‘’Dadka Fidnada Soo Abaabulayaa Halkan Nalama Joogaan, Meel Kale Ayay Joogaan,.’’ Madaxweyne GEELLE Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Jibouti DAAWO

    Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horeysay maanta ka hadlay dhacdadii rabshada wadatay ee sababtay dhimashada  iyo dhaawaca fara baddan, isaga oo ku eedeeyey inay ka danbeeyeen dad dibada jooga. Dhacdadan foosha xun ee shalay ka dhacday Jabuuti ayaa la sheegay inay ku dhinteen 19-qof, halka tiro kalena ay ku dhaawacantay Halkan…

    Read More

      Dowladda Somaliland Oo Xil U Magacawday Nin Xaaskiisa Dilay Kadibna Gubay iyo Walaalkeed Oo Ballan Ku Qaaday Haddii Aan Xilka Laga Qaadin Inuu Dilayo Ninkaasi DAAWO

      Hargeysa,22Dec,015(QJ/SDN)-Rashiid Ciise Gaboobe, oo ah siyaasi ka tirsan xisbiga KULIMIYE laantiisa dalka UK ayaa ka hadlay sarkaal ay dowladda Somaliland dallacsiisay kaas oo uu sheegay in uu sarkaalkaasi dilay walaashii oo ninkaas xaaskiisa ahayd. Mudane Rashiid ayaa sheegay in haddii dowladda Somaliland ay muddo afar todobaad ah ninkaas xilka uga qaadi weydo uu dili doonno…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti oo Maanta ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay Magaalada Jabuuti

        Jabuuti,22Dec,2015(QJ/SDN)-War-saxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska RW dalka Jabuuti, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed ayaa looga hadlay rabshidihii ka dhashay shalay xaafadda Balbala ee magaalada Jabuuti. Qoraalka ayaa lagu xusay in rabshadihii shalay dhacay ay ahaayeen kuwo lagu doonayo in carqalad lagu geliyo ammaanka dalka Jabuuti, iyadoo lagu sheegay war-saxaafadeedka inay soo abaabuleen rabshadahaas kooxo xagjiriin ah oo…

        Read More

          Jabuuti: Qoonsigii Siyaaradda, Qalalaasihii Ka Dhashay, Qaracankii Rasaasta Iyo Qasaaraha Nafeed Ee Rabshadihii Shalay

          Doodda Mucaaradka Jabuuti Iyo Digniinta Xukuumadda Madaxweyne Geelle Jabuuti,22Dec,2015(QJ/SDN)-Rabshado dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa shalay ka dhacay caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti, kadib markii ay isku dhaceen dad rayid ah oo goob ku kulansanaa iyo ciidamadda amaanka oo la tacaalayay sidii dadkaa looga kaxayn lahaa goobtaa. Cumar Cilmi Khayre oo ka mid ah mucaaridka Jabuuti…

          Read More

            Halkee Ayuu Ku Danbeyn Doonnaa Khilaafka Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen?, Se Maxay Ku Heshiiyeen 2012kii

            Eng Faysal Oo U Muuqda Inuu Ka Baxay Heshiiskii 2012  Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Khilaafka kala irdheeyay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen ayaa wali tagaan, sida ay tibaaxeen xogo wargeyska Warsugan ka helay ilo ka ag dhaw hoggaanka xisbiga UCID ee khilaafku ka dhexeeyo. Axaddii dorraad waxaa kulan qado ah iskugu…

            Read More

              Jaaliyada Beelweynta Ciidagale ee UK oo baaq nabadeed ka soo saaray colaad uu wasiirka Arrimaha Gudduhu ka wado degaanka Sallaxley

              Bismillaahi Arramanirraxeem. Shacabka reer Somaliland ee nabadda jecel waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Ku: Axsaabta Qaranka Somaliland. Ku: Cidkasta oo daneenaysa nabada Iyo Horumarka Somaliland Ku:Ciidanaka qaranka Somaliland,Ciidanka bilayska qaranka Somaliland Og: Wasaarada Arrimaha Gudaha Ujeeddo:canbaarayn…

              Read More

                Isku Dhac Sababay Dhaawac iyo Dhimasho Oo Ka Dhacay JABUUTI, Mucaaridka iyo Xukuumadda Oo Isku Eedayay Masuuliyadda

                Jabuuti,21Dec,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imanaya caasimada dalka Jabouti, ee Jibouti, yaa sheegaya in dhowr qof ay ku dhinteen rabshado ka dhacay duleedka xaafadda Balbala., Xiisaddan ayaa lagu soo waramayaa in ay billaabantay subaxnimadii saaka xiligaasi oo dadweyne tiro badan ay isugu soo baxeen munaasabad Siyaaro ah oo sannad walba la qabto oo lagau xuso Sheekh Yoonis Muuse….

