doortay habkaas…

                Read More

                  Mucaaridka Dalka Jabuuti Oo Si Weyn U Dhaliilay Murashaxnimada Madaxweyne Geelle DAAWO

                  London,17Dec,2015(QJ/SDN)-Mucaaridka dalka Djibouti kn soo horjeeda xukuumadda madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay aragtidooda ku saabsan is sharaxaad markii afraad ee Ismaaciil Cumar Geelle. Mahdi Ibraahin Good midowga xisbiyada USN xidhiidhka arimaha dibada  ayaa ka hadlay waxyaabaha ay doonayaan iyo dhaliilaha ay u hayaan Ismaaciil Cumar Geelle Madaxwaynaha dawlada Djibouti Ganacsade Cabdiraxmaan Boorre ayaa…

                  Read More

                    Gudoomiye Cirro oo Hargaysa Ku soo Laabtay Kana Warbixiyey Safarkiisii Itoobiya Iyo Booqashada X.Cabdi Waraabe oo Xannuunsanaya DAAWO

                    Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu dalka Itoobiya kaga qayb galay Xuska Maalinta qoomiyadaha Itoobiya Isla markaana ka hadlay Waxyaabihii ay isla soo qaadeen Madaxdii ay Kulamada ku Yeesheen Itoobiya oo ay ku Jiraan Safaarado reer…

                    Read More

                      Mucaaridka Iyo Muxaafidka Somaliland oo Dareen Isku Mid ah ka Bixiyey Hayaanka Iyo Himilada Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland DAAWO

                      Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):-Kulan Mudo Shan maalmood Magaaladda Hargeysa uga  socday wakiillada dalalka dibada u fadhiya Somaliland,Isla markaana Lagu falanqaynayay qorsheyaasha iyo himiladda siyaasadda Arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa si rasmi ah Maanta loo soo Gabo Gabeeyay, Kulankan ayaa Waxa uu Noqonaya Kii u Horeeyay ee Noociisa ah ee lagaga Tashado Siyaasada A.Dibada ee Somaliland.

                      Read More

                        La-Taliyihii Hore Ee Isu-Duwaha Qaramada Midoobay Oo Aragti Dhinac Ka Raran Ku Weeraray Somaliland Oo Uu Sheegay Inay Fursad Iska Lumisay

                        Hargeysa,16Dec,2015(QJ/SDN)-Dr Chris Jaeger oo sida uu sheegtay ahaan jiray la-taliyaha Isu-Duwaha Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Soomaaliya ayaa Isniintii maqaal ku daabacay mareegta tolerance.ca, kaas oo uu ku buunbuuninayo hannaanka liicliicaya ee Federaalka Soomaaliya isla markaana uu wax kaga sheegayo qaddiyadda Somaliland, isagoo Somaliland ku durey aragti dhinac ka raran oo siyaasadeed. Dr Jaeger wuxu…

                        Read More

                          Hooyo Hargaysa Ku Nool oo Dareen Naxdin leh kaga Warbixisay Sidii uu ku Helay Cudurka AIDS-ka Iyo Baaq ay Qurbejoogta u dirtay DAAWO.

                          Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Hooyadani Waxay ka mid tahay dadka La Nool Xannuunka Aids-ka waxay ku Sugan tahay Magaalada Hargaysa,Waxay ka Xaal warantay Sida ay nolosheedu tahay, Waxay Rajo xumo ka Muujisay qaabka ay bulshadu ula dhaqanto iyada iyo Ubadkeeda Waxay ku iimaan qabtaa qadarka helay. Waxaa kale oo ay Sheegtay in Dawlada Somaliland aanay…

                          Read More

                            Siyaasiyiin Puntland oo Dood adag ka Yeeshay Nooca Doorashada Somalia ee 2016 {DHAGAYSO}

                            Garowe 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Weli waxaa muran ka taagan yahay habka lagu salayno soo xulista Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo nidaamka habka deegaanka iyo 4.5 ay yihiin labada la isku mari la yahay ilaa iyo hadda. Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland isla markasna ka qayb galay doorashadii Puntland ee 2014 ayaa dood ka yeeshay doorashada 2016…

                            Read More

                              Wasaarad ku Guuldaraysatay Qabashada Rubuc dhamaadkii Tartanka Ciyaaraha Somaliland oo Hargaysa ku qabatay Kulan lagu Horumarinayo Ciyaaraha DAAWO

                              Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha ayaa Huteel Maansoor ku qabatay Kulan lagu Gorfaynayay Horumarinta Ciyaaraha iyo Dardar gelinta Ciyaaraha kala duwan ee dalka. Wasaarada Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha ayaan ilaa hada Ku Guulaysan qabashada Rubuc dhamaadkii Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo la filayay in 8 Xul ee ka soo baxay Is reebreebkii Ciyaarihii…

                              Read More

                                Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Kulan la Yeeshay Dhigiisa Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya DAAWO

                                Jig Jiga 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ee Jigjiga ayaa Kulan la Yeeshay Dhigiisa Baarlamanka Dawlada Deegaanka Itoobiya Maxamed Rashiid Isaaq. Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Itoobiya ayaa ka…

                                Read More

                                  Ujeedadda Socdaal Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre iyo Wefti uu Hogaaminayaa ku Tageen Magaaladda Berbera Iyo Duruufaha Wehelka la Ah Garsoorka Gobolka Saaxil DAAWO

                                  Berbera 15.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo ay Xubno ka Yihiin Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Taliyaha Ciidanka Asluubta Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku tegay Magaalada Berbera. Madaxda Garsoorka Gobolka Saaxil ayaa Weftiga u soo bandhigay Duruufaha ay ku Shaqeeyaan iyo Sida ay Yihiin Xarumaha Garsoorka…

                                  Read More

                                    Ururka Cadaalada iyo Sinaanta ee SIME oo baaq ka soo saarey shirka wada tashiga ee ka socda magalada Muqdishu

                                    Ururka Cadaalada iyo Sinaanta ee SIME oo baaq soo saarey ku wajahan shirka wada tashiga ee ka socda magalada muqdishu waxaanu u dhignaa baaqa uu ururku soo saarey sida tan 1)Ururka SIME marka hore waxuu aad usoo dhawaynayaa shirka ka socda magaalada muqdishu iyo shirkasta oo lagaga hadlayo xalinta khilaafaadka wakhtigoodu dheeradey 2)Ururka Cadaalada iyo…

                                    Read More