Akhri Magaca Sarkaalkii Diyaaradaha Maraykanku Xalay Badhtilmaameedsadeen Oo La Shaaciyey

    Muqdisho:Dec,30,2014(SDN/QJ)-War hordhac ah oo  kasoo baxay Xukuumadda Somalia, ayaa lagu  shaaciyey Magaca Sarkaalkii kooxda Al-shabaab ka tirsanaa ee Habeenkii xalay Diyaaradaha Maraykanku ku Badhtilmaameedsadeen Deegaanka Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe. War-saxaafadeed waxyar ka hor laga soo saaray Xarunta Hay’adda Nabadsugidda Somalia ayaa lagu shaaciyey in Hawlgalkaas lagu dilay Sarkaal Magaciisa lagu sheegay Cabdishakuur, loona yaqaanay…

    Read More

      Xoghayihii Solja Marxuun Maxamed Rashiid Muxumed Faarax oo Si Balaadhan Maanta Hargaysa loogu Aasay DAAWO

      Hargaysa 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u Naxariistee Waxaa Maanta si balaadhan loogu aasay Xabaalaha Xeedho Xoghayihii hore ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Marxuun Maxamed Rashiid Muxumed Faarax. Aaska Marxuun Maxamed Rashiid Muxumed Faarax ilaahay Naxariistiisa Janno ha ugu Deeqee Waxaa ka qayb galay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Socday Xukuumada,Golayaasha Qaranka,Xisbiyada Siyaasada,Bah’da Saxaafada ee…

      Read More

        Dalada Sonyo oo Laba Gudoomiye Maanta ku kala doortay Caasimada Hargaysa iyo Doorka Faragelinta Xukuumada DAAWO

        Hargaysa 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dallada ururrada dhalinyarada somaliland ee Sonyo ayaa doortay Guddoomiyaha cusub ee Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO,waxaana cod gacan taag ku doortay 74 Xubnood oo ka mida Ergooyinkii ka kala yimid gobollada dalka oo dhan. Waxa codaynaayey 124 Xubnood oo Ergooyin ah oo kala yimid gobollada dalka dhammaantood, waxa halkan fadhiya 74…

        Read More

          MA KUFSIGAAAN CAFINAA MASE DHARBAAXADA ?.

          Sida sooyaalka ku dhigan asal ahaan Soomaalidu waa bulsha karaamayya haweenka sharafana dumarkooda, ku xad udubkoodana waxaa ka dhalan jirey dagaalo sokeeye oo dhiig badani ku daato sababtuna tahay qoyska gabadhooda la fara xumeeyo ama dhib gurracan loo geystaa wexey ka xigeen dhiigooda. Dhaqankaasi wuxuu noqday mid ilaa hadda layska dhaxlo, lana aaminsanyahay in murwada…

          Read More

            Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga UCID oo Tacsi Udiraya Geeridii Naxdinta Lahayd ee Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed

            Hargeysa Dec 30,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa tacsi tiiraanyo xanbaarsan u diray bulshada reer Somaliland geeridii naxdinta laheyd ee ku timi xoghayihii hore ee ururka suxuufiyiinta ee SOLJA Marxuum Maxamed Rashiid Muxumad, sidaana waxa lagu yiri warsaxafadeed uu soo saaray Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Md Abdiqani Ibrahim Salaf Kaptanka. Maxamed Rashiid…

            Read More

              Qof Qaba EBOLA Oo Lagu Arkay Britain Iyo Baadhitaan Loogu Jiro Dadkii Xidhiidhku Dhexmaray

              Glascow:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo noqotay Galbeedka Qaaradda Afrika, ayaa laga Helay Vurus-ka Ebola, waxana lagu daaweynayaan Cisbitaal ku Yaaalla magaalada Glascow, iyadoo la karantiimeeyey. Haweenaydan Kalkaalisada ah, ayaa Habeennimadii Axaddii kasoo degtay Garoonka Heathrow Airport, waxana Haatan lagu hayaa Cisbitaalka Gartnavel oo ku Yaalla Glascow. Waxa la raadinayaa cidkasta oo loo filayey inay haweenayan  xidhiidh…

