Wada-hadalladii Somalia Iyo Somaliland Oo Safka Hore Kasoo Galay Waxqabadka Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Toddobaadkii Tegey

    Muqdisho:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Sidii caadadu ahaydba waxa uuSii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, soo saaray Waxqabadka Xukuumada ee Toddobaadkii ina dhaafay, waxana Usbuucan Hadheeyey oo qoddobada lagu faaqadiay kamid ah Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalilia iyo waliba Tallaabadii Qaramada Midoobay Liiska Argagixisada kaga saartay Sheekh Maxamed Siciid Atomo ooh ore Shabaabka uga tirsanaan jirey. Arrimaha…

    Read More

      Xogo Xiiso Leh Oo Laga Helay Xubnihii Shalay Weeraray Xarunta AMISOM ee Xalane

      Muqdisho:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya Xogaha  laga helayo cidda ay ahaayeen Raggii shalay weerarka qorshaysan ku qaaday xarunta Xalane ee Ciidanka AMISOM Deggen yihiin, waxana xogahaasi Arrinta gondaha u geliyeen  Dawladda Federal-ka ah. Xogta aanu Hayno oo ah mid laga helay Dhinaca Ciidanka ammaanka Dawladda Federalka, ayaa sheegaysa in Tirada Kooxda Weerarka Geysatay ay ahaayeen 12-dagaal yahay…

      Read More

        “Dhibaatada ugu weyn ee Maanta somali haysataa waa taa madaxweynuhu u dhoof dhoofayo ee Djibouti u Tegayey ee ah Qolyahaa Somaliland iyo Umadda Soomaaliyeed” Cali Khaliif

        Muqdisho:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif  Galaydh oo sheegta Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, ayaa ka degay Magaalada Muqdisho, waxana uu sheegay in ujeeddada safarkiisu tahay sidii uu arrimaha Maamulkiisa ugu xidhi lahaa Dawladda Federalka ah ee jirta. Cali Khaliif oo haatan kasoo noqday Safarro uu kusoo marayey Dalal dibadda ah  si uu dadka Deegaanada Khaatumo kasoo jeedo ugu guubaabiyo inay…

        Read More

          “Beeshaydu Ma laha Wax Wargays ah Hal Websit ayay leedahay aniguna waan waayay dhaqaale aan ku bixiyo wargays” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

          Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Sheegay in Beeshiisu aanay Lahayn Wax Wargays ah Halka uu Sidoo kalena Xusay in Hal Mareeg oo Internet ah ay beesha uu ka dhashay leedahay taas oo uu tilmaamay inay Waayeen Warbaahin ay kaga fal celiyaan dacaayadaha laga faafiyo isla markaana uu awood dhaqaale…

          Read More

            MUCAARADNIMADU YEY BURBURIN JIRITAANKEENA SOMALINIMO !

            Mucaaradnimadu waa mid ka mida hababka wax lagu soxo inta badana waxaa sameeya qof ama kooxi diidio hab-howleed ama hab-siyaasadeed  jira. isagoo/iyagoo uga gol leh in sidaa si ka duwan wanaag horseedi karto hufnaan iyo cadaaladna lagu wada baraari karo. Somalidu wexey marin habaabiyaan hannaanka mucaaradnimada wexeyna inta badan ku qotomiyaan ujeedooyin ciriira, dano gaara…

            Read More

              Daawo:Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Maanta Shirwaynahoodii 5aad Ku soo Doortay Gudoomiye Ku Xigeen Iyo Xoghaye Guud Iyadoo Doorashadai Hore Loo Soo Qorsheeyey

              Hargeisa Dec/25/2014(SDN/QJ)Daawo ururka suxuf oo maanta shirwaynihii iuga furmay  hutell  anbsitor  lagu soo doortay  gudoomiye  cusub gudoomiye ku xigeen xaghaye  iyo boodh  iyadoo doorashadasi  ay  u dhacday  qaab  hore loo soo diyaariyey  ayaa qaar ka mida suxufiyiinti joogtay  dagaal ku dhexmaray https://www.youtube.com/watch?v=uwhuvymHBDo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Ururka Solja oo Doortay Hogaan Cusub iyo Gudoomiyahoodii Hore oo ka Hadlay Khilaafkii Hogaankooda soo kala dhex galay {DHAGAYSO}

                Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Shirweynihii 5aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Maanta lagu qabtay Huteelka Ambassador Magaalada Hargaysa kaas oo lagu doortay Hogaanka Cusub ee Ururkaasi hogaaminaya Mudada 3 Sanno ee Soo Socda. Gudoomiyihii Hore ee Ururka Solja Xasan Maxamed Yuusuf ayaa ka sheekeeyay Marxaladihii Ururku soo maray iyo Khilaafka soo kala dhex galay…

                Read More

                  Daawo:Mujaahid Cali Guray Taanu Ku Aaminay Ingiriis Turki Iyo Dadan Isku Dhaqan Ahayn Ku aamini Waayimayno Ismaciil Cumar Geele Isagaa Intaba Naga Xiga

