Daawo:Safiirka Talyaniga U Fadhiya Somalia iyo Somaliland Magaalada Nayrobi Oo Markii ugu Horaysay Soo Gaadhay Hargeisa Iyo Kulan La Filayo Maalinta Barito Ah la Yeesho Madaxwayne Siilanyo

    Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)wasiir ku xigeenka wasarada arimaha dibada somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay magalada hargeisa ku soo dhawweeyey safiirka talyaaniga u fadhiya nayrobi somaliland iyo somalia https://www.youtube.com/watch?v=izOL-DmCJdg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Tacsi ku socota Waeaabiyo Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde )

      Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waeaabiyo Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde ) oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa, Galabtana 30/01/2015 lagu Aasay Hargeysa. Waxanu Tacsidan u Dirayna Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Ururka Bacadlaha Waaheen oo Marxuumku ahaa Gudoomiyaha Ururka. Marxuumka oo Ka Mid Ahaa Aasaasataasha Suuqa…

      Read More

        Somaliland Oo jawaab Ka Bixisay Eedo Puntland Uga Yimi Oo La Xidhiidha Arrimaha Markab Hub Sida Oo Dekedda Berbera Ku Sugan

        Hargeysa:Jan,31,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka Bixisay Hadal shalay Maamulka Puntland ka sheegeen Markabka ku xidhan Dekedda Berbera oo shixnado hub ahi saaran yihiin, kaas oo maamulkaasi sheegay inay Somaliland si dhuumasho ah ula soo degtay. Wasiir-ku-xigeenka Amniga ee Somaliland Cali Maxamed Cilmi jawaabtaas Bixiyey, ayaa iska fogeeyey inay Somaliland wax lug ah ku leedahay soo…

        Read More

          Puntland Oo Fasiraad Diblomaasiyadda Ka Baxsan Ka Bixisay Shixnad Hub ah Oo Dekedda Berbera Kasoo Degtay

          Garowe:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Puntland ayaa Noqotay Maamulkii ugu horreeyey ee Jawaab ka Bixiya  Markab shixnad Hub ah siday oo dhawaan kusoo xidhay Dekedda Berbera, waxana ay  bixisay Fasiraad liddi ku ah Hanaanka Diblomaasiyadeed ee arrimaha Noocan oo kale ah looga Hadlo. Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Maxamuud (Aloore) ayaa isagoo gees ka dhaafay, isla-markaana iska indhotiray Habkii hubkasi…

          Read More

            Booliska Hargeysa Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah, Mid Kale Oo Dhaawacmay Iyo Dadweynaha Oo Gadooday

            Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka eeBooliska Caasimada Hargeysa, ayaa toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah, mid kalena dhaawac culus gaadhsiiyey gelinkii dambe ee shalay. Dhacdadan ayaa ka dhacay Gudaha Garoonka Kubadda Cagta ee Dugsiga Maxamuud Axmed Cali oo Dhallinyaradan Boolisku dhimashada iyo dhaawaca Gaadhsiiyeen kubad ku ciyaareen. Kolanyo Boolis ah oo isugu jirta, kuwa Saldhigyada jooga, RRU iyo…

            Read More

              General Jidhif Oo Soo Jeediyey In Ciidamada Qaranku La Wareegaan Hubka Saaran Markabka Dekedda Berbera Taagan

              Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay  Markab sida Shixnad hub ah oo dhawaan kusoo xidhay Dekedda Magaalada Berbera. General Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif waxa uu sheegay in hubkaasi ay haboon tahay in ciidada qaranku la wareegaan isagoo taasna ku sababaeeyey in la waayey ciddii iska…

              Read More

                Halkan ka dhegeyso Wareysi Taxane ah oo aan la yeelanay Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaliland Md Cali Sanyare (DHEGEYSO QEYBAHA 1, 2, 3,4,5,6)

                Geneva Jan 30,2015(SDN/QJ/ Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona dhawr todobaad todobaad.Kala soco qurbejoog.com wareysigan taxana  ah ayaad qeybtiisa…

                Read More

                  Mr.Silanyo, The Clock Is Ticking

                  In the Morning when I wake up with a broken heart, desperate and helpless. Trying to stand up with my tiny feeble legs. Dragging my tiny feet like a lame deer. My knees and elbows are aching due to Arthritis.  So that I could barely pick up my feet when walking.  My eyes lids drooped,…

                  Read More

                    “Haddii Mucaaridku Isla-meel Dhigiwaayaan Mawqif Midaysan, Maxaa La Yeelayaa Doorasho Ma Dhacayso 26-ka June,& Farqiga u dhexeeya Aragtida Mucaaridka” DAAWO

