Somaliland oo daboolka ka qaaday inay Fulin doonto Gacan ku dhiiglayaasha ku Xukuman falalka Qisaasta ah
Hargeysa 06.Feb 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa cadaysay inay fulin doonto kiisaska dilka ah ee ay gacanta ku hayaan, iyadoo ku hanjabtay in sida ugu dhaqsaha badan loo bilaabi doono fulinta qisaaskaas. Wasiir ku xigeenka Amniga Cali Maxamed Cilmi ayaa mar uu ka hadlaayey Munaasibad loo qabtay Habeen hore saraakiil Boolis ah oo tababar dhamaystay sheegay…
