Muddo-xileedkii Komishanka Qaranka Oo Maanta Ku Eg iyo Xukuumadda Oo Wali Hortaagan in Mid Cusub La Ansixiyo

    Hargeysa:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Muddo-xilleedkii Komishanka qaranka somaliland, ayaa ku eg maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka Bisha Tobnaad, waxana wali dalku ku jiraa xaalad komishan la’aan ah, iyadoo Xubnnaha baarlamaanku amar dhinaca madaxtooyada kaga yimi isku hortaagay Ansixina Xubnihii dhawaan la yab yabay. Muddo xileedka Komishanku inkastoo ay maanta ku egtahay, haddana waxa shaqadii ay hayeen iska