“Hubkani maxaa uu ahaa, xaguu ka yimi, xaguu ku socday, waa intee yaa loo waday, muxuu halkan u soo maray, ma inaga ayaa uu inoo socday Intaba Xukuumada laga Sugayaa” Xildhibaan Rayte

    Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali(Rayte) oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in madaxweyne Siilaanyo aanu diyaar u ahayn in uu dalka doorasho ka qabto, waxaana uu tilmaamay in madaxweyne Siilaanyo aanay islahayn hadalkiisa iyo ficilkiisa toona, isaga oo carabka ku dhuftay in xukuumada madaxweyne Siilaanyo aanay u diyaar…

    Read More

      Muxaadiro ku Saabsan Duruusta Caalamku ka Baran karo Somaliland oo Dr’s Edna Aadan u Jeedisay Arday Boqol dal ka Socotay

      Minnesota, 01 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Marwo Edna Adan Ismaaciil, ayaa sheegtay in wadamadda caalamku wax ka baran karaan dedaalada Somaliland oo ka tilmaamntay sida loola dagaalamay dhimashada Carruurta dhalata iyaga oo aan aqoonsi haysan, taasina ay tusaale u tahay kalsoonida shacabka Somaliland ku kasbadeen inay horumarkooda ka midho-dhaliyaan. Marwo Edna oo ka hadashay xaflada qalinjebinta…

      Read More

        “Xisbiyadda Mucaaridka Ahi Markay Yimaadaan Ha Soo Celiyan Kan iyo Calankiiba Laakiin Anagu Waanu Ka Guurnay” Xasan Maxamed Yuusuf DAAWO

        Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Somaliland ee Wasaarada Warfaafinta Xasan Maxamed Yuusuf Ayaa  Ka Hadlay Sababihii Keenay in la bedelo Astaantii hore ee Wararka Idaacada iyo Telefishanka qaranka ee la bedelay Kaas oo Shakhsiyaad ka Mid ah Xisbiyada Mucaaridku ay qaab Siyaasadaysan uga Hadleen. Agaasimahan ayaa hadalkan ka Jeediyay Kulan uu la qaatay…

        Read More

          Suldaanka Guud ee Beesha Deegaanka Bali Gubadle oo ka Hadlay Xuska 21 Guurada Maalintii ay Beeshiisu Hubka dhigtay oo maanta ku beegan talana u diray Suldaan Wabar iyo Xukuumada

          Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ka hadlay 21 Guurada ka soo wareegtay Markii Maanta oo Kale  Hubka Lag Dhigay Jab-hadihii Hubaysanaa ee loo Badalay Ciidanka Qaranka Somaliland. Waxa uu sheegay In Maalintani tahay Maalin Qiimo iyo Qaayo u leh Bulshada Somaliland oo ay ka Bad-baaday…

          Read More

            “Mas’uuliyada Kowaad ee Qaban qaabada Iyo Qabashada Doorashadu Waxa uu Saaran Yahay Xukuumada” Xog Waraysi Cali Sanyare

            Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) oo ahaa wasiirkii qorshaynta ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay xaaladda uu wadanku marayo iyo doorashooyinka Somaliland la filayo inay ka dhacaan. Md. Cali, oo u waramay weriye Cabdiqaadir oo ka tirsan shabakadda wararka ee qurbe-joog.com , ayaa waxa uu waraysigii u dhacay…

            Read More

              Dhallinyaradii ugu badnayd oo Labadii Habeen ee u danbeeyay Xabsiga lagu Guray,Xaalada Qaybo ka Mid ah Hargaysa oo Khaati ka Taagan Dhallinyaradaas

              Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Booliska Caasimada Hargeysa oo kaashanaya kuwa ka hortaga Rabshadaha iyo la dagaalanka Argagixisada, ayaa xabsiga u taxaabay  boqolaal dhalinyaro ah oo ka qayb-galay xaflad sanad-guuro ah oo ay Hudheelka Imperial, ku qabsatay mid ka mid ah kooxaha kubadda ee ka dhisan Gobolka Maroodi-jeex, taasoo la yidhaahdo FC Duufaan. Dhalinyarada la xidh-xidhay…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo Iyo Furitaanka 350 Guri oo loo dhisay Dadka Danyarta ee Caasimada Hargaysa Ku Nool DAAWO

                Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha oo ka qaybgalay xaflada furitaanka 350 Guri oo cusub looguna talogalay dadka danyarta ah ee degan qaybka mida caasimada Somaliland ee Hargeysa oo 8aad goobood laga soo raray loona qaybiyey 350 ka guri oo ay iskood u yeelan doonaan dadkaasi laga bilaabo maanta, sidoo kale waxa uu madaxweynuhu xadhiga ka…