                  Hargeisa Dec/25/2014(SDN/QJ)Mujaahid Cali Guray ayaa ad uga hadlay wadahaladii somaliland iyo somalia ku yeesheen dalka jabuuti  isaga oo madaxwaynaha somaliland ku dhaliilay  qaabka wada hadalada  aan looga qayb galin xisbiyada mucaridka https://www.youtube.com/watch?v=7PiRm6VBbmw Hargeisa SDN/QJ Concat2Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn U Sameeyey Taagerayal badan Ka Soo Jeeda Deeganada Maxamed Mooge Maxamuud Haybe Iyo salaxlay

                    Hargeisa Dec/12/2014(SDN/QJ)Xisbiga wadani ayaa maanta soo dhawayn balaadhan u sameyey taagerayal mug leh  oo ka soo jeda degmooyinka maxamed mooge maxamuud haybe  iyo salaxlay  iyadoo gudoomiyuh  uu xafladasi kala soo qayb  galay  waxa kale oo uu gudoomiuyuh ka hadlay  shaqaaqo  ka dhacday gobalka soo oo laba belod oo wll ku dhex martay https://www.youtube.com/watch?v=SZ-TKO-rAiI hargeisa SDN/QJ…

                    Read More

                      Wadahadallada Soomaaliya iyo Soomaalilaand: Dhab mise Dheeldheel?

                      Waxaa hubaal ah in waddani kastoo Soomaaliyeed, meeluu joogo iyo qabiil uu yahayba, uu u hammuun qabo midnima Soomaaliyeed si ay ummadda Soomaaliyeed u noqoto mid ka badabaadi karta gumeysi iyo caga jugleyn, aayeheeda fogna uga tashan karto. Taas ayaana keeneysa in loo dhegtaago wadahadalla dhex mara Soomaaliya iyo Soomaalilaand. Haddaba waxaa innala gudboon, iyadoo aynu wada ogsoonnahay xaajada…

                      Read More

                        Maxkamad Ingiriis ah oo Musuq Maasuq ku Heshay Shirkadii Daabacday Waraaqihii Codbixinta Doorashadii Deegaanka ee Somaliland, Kenya Iyo Mauritinia

                        London 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taala magaalada London ee dalka Britain, ayaa falal musuq-maasuq ku heshay saraakiil iyo shaqaale ka tirsan Shirkadda Smith & Ouzman Ltd oo lagu eedeeyey inay lacago laaluush ah ku bixiyeen qandaraasyo ganacsi oo dhexmaray waddamo Somaliland ka mid tahay oo ku yaala qaaradda Afrika. Shirkadda Smith & Ouzman oo…

                        Read More

                          Abwaan Aadan Tarabi Jaamac iyo Maanso Cusub oo Isku Hilan lagu Magacaabo Soo bandhigida Riyooyinka Beenoobay ee Xukuumada Siilaanyo DAAWO

                          Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)-  Abwaan Aadan Tarabi Oo ka Mid ah Hal abuurada Caanka ah ee Somaliland ayaa Soo bandhigay Maanso uu ugu Magac daray Isku Hilan taas oo ka Hadlayasa Wacyiga KaTaagan Somaliland . Abwaan Aadan Tarabi Maansadiisan Waxay u Maansadiisa oo u badan awaale waran uu inoogu soo bandhigayaa Rajooyin uu ka filayay…

                          Read More

                            Shuruud adag oo Dawlada Imaaraadku ku Xidhay Xoolaha uga Taga Somalia

                            Dubai 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda deegaana iyo biyaha ee dalka isu-tagga Carabta ayaa soo saartay sharci cusub oo hadda kadib lagu dabbaqayo xoolaha dalkeeda ka soo gala dalalka Koonfur Afrika, Itoobiya, Soomaaliya, Giriigga, Ustaraaliya, iyo Talyaaniga. War lagu baahiyey degelka The National oo laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa lagu sheegay in dalka Imaaraadku uu hadda…

                            Read More

                              Shirweynihii Ururka Solja oo Beri Qabsoomaya iyo Kala Qaybsanaan Mar kale ku timid Hogaanka Ururka DAAWO

                              Hargaysa 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maalinta Beri oo Khamiis ah lagu wadaa inuu qabsoomo Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Hasa Yeeshee Waxaa Markiiba Bilaabmay Kala qaybsanaan ku timid hogaanka Sare ee Ururka . Garabka Diidan Shirweynahan ayaa ku doodaya in Xukuumadu ay Soo faro gelisay Ururka Mihnadlayaasha Saxaafada ee Solja isla markaana ay rabto…

                              Read More

                                Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomalia Ayaa Maanta Cod Aqlabiyada Ku Meel mariyey Raysalwasaraha Cusub Ee Dawlada Federaalka Ah

                                Muqdisho Dec/24/2014(SDN/QJ)Baarlamaanka dawlada federalka ah  ee somalia ayaa maanta fadhi ay ku yeeshen aqaka umada waxay cod aqlabiyada ku  meel mariyeen raysalwasaaraha cusubee dawlada federalka somalia iyadoo uu fadhiga shir gudoominaayey gudoomiyaha baarlamanka somalia prf maxamed sheekh cisman jawaari  iyadoo ay fadhigaasi ka soo xaadiren  224 xildhiban  iyadoo kalsoonida  ansixinta siiyen 218 xildhibaan halka afar…

                                Read More