Jawaab Maqaalkii Waa Kuma Musharaxa Xisbigga UCID?
Marka hore salaan bahda saxaafadda; waxaan jecelahay inaan ka jawaabo maqaal uu qoray nin magaciisu ahaa; Mohamed Haji mohamoud oo sheegtay inuu yahay political science and research analyst. Nuxurkii maqaalkiisuna wuxuu ahaa shaki ayaa ku jira musharaxnimadda Jamaal Cali Xuseen maadaama aanay shirweyne ansaxin, oo wixiisuba ay yihiin heshiis ay gaadheen isaga iyo Faysal Cali Waraabe. Walaalkay…