                Read More

                  Madax dhaqameedka Gobolka Maroodijeex oo Xalaaleeyay Dhiiga Dhallinyarada Rabshadaha iyo Nabad Galyo Xumida ka sameeya Caaasimada DAAWO

                  Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Cuqaasha Gobolka Maroodi Jeex ayaa Shir ay Maanta isugu Yimaadeen isla markaana ay Goob Joog ka ahaayeen Madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Taliska Ciidanka Booliska ayaa Meel adag iska taagay Hab dhaqan fool xun oo ay caadaysteen in ka mid ah dhallinyarada caasimada oo Kooxo Kooxo isu raaca isla markaana sameeya…

                  Read More

                    “Anagu (Xukuumadda) cida wax kordhisa ma nihin, qolada doonaysana ma nihin,haday farsamadu qaloocato oo ay qabsoomi waydana Umadda ayaanu la mid nahay.”Wasiirka Duulista DAAWO

                    Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Waraysi Uuu kaga hadlay arrimo badan Siiyey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa Talafishanka Universaltv. ka boqo Qaar ka mida su’aalihii Wasiirka ka waydiiyey iyo Jawaabihii uu ka bixiyey Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi mar la waydiiyey wixii…

                    Read More

                      Ka daawo qurbe joog sheeko gaban oo ay idiin soo diyariyeen kooxda BULE STAR iyo Shabakada qurbejoog is badalka ku yimid qoysaska Somalida ee UK xiligan oo la Joojiyey Qaadka Daawasho Wacan

                      London1Feb15(SDN?QJ) shabakada wararka qurbejoog iyo kooxda Bule Star ayaa waxay idiin soo saari doonaa sheekooyin gaban oo ka tarjumaya bulshada ku dhaqan Uk xiligan oo laga joojiyeyey Qaadkii oo qoyaysas badan oo mudooyin kala maqanaa isku soo noqdeen isbadalka ku yimid mid sax san iyo mid khaldan halkan ka daawo qaybtii kowaad. Director & Edited…

                      Read More

                        Ma dhabaa in Dawladda Itoobiya Diidday soo-dhiibista Suldaan Wabar?

                        Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Warar ay faafiyeen warbaahin fadhigeedu yahay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, ayaa lagu sheegay in Dawladda Itoobiya ku gacan-saydhay codsi ay Somaliland ugu gudbisay inay ugu soo gacan-galiso Suldaan Abubar Wabar oo dhaq-dhaqaaqyo ammaanka Somaliland ka dhan ah ka wada xuduudka u dhexeeya labada waddan. War lagu daabacay Jariiradda Indian Ocean…

                        Read More

                          Hargaysa Garoomo Qaab Casri ah loo dhisay oo Hargaysa ku Soo Kordhay iyo Muuqaalkii u Danbeeyay DAAWO

                          Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Xaaji Cabdi Kariin Xuseen Cabdi Waraabe oo ay weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha ayaa ka qayb galay Furitaanka Laba Garoon oo hab casri ah loo dhisay kuwaas oo laga hirgaliyay Degmada Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa gaar ahaan…

                          Read More

                            Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Kala Diray Gudiddii Horumarinta Ciidagale, Xukuumaddana Ka Dalbaday In Ciddii Magaca Guddida ku Hadasha La Xidho

                            Hargeysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi oo Ay Weheliyaan Cuqaasha iyo madax dhaqameedka Ardaayada beelaha Ciidagale ayaa manta Magaalada Hargeysa Kaga Dhawaaqay Inuu kala diray Guddidii Horumarinta beelaha Ciidagale oo Muddo dhaafay. Suldaanku waxa uu sheegay in immika wixii ka dembeeya ay talada beeshu gacanta ugu…

                            Read More

                              “ Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Madaarka Cigaal wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay ” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

                              Hargeysa 01.Feb 2015  (SDN/QJ )- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  kormeer ku samaayey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ay Wehelinayeen Wasiiradda Wasaaradaha Duulista iyo Hawadda, Maaliyadda, Gaashaandhiga Xidhiidhka Golayaasha, Hawlaha guud iyo Xildhibaano ka tirsan Mudanayaasha…

                              Read More

                                Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Gobolka Sanaag DAAWO

                                Ceerigaabo 31.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Kormeer ku Maraya Deegaamo ka Tirsan Gobolka Sanaag ayaa Mashaariic kala duwan Xadhiga ka jaray . Wasiir Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Waxaa Kormeerkiisan ku Weheliya Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Isu duwayaasha Gobolada Somaliland ee Wasaaradda Caafimaadka.

                                Read More

                                  Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo maanta Kormeer Indho Indhayna Ku soo Maray Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal Eripot Ee Magaalada Hargeisa

                                  Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Madaarka Cigaal wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay ” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. Xukuumadduna ay kharash weyn bixisay, sadex bilood gudahood aanu ku tallo jirno in Garoonka…

                                  Read More