              Read More

                Faahfaahinta Weerarkii Diyaaradaha Maraykanku Ku Qaadeen Gudaha Somalia Iyo Jawaabta Wasaaradda Arrimaha Dibadda

                Washington:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Maraykanka, ayaa qiratay inay Diyaaradaheedu weerar ku qaadeen Gudaha Dalka Somalia oo lagu tuhunsan yahay Hoggaamiyayaal sarsare oo ka tirsan Xoogagga Al-shabaab. Wasaaradda Difaaca Maraykanka, ayaa arrintan qiratay inay dhacday Shalay Isniintii, waxana ay intaas ku dareen in Badhtilmaameedku ahaa Saraashiil Al-shabaab ka Tirsan oo aan si gaar ah loo magacaabin. Weerarkan, ayaa…

                Read More

                  Filashada Isku Shaandhayn Bilowga Sannadka Cusub ,Mas’uuliyiinta loo Sadqayn doono Tabashada Reer Awdal Iyo Kulaylka Mudo Kordhinta

                  Hargeysa, 30 Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo xukuumaddiisa waqtigan ay la deris yihiin caqabada badan oo siyaasadeed, ayaa la filayaa inuu ku talaabsado dhawaan isku shaandhayn iyo wax ka bedel uu ku sameeyo golihiisa. Ma jiraan warar madax banaan oo ka soo yeedhay madaxtooyada, balse siday wargeyska Ogaal u…

                  Read More

                    Khilaafkii ugu Weynaa oo Gilgilay Shirweynihii 7aad ee Dalada Sonyo+Hakad ku Yimid Shirweynihii Garabyo Shirar qabsaday Iyo Xalka oo Meel dhexe Heehaabaya DAAWO

                    Hargaysa 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dalada Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa Khilaafkii ugu Xumaa uu soo Kala dhex galay Waxaa Hakad galay Shirweynahoodii 7aad oo Ku Mudaysnaa inuu Soo Xidhmo 28 Bishan Kadib Markii la isku Maandhaafay Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Dalada Sonyo ee labada Sanno ee Soo Socda . Kulankii Doraad ayaa si weyn looga dareemayay…

                    Read More

                      Badhasaabka Berbera oo Bad galay kadib Markuu Berbera u Diiday Golihii Wakiilada iyo Waxa uu isku difaacay

                      Berbera 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa jawaab ka bixiyey eedayn ay u jeediyeen Guddi-hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka iyo Daba-galka Musuq-maasuq ee Golaha Wakiilllada oo sheegay in guddoomiyuhu gobolkaas ka horjoogsaday inay foodda geliyaan. Eedaynta Guddigu u jeedisay Badhasaabka gobolka Saaxil, ayaa ka dambaysay ka dib markii Guddigani oo socdaallo ugu…

                      Read More

                        Muqdisho “Hooyo Umushay Afar Hablood Oo Mataanno Ah” iyo Baaq loo diray Bulshada Somaliyeed

                        Muqdisho, 30 Dec 2014 (Ogaal)-Hooyo Soomaaliyeed oo umushay afar gabdhood oo mataano ah, mid ka mid ahna ay saaka geeriyootay ayaa ka dalbaday caalamka kaalmo, iyadoo inta ka nool caruurtan haatan lagu hayo qalabka ilmaha lagu xannaaneeyo, sababo la xidhiidha korriimo dheeraad ah oo ay u baahan yihiin. Faadumo Xasan Maxamed oo ah gabadh dhallinyaro…

                        Read More

                          Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada iyo Wasiirka Waxbarashada oo Isku Muruxsaday DAAWO

                          Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta hortagtay gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada JSL. Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Maalmihii u danbeeyayba ku Hawlanayd Olole ka dhan ah Warbixin eedo Musuq Maasuq oo ay Gudidani soo bandhigeen kuwaas oo macne ahaan xambaarsanaa in Wasaaraddaha…

                          Read More

                            Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland Mustafe Sh. Cumar

                            Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya loo qaaday Jimcihii 26-kii Bisha December, ka dib markii Khamiistii ka horaysay dhaawac culusi ka soo gaadhay Shil Baabuur  oo ka…

                            Read More

                              “Aniga waligay warwar baa iga hayey, taladuna waa halla maro sunihii aanu mari jirney ee madaxweyne Rayaale mari jirey”Gud. Faysal Cali Waraabe.

