“Siyaasadii Kulmiye ee Saxaafadu Waxay Noqotay Car Juuq dheh amase Jeelka Ku Cawee” Nuxurka Khudbad dhinacyo badan leh oo Gudoomiye Cirro Jeediyay DAAWO
Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa dhaleecayn u soo Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay inay Ku Tumatay Xuquuqda Muwaadinka iyo Xoriyada Saxaafada waxaanu xusay in uu si diran uu u soo dhawaynaayo taageerayaasha miisaanka culusleh ee ku soo biiray in uu si aad ah u…
