Maamulka Gobolka Xaysimo oo Gaadhay Magaalada Taleex Xili ay Dilal ka Jiraan Daawo

    Taleex 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo oo dhowaan gaadhay Magaalada Taleex ayaa Shalay Waxa uu kulamo kala duwan la yeeshay waxgaradka iyo qaybaha bulshada ee Gobolkaasi. Gobolka Xaysimo oo Xarun ay u tahay Magaalada Faca Weyn ee Taleex isla markaana ah Gobolkii u danbeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay ayaa Waxaa ka dhacay Todobaadyadii…

    Read More

      Xubnihii Hal doorka ahaa Mudantii uu Madaxweyne Siilaanyo Xilalka ka qaaday oo Kulamo ay Dawladu Shaki ka qabto Hargaysa ku Yeeshay Markii labaad

      Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Inta badan ee masuuliyiintii xilalka ka soo qabtay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay dhawaanahan kulamo u socdeen, ayaa  yeeshay kulankoodii labaad, ka dib markii ay kulankoodii koowaad ku saareen guddi warbixin soo ururisa. Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen ayaan laga haynin natiijo rasmi ah, laakiin ilo xogogaala ayaa…

      Read More

        Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay inuu Dhigiisa Guurtida u Gudbiyay Sixitaanka Xeerka Hadalku ka taagnaa iyo Xadhiga Wariyeyaasha DAAWO

        Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md.Cabdiraxmaaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) ayaa ugu baaqay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo inay xorriyadoodii dib ugu soo celiyo Weriyayaasha Telefiishanada ee lagu xidhxidhay Gobolka Gabiley, isla markaana waxa uu beeniyay warar sheegaya inuu guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud  Aadan (Saleebaan Gaal) u gudbiyay waraaq uu ku saxayo…

        Read More

          Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka Hadashay Bilowga Wejiga Kowaad ee Diiwaangelinta Muwaadinka oo Gebilay laga Bilaabay DAAWO

          Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdi Samad Cumar Maal ayaa  cadeeyay in Wejigii Kowaad ee hawshii diiwaangelinta Muwaadinku ay ka bilaabantay Gobolka Gebilay. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdi Samad Cumar Maal waxaa kale oo uu ka hadlay Gaadiid ay Wasaaradoodu u kala dirtay Gobolada dalka qaarkooda…

          Read More

            Somaliland’s Minister of Water Resources Launches SDF Funded Comprehensive Water Study and Borehole Drilling Project in Las’anod

            Somaliland’s Minister of Water Resources Launches SDF Funded Comprehensive Water Study and Borehole Drilling Project in Las’anod   “This project is to confirm that Government of Somaliland Fulfilled its Promises with People in Sool Region”, Garad Jama Garad Ismail, Chief Traditional Leader of Sool Region said.     The Ministry of Water Resources have launched…

            Read More

              Tifaftirihii Guud ee Telefishanka HCTV oo is casilay, qoraalna ku faahfaahiyay duruufaha ku kelifay

              Hargeysa 2, November 2014 (SDN)- Tifaftirihii guud ee Telefishanka Horn Cable TV (HCTV) Mr. Cabdillaahi Aaden Cumar (Wayab), ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii tifaftirka telefishankaas oo uu in muddo ah hayay. Mr. Wayab oo xalay qoraal kasoo saaray Hargeysa, wuxuu ka hadlay sababaha dhaliyay inuu shaqada ka tago, taasoo uu ku xidhiidhiyay mulkiilaha HCTV…

              Read More

                Maydka Taliyhii Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo dib loogu soo celiyay Muqdisho

                Muqdisho 2/11/2014(SDN/QJ)Maydka taliyihii booliska Somalia, Jen. Maxamed Xasan Ismaaciil ayaa maanta dib loogu soo celiyay Muqdisho, kaddib markii Nairobi loogu qaaday baaritaanno la xiriira sababihii deg-degga ahaa ee uu u dhintay. Ma jirto weli wax war ah oo laga soo saaray sababta keentay geeridiisa, balse warar hoose ayaa sheegaya in dhakhaatiirtii baaray ay sheegeen inuu u…

                Read More

                  Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh oo Hambalyo u Dirtay Ganacastadda Suuqa Gobonimo Oo Ku Biiray Xisbiga Ucid

                  London 02Nov14(SDN) Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh oo Hambalyo  iyo Boggaadin u diraysa   Ganacastadda Suuqa Gobonimo Oo Ku Biiray Xisbiga Ucid  . Gudoomiye Saynab ayaa waxay kale oo ay ka hadashay sida xisbiga ucid ugu sii xogaysanayo Gobolada Somaliland , sidaa waxay ku shegtay qoraal gaban oo…

                  Read More

                    Magaalada Tog Wajaale Oo Qaybo Ka Mida Dab Qabsaday Xukuumadoo Wax Dabdamisa U Dirin Iyo Dadwayne Gadoodsan Oo Mudaharaadyo Isugu Soo Baxay