                    Hargeysa 29.Jan 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID sheegay inaanay jirin doorasho dalka ka dhacaysa 26-ka June 2015-ka.Xisbigu wuxuu dib u dhaca doorashada ku eedeeyay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyo Xukumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye. Shir Jaraa’id oo Xarunta Xisbiga ee Hargeysa ay ku qabteen  Musharaxa Madaxweyne xigeenka Cabdirashiid Xasan Mataan,Gudoomiye xigeenka Saddexaad Mujaahid Cali…

                    Read More

                      Berbera:- Kooxda Kormeerka Cunaqabataynta Hubka oo Booqday Markab Sida Shixnad Hub ah oo Lahaanshaheeda Weli la cadayn

                      Berbera 29.Jan 2015  (SDN/QJ)- Kooxda Kormeerka Cuna-qabataynta Hubka ee Qarammada Midoobay (UN Monitoring Group), ayaa la sheegay inay booqdeen markabka hubka sida ee ciidammada Jamhuuriyadda Somaliland ku qabteen Dekedda magaalada Berbera toddobaadkan. Ilo-wareedyo muhiim ah ayaa Jamhuuriya u sheegayshalay inkhubaro ka socda kooxda kormeerka hubka ee Qarammada Midoobay ay dekedda Berbera gaadheen maalintii Salaasada, isla…

                      Read More

                        Saadaal uu Baanka Adduunku ka Bixiyay Koboca Dhaqaale ee Somaliland iyo Wadamo kale oo iyana la sii odorosay

                        London 29 January, 2015 (SDN/QJ)- Warbixin Baanka Adduunku soo saaray ayaa lagu sheegay in dhaqaalaha adduunku samayn doono koboc gaadhaya 2.9% sannadkan 2015, sida ay xaqiijiyeen waaxda sirdoonka dhaqaalahu, shirkad la shaqeysa. Warbixintan oo soo baxday bishan January ayaa lagu sheegay in waddamo ay ka mid yihiin Somaliland gaadhi doonaan koboc dhaqaale sannadkan, isla markaana…

                        Read More

                          Nuxurka Qodobo Guurka lagu Fududaynayo,Lagu Wanaajinayo Barbaarinta Ubadka oo Hargaysa lagu Shaaciyay Iyo Qorshaha Xukuumada DAAWO

                          Hargeysa, 29 January, 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa sheegay in dawladdu tallaabo adag ka qaadayso dhallinyarada budhcada ah, waalidiinta iyo cuqaasha dabagasha marka ciidammada ammaanku gacanta ku dhigaan. Sheekh Khaliil oo khubad ka jeediyey xidhitaanka kulamo diini ah oo muddo 12 habeen ah ka socday masaajidka Cali Mataan ee…

                          Read More

                            Daawo:Dadwaynaha Degan Xaafada Masalaha Hargeisa Oo Madaxwaynaha Ugu Baaqay In Dhulka Danta Guud Lagu Tilmaamay U Celiyo Dadkii Lahaa

                            Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)dadka dega xaafada masalaha ee koonfurta magaldaha hargeisa ayaa xukuumda ugu baqay  inu bayamiyyay  inaanu dhulkasi ahayn dhul danguuda balse uu yahay  dhul ay dad gaari leeyihiin iyagoo xukuumada ugu baaqay in dhulkaasi dadkoodii laa celiyo https://www.youtube.com/watch?v=irqCnQ9lYko Hargeisa DDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

                            Read More

                              Somaliland oo Noqotay dalka 72 aad ee lagu qabto badhig faneedka loo yaaqan shakespear DAAWO

                              Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa noqotay dalkii 70-aad ee lagu soo bandhigayo riwaayadihii William Shakespeare oo ahaa gabyaagii U dhshay dalka Britain, iyadoo munaasabadda uu ka qayb gelayo safiirka Britain u fadhiya Somaliland iyo Somaliya Safiirka dawlada uk u fadhiya dalka itobia ayaa manta soo gaadhay magaalda hargeisa isagoo hogaaminayaa fanaanii abwaano ajaaniba iyagoo markiiba booqady…

                              Read More

                                Taliyaha Xilkiisa Gudanaya ee Sida Daacadnimada ah Amniga uga shaqaynaya xagxagshada iyo deelqaafka ha laga daayo:W. Qoray Ahmed farah muxumed

                                “Waxan ku odhan lahaa Xildhibaan Obsiiye tuduca caan baxay ee gabaygii Abwaan Salaan Carrabay “Waxba yaanu xoola i siin, xilana ii tarine, xaashe nin libin kaa xistiyay xumihi waa yaab”Hargeisa(……..)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sarreeye Guuto C/LAHI Fadal Iimaan, oo ka mid ah ragga ugu waaya aragnimada dheer leh dhinaca hawlaha ammaanka iyo shaqada ciidanka booliska,…

                                Read More