Akhriso oo ka bogo xeerka Saxaafada Somaliland ee Md Cukuse warbaahinta ugu hanjebay
Hargeysa Oct 05,2014(SDN/QJ)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Daahir Cukuse ayaa shalay shaaciyay in saxaafada Somaliland haatan wixii ka danbeeya lagu maamuli doono xeer ay Gollaha Wakiilada Somaliland ay ansixiyeen sanadii 2004tii isla markaana ay direegto ku dhaqangeliyeen madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Madaxweyne Daahir Reyaale. Hadaba xeerkan oo sababo dhawr ah u taabo gelin ayaa sidaan…
