Magaalooyinka Berbera Somaliland iyo Bristol Uk oo la Mataaneeyay iyo Dareenka Maamulka Golaha Deegaanka Berbera DAAWO

    Berbera 23.Dec 2014 (SDN/QJ)-  Golaha deegaanka Magaalada Berbera ayaa bogaadiyay Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, gaar ahaan cidii ka hawlgashay sidii loo mataaneyn lahaa Magaalooyinka Berbera iyo Bristol ee cariga Ingiriiska. Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) oo ay wejigiisa ka muuqatay farxad aad u baddan ayaa bogaadiyay…

    Read More

      Wasiirada Waxbarashada oo Abaabushay Maamulada Waxbarashada Heer Gobol si ay Uga Difaacaan Warbixin Musuq Maasuq oo Dul Hoganaysa DAAWO

      Berbera 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyada Somaliland Sh,Khaliil C.laahi Axmed oo Kormeer Shaqo ku Jooga Magaalada Berbera ayaa Kulan la Yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada ee Gobolka Saaxil. Dhanka Kale Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada ee Heer Gobol ayaa ka Gubtay Warbixin Hiil u ahayd oo Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka ee…

      Read More

        Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Taageeray Murashaxnimada Muuse Biixi ee Madaxweyne Siilaanyo Dabadii

        Hargeysa 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa taageeray, soona dhaweeyey go’aankii dhawaan guddiga horumarinta ee shirkii Hoodaale iyo salaadiinta beesha Sacad Muuse murrashaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga KULMIYE kadib Madaxweyne Siilaanyo ugu xuleen Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, kuna reebeen wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda oo hore u shaaciyey…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo iyo Fal Celintiisa Dareenada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia Muuqaal Dhamaystiran DAAWO

          Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ee kaga qayb galay dalka Jabuuti wada hada hadallada dhex dalalka Somaliland iyo Soomaaliya,ayaa maanta dalka ku soo noqday. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayay ayaa Lagu soo dhaweeyay Madaarkaa Haargeysa “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay aniga iyo weftigaygu inaanu dalka…

          Read More

            Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Dhawaan Ku Biiray Xisbiga Wadani

            Hargeisa Dec/22/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga WADDANI ayaa magacaabay xilal cusub oo xisbiga WADDANi dhexdiisa ah waxanay  kala yihiin sidan :- 1.Md. Cali Cilmi Geelle waxa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga Md. Cali Axmed Cabdi (Cali cantar) waxaa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga Md. Maxamed Xasan Dirir, xoghayihi…

            Read More

              Daawo:Madaxwaynaha Oo Markii Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradah Cigaal Eripot Ka Warbixiyey Qodobadii Ay KU Soo Heshiiyen Madaxda Somalia(Sawiro)

              Hargeisa 22/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamuud (Siilanyo) Ayaa Goor Dhawayd Ka Soo degay goroonka diyaaradaha calaamiya cigaal eripat ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti uu hogaaminayo  iyago ka soo kicitimay xagaa iyo Djabuuti oo uu maalintii shalay ahayd ay kulan ku yeeshen madaxwaynaa dalka somalia oo ay sii anbo qaaden wada hadaladi somaliland iyo somalia…

              Read More

                Tvga Kalsan ee xaruuntiisu tahay London oo Wariye Raxma Koos Jamac shaqadii uga joojiyey Arin siyaasadeed halkan ka daawo waraysigii sababay

                London22Dec14(SDN/QJ) waxa dhawaan hawada ka baxay Tvyo afka soomaliga qaar ka mida oo ka hawl gala xarunta london taas oo ay keentay dhaqaale xumo xaga tvyada iyo maamulka .taas oo shaqaale tiro badan oo sida kale ku shaqayn jiray mushar laan ayaa waxa tvyadii soo galay in ay soo diyariyaan baraamijyo xaga siiyaasada taas oo…

                Read More

                  Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilanyo)Ayaa Goor Dhawayd Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isaga Iyo wafti Uu Hogaaminayo Oo Wadahadalo Uga Socday Madaxwaynaha Somalia Mudo Labo Casho Ah

                  Hargeisa 22/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamuud (Siilanyo) Ayaa Goor Dhawayd Ka Soo degay goroonka diyaaradaha calaamiya cigaal eripat ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti uu hogaaminayo  iyago ka soo kicitimay xagaa iyo Djabuuti oo uu maalintii shalay ahayd ay kulan ku yeeshen madaxwaynaa dalka somalia oo ay sii anbo qaaden wada hadaladi somaliland iyo somalia…

                  Read More

                    Wasiir Samaale Oo Jawaab Ka Bixiyey Dhawaaqii Beeshiisa Ee Musharraxnimada Muuse Biixi, Suldaankiisa Guudna Farriin u Diray

                    Hargeysa:Dec,22,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Jawaab ka Bixiyey Shirar Waxgaradka Beeshiisu dhawaan ku shaaciyeen In Musharraxnimada Beesha Dhexdeeda looga Hadhay Muj. Muuse Biixi Cabdi ooDoonaya inuu Doorashooyinka Kuwa sanadkan la qaban doono ka dambeeya isu soo taago. Wasiir Samaale ayaa sidoo kale ku Nuux Nuuxsaday Aragtida uu ka qabo Tallaabada Xubno Guddida…