                              Hargeysa:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay arimo ay kamid yihiin hannaanka  xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u gashay Wada-hadalladii ay la lahayd Somalia iyo waliba xaaladda siyaasadeed eek a taagan Gobollada Galbeedka Somaliland. Guddoomiye Faysal oo la Hadlay BBC-da, ayaa sheegay in xukuumada looga Baahan yahay inay dhegaha u furto Talooyinka ka imanaya…

                              Read More

                                Cabsi Iyo Warar Laga Qabo In Sirdoonka Ethiopia iyo Kenya Ee Gudaha Somalia Ku Sugani Xoog Kula Wareegaan Sakariye Ismaaciil

                                Ceel Waaq:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Waxa Soo Baxaya Cabsi xooggan oo laga qabo in Ciidamada Kenya iyo Ethiopia ee Gudaha Somalia ku sugani ay si  awood ah kula wareegaan Madaxii Sirdoonka Al-shabab oo dhawaan Gacanta Ciidanka Dawladda Soo Galay. Ibraahim Guuleed, oo ah Gudoomiyaha Degmada Ceel-Waaq ayaa Qaar kamid ah Warbaahinta u sheegay shalay isniintii  Sirdoonka Kenya & Ethiopia…

                                Read More

                                  Falaqeynta shirkii Jabuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya iyo Aqoonayahanada Maxamed Haruun iyo Maxamed Xaaji, ka bogo

                                  Waxa dhawaan boga Facebook ee aqoonyahanada Maxamed Haruun iyo Maxamed Xaaji Maxamuud la isku weydaarsada tafsiir aqoon ku saleysan oo ay garwadeen ka ahaayeen labada aqoon yahayn isla markaana ay bulshadu u garnaqeysay. Dooda ayaa ku saabasaneyd wadahadaldii dhawaanta ku dhexmaray madaxda Somaliland iyo Soomaaliya dalka Jabuuti, iyadoo kulamadii dabadood ay labada madaxweyne ee labada…

                                  Read More

                                    Xukuumada Siilaanyo ee ishuwan waxay shacabka badey waa ka sii daran waxay bartey

                                    Xukuumadan talada haysa waxaa adhaxda ka jebiyey musuq-maasuq cunsuriyadeysan oo xidideystay oo xadhkihii goostey waxaana madaxdeeda qaarkood lagu suntey qaar aan laheyn aragti siyaasadeed oo mideysan kuwaas oo iyagu aheyn isbedel-doon ama hadaf-doon laakiin ku caan baxay is-nuug iyo khiyaamo qaran. Xukuumadani marna  lama ay iman hami, hindise iyo hal-abuur wax-qabad oo buuran oo ay shaqooyin ugu abuurto 30-ka kun…

                                    Read More

                                      Caddaalada UCID waa sidda cadceedaa, dacaayado riqiis ahna xisbiga waxba udhimi mayso

                                      Salaan sare waxaan hawada u marinayaa saxaafada Somaliland. Waxaan jeclaystay inaan jawaab yar oo kooban uga celinyo shaqsiyaadka caadeystay (gaar ahaan qof qarannews ku soo qorey been aan jirin) inay warar iyo dacaayado riqiiska oo aan jirin kolba xisbiga Cadaalada iyo Dalyeelka UCID ka qoraan, iyaga oo adeegsanaaya mareegaha ama Websites-ka larabay inay iska hubiyaan…

                                      Read More