                Read More

                  Siyaasiyiin Qeyb Ka Ahaa Abuurkii Xisbiga UCID Oo Isu Abaabulaya In Ay Xilka Guddoomiyenimo Ee Xisbigaa Isu Soo Taagaan

                  Hargeysa Dec 21,2015(SDN/QJ)-Waxa soo ifbaxaya in qaar ka mida siyaasiyiintii asaaska ku lahaa Xisbiga UCID qaar ka mida ay haatan ka fiirsanayaan in ay isu sharaxaan xilka Guddoomiyaha UCID. Siyaasiyiintan oo ka gaabsaday in magacooda la shaaciyo ayaa sheegay in hadii xisbigu yeesho kulamo isqiimeyn ah ay isu taagi doonaan xilka Guddoomiyaha oo uu abid…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya Oo Socdaal Ku Gaadhay Magaalada Baladweyne iyo Ujeedada Socdaalkiisa SAWIRRO

                    Baladweyne,21Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka oo duhurnimadii maanta Beledweyne gaaray, ayaa durba billaabay kulamo kala duwan iyo wadda-tashiyo ay la yeelanayaan Siyaasiyiinta, Wax-garadka, odayaasha-dhaqanka, Haweenka iyo Qaybaha bulshada ee ku dhaqan gobolka Hiiraan. Xasan Sheekh ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/raxmaan Maxamed Xusseen [Odawaa],…

                    Read More

                      “Waa Nasiib Darro, Waana Gardarro in Puntland Oo Aynaan Wax Soohdimo Ah Lahayni Inay Soo Daandaansato Waxa Somaliland Gudaheeda Ka socda,.’’ Wasiirka Macdanta Somaliland

                      Hargeysa,21Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka hadlay doodaha deegaanada qaarkood ka keenaan arrimaha sahaminta shidaalka iyo macdanta ee Somaliland laga wado, waxana uu hoos u dhigay saluuga ka dhasha deegaanada hawlahaas laga bilaabay. Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale oo barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee Telefishanka Universal Tv ugu warramayey Ruug-caddaaga weyn…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Dhawaan Lagu Wado In Uu Gudo galo Olole Musharaxnimo Xilli Shalay Uun La Shaaciyey Heshiis Afgobaadsi Ahaa

                        Hargeysa Dec 21,2015 (SDN / QJ )- Iyada oo maalinimadii shalay uun ay madax-dhaqameed uu hogaaminayay Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ay shaaciyeen heshiis Beeleed laga gaaray khilaaf hareeyay musharaxnimada Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa soo baxaya in Guddoomiyaha Xisbiga UCID uu dhawaan uu shaacin doono safar olole musharaxnimo ah oo uu…

                        Read More

                        (DAAWO) Ciyaartii Tababarihii Chelsea Jose Mourinho Galaafatey.

                        London-Dec-20-2015 (SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa horyaalka Ingriiska oo kooxihii aad u maleyneysey inuu dhakhtar u qorey iney koobabka jeebka iskaga uruursadaan oo la waayey meel aay jaan iyo cidhib dhigeen,markii kooxihii lagu dhibco badsan jirey hogaanka u qabteen sida Leicester City oo hogaanka hadda u haysa. Haddaba ciyaartii dhexmartey Leicester iyo Chelsea…

                        Read More

                          Ardaa-jiifkii Madaxweyn -aha Killalka Shanaad, Duugistii Geela iyo Dareenkii Xoolo-dhaqatada DAAWO

                          Yoocaale 21.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Killalka Shanaad ee waddanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo Masuuliyiin Maamulkiisa ka tirsan, ayaa fuliyey tallaabo aad u farxad iyo cajab-gelisay Dadka Xoolo-dhaqata ah ee deegaanka Yoocaale, ka dib markii ay Reer-guuraaga Deegaankaas oo ay Riig-biyood u hirgeliyeen kula caweeyeen Ardaayada Xeryaha Xoolaha, isla markaana la seexdeen oo ay…

                          Read More

                            Xalkii Khilaafka Xisbiga UCID Oo La Beeleeyey Iyo Madax dhaqameed Ku Dhawaaqay inuu soo Idlaaday Khilaafkii Xisbigaas ka Dhex Oognaa + Gudoomiye Faysal Iyo Murashax Jamaal Oo Goobta Ka Maqnaa DAAWO

                            Hargeysa, 20 December, 2015-(SDN/QJ):-Kulan ay maanta isku yimaadeen Guddidii Dhexdhexaadinta khilaafka Xisbiga Ucid ayaa ka qabsoomay Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, shirkan oo ahaa mid lagu soo afjarayay khilaafkan soo kala dhex galay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali waraabe iyo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Jamaal Cali Xuseen. Xubnahan Madax dhaqameedka oo ka soo kala Jeeda Beesha…

                            Read More

                              Shil Baabuur oo Naxdin leh: Dhimashada 2 Dhallinyaro ah Iyo Dhaawaca Shan Kale oo Wax ka barta Jaamacadda Burco DAAWO

                              Burco 20.Dec 2015 (SDN/QJ):- Shil baabuur oo ka dhacay Magaalada Burco ayaa Waxaa ku Geeriyooday Laba Ruux Waxaana ku dhaawacmay Ilaa Shan Ruux oo kale . Gaadhiga Shilkan dhaliyey oo Noocisu Yahay Gaadiidka Bulshadu u Taqaano Dukhaanka ayaa Labada Xubnood ee Ku Geeriyooday Wuxuu Mid ka Mid ahi ahaa Ardayda Wax ka barata Jaamacada Burco.

                              Read More

                                Ruushka Oo Miinooyin Loo Eekaysiiyay Balanbaalis Ku Daadiyay Magaalooyin Ka Tirsan Dalka Suuriya

                                Albaab,20Dec,2015(QJ/SDN)-Dowladda Ruushka ayaa sare u qaadday weerarada ay ka gaysanayso dhulka Shaam, gaar ahaan Suuriya. Duqeymo 24-kii saacadood ee lasoo dhaafay ka dhacay Suuriya ayaa lagu dilay ku dhawaad 70 qof oo shacab ah, dhimashada ugu daran waxay ka dhacday magaalada Albaab iyo Tal-rafcad oo dhammaatood ka wada tirsan gobolka Xalab. Warar la baahiyey ayaa…

                                Read More