                    Wajaale(SDN/QJ)Magaalada Togwajaale Oo Ah Magaalo Ganacsiyeed Ku Taala Xadka Somaliland Iyo Etoobiya Islamrkaan Ay Taalo Hanti Malaayin Dollar Ah Ayaa Saaka Waxaa Dab Qabsaday Meherad Yar Taasi Oo Dabkii Kakacay Uu Galaaftay Meherado Balaadhan Wali Aan La Ogayn Kharaasaha Rasmiga Ah Ee Uu Dabku Gaadhsiiyay Hantida Dadka. Wararka Aanu Ka Helayno Magaalada Wajaale Ayaa Sheegaya…

                    Read More

                      Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Cadhaysan Faragalinta Xukumadu Ku Hayso Golaha Barlamanka Iyo Mudo Kordhinta Xukumadu Ku Hawlantahay

                      Hargeisa (SDN/QJ)Tan iyo markii lasoo afjaray khilaafkii ka dhashay diiwaangelinta madaniga ah ee ay ka heshiiyeen xisbiyada mucaaridka iyo xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye iyo xukuumada siilaanyo  oo isku dhinac ah ayaa waxay safar wada jir ah ugu anbabaxeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya safarkaas oo macnihiisu ahaa sidii laysula meel dhigi lahaa qolyaha deeq…

                      Read More

                        Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Diiwaanka Taariikhdeeda Laga Soo Saaray Hadal Foolxumo Badan Oo Maalintay Ku Tiraabaysay La Qurux Badnaa

                        Hargeysa:Nov,02,2014(SDN/QJ)-Marwada Madaxweynaha Somaliland ayaa Xilligii Xisbiga Kulmiye Mucaaridka ahaa waxa diiwaanka Loo Geliyey Hadal maalintaas la qurux badnaa oo faan iyo waxtar la ahaa,  balse Maanta la foolxumaaday. Marwo Aamina Waris oo afmiishaanimo iyo codkarnimo caan ku ahayd ayey saxaafadda Somaliland si weyn u daba gashay weedho xanaf lahaa oo ay kaga dhawaaqday Magaalada Wajaale…

                        Read More

                          Guddoomiye Cirro Oo Beeniyey Inuu Guurtida u Gudbiyey Waxka Beddel iyo Dib-u-sax uu Ku Sameeyey Xeerka Diiwaangelinta

                          Hargeysa:Nov,02,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland,  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa waxba kama-jiraan ka dhigay inuu dib u saxay ama waxka beddel ku sameeyey Xeerka Diiwaangelinta Codbixiya-yaasha oo ay Hore Golaha Guurtidu  usheegeen inay wax ka Khaldan yihiin. Guddoomiye Cirro oo maanta la Hadlay qaar kamid ah warbaahinta Dalka, ayaa si cad usheegay in xeerkii la yaallo…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Xisbiga Wadani laantiisa Uk oo soo dhaweyey xubno ka mida tageerayasha Xisbiga ee Xaafada Brent ee Konfur Galbeed London

                            London 02Nov14(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga wadani ee Uk Mujaahid Xasan Adan Cade  ayaa kulan la qatay tagerayaal iyo xubno golaha dhaxe ee wadani ee ku sugan xaagada Brent ee Wembley kulankan oo ahaa sidi xisbiga loo dardar galin lahaa lona furi lahaa laantii u balanayd ee wadani oo noqonaya xisbgii u horeyey oo xafiis ka furta…

                            Read More

                              Madaxtooyada Oo Ka Gam’I La’ Dhaliishii Aareeye Iyo Masuulkii Saddexaad Oo Lagu Khasbay inuu Jawaab Bixiyo

                              Hargeysa:Nov,02,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyada somaliland, ayaa Wali ka Seexan la’ Hadallo kulkulul ooh ore Xildhibaan Aareeye ugu jeediyey madaxweyne Siilaanyo oo haatan aanu xidhiidhkoodu fiicnayn. Maalin kadib ayey ahayd markii afhayeenka Madaxtooyadu Bixisay jawaabtii ugu horraysay ee lagu dirayo Cali Aareeye, balse waxa la arkay inaaanay jawaabtaas oo uu bixiyey afhayeen dhuxul aanay gaadhin halkii la rabay,…

                              Read More

                                Fannaan Soomaaliyeed Oo Khaati Ka Taagan Daba-gal ay Ku Hayaan Sirdoonka Ingiriisku

                                London:Nov,02,2014(SDN/QJ)-Al-fannaan Aarka Maanta oo ah Fannaan soomaaliyeed oo heesihiisa waayadan dambe aad loo dhegaysto, ayaa  dhibane aan cidi ogayn u noqday Ciidanka Sirdoonka dalka Ingiriiska. Sida aanu Wararka ku helayno, waxa uu fannaankani muddo dareemayey daba-gal joogto ah oo ciidankaasi ku hayaan dhaqdhaqaaq kasta oo uu sameeyo, gaar ahaan xilliyadda uu safrayo. Wararka aanu Hayno…

                                Read More