                    Read More

                      Tayaynta iyo kaabidda Dhallinta (Youth_Empowering)

                      Qormadaan kooban waxaan adeegsadey habka qodobaynta si aan usoo dhoweeyo dareenka akhristaha ayna u fududaato fahamka qormadu. Waana qodoba marna is dhamaystiraya marna midba meel gaara xoojinayo. 1. Dhallinyarta sida xad dhaafka uga soo qulqulaya magaalooyinka waaweyn ee Somalia kana soo falaagoobaya nolosha baadiayaha (Youth Rural-to-Urban migrants) wexey laba jibaarayaan culayska shaqa la’aanta iyo tahriibta…

                      Read More

                        Madaxweyne Axmed Silaanyo waxa uu guul la taaban karo ka soo hooyoy shirkii Djibouti maanta lagu soo afmeeray

                        Waa marka hore e waxa uu Madaxweyne Silanyo si xeeldheeri leh ugu guuleystay in wadahadaladda lagu soo daro guddi khuburo ah oo dhinaca sharciga caalamiga ah ku xeeldheer (International Legal Expertise), isla markaana wadamada jaarka iyo cidii kale ee daneyneysa ama looga maarmi waayo wadahadaladda waa uu ku guuleystey in laga soo qayb-galiyo. Guusha Labaad…

                        Read More

                          Daawo:Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Oo Saaka Si Adag Uga Jawaabay Liiski Musqmaasuq Ee Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiladu Ku Heleen

                          Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Masuuliyiinta hanti dhawraha guud  ayaa maanta ka hadlay liiskii shalay guddida daba galka  hantida qaranka ee golaha wakilada somaliland iyagoo musuqmassuqasi  u sameyey qiilal badan ayaa ayaa waxa ay si adag uga so hor jesten liskasi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Waran Cade Oo Ka Hadlay Xaalada Gobalka Awdal Isagoo Baaq Nabaded U diray Suldaan Wabar Sidoo Kalena Taageray Baaqi Saladinta Awdal

                            Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Wasirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta ka hadlay xaalada amaan ee gobalka awdal isagoo wasiirku ka hadlay arinta goosashada suldan wabar iyo koxda buuraha la gashay https://www.youtube.com/watch?v=LJC_4o4G6dk&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              “Walaalkay xasan sheikh Maxamuud, waftigiisa iyo Dawladdiisa aad iyo Aad Baanu usoo dhaweynayanayaa, waxana ugu mahadnaqaynaa wada-hadalka” Madaxweyne Siilaanyo.

                              Djibouti:Dec,21,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka Hadlay Aragtidiisa ku Aadan Qoddobada kasoo baxay Kulankii uu la qaatay Dhiggiisa Somalia, waxana uu tilmaamay inuu soo dhaweynayo Qoddobadaas. Madaxweynaha oo ka Hadlay isla-madashii heshiiskan lagu kala saxeexday, ayaa tilmaamay inuu la dhacsan yahay Qaabka ay wax u dhaceen, isagoo  farta ku fiiqay Macaamiil iyo Isfahan soo jireen ah oo…

                              Read More

                                Qodobada Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Somaliland Qalinka ku wada duugeen,Sawirada Dareenkii Madasha DAAWO

                                Jabuuti 21.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo uu Goor dhawayd u soo dhamaaday Wada Xaajood laba Geesood ah oo shalay uga furmay Magaalada Jabuuti ayaa Qallinka ku duugay War murtiyeed dhawr qob xambaarsan . Shirkan oo uu fududeeyay madaxweynaha Djibouti ayaa labada dhinac waxa ka soo saareen war-saxaafadeed ka kooban 6 qodob.

                                Read More

                                  Daawo:Wasiirka Waxbarashada Oo Dhinac Iskaga Duday Liiskii Musuqmaasuqe Gudida Dabagalka Hantida Qarankee Golaha Wakiladu Ku Soo Helen

                                  Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka waxbarashada somaliland samsam cabdi aadan ayaa maanta dhinac iskaga duday eedihi musmaasuq wee shalay gudoomiyha gudida dhaqaalaha iyo daba galka hantida qaranku ka hor jeediyey golaha wakilada isagoo ku soo daray wsarada waxbarashada liiska yaahadaha musuqmaasuq hadheeyey https://www.youtube.com/watch?v=-s6LD7akp1s Hargeisa SDN/QJ Concat2Somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    Akhri War-murtiyeed Aan Shishlayn Oo Laga Soo Saaray Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somalia Uga Socday Dalka Djibouti Oo Lasoo Gunaanaday

                                    Djibouti:Dec,21,2014(SDN/QJ)-Wada-hadalladii shalay Somaliland iyo Somalia uga furmay Dalka Djibouti ayaa lasoo gunaanaday, waxana laga soo saaray Qoddobo dhawr ah oo labada dhinac si wada jir ah qalinka ugu wada Duugeen. Labada dhinac, ayaa maanta Magaalada Djibouti iskula meel dhigay Qoddobo aan waxba ka buurnayn kuwii hore loogu saxeexan jirey Shirarkii  ay hore u yeelan jireen,…

                                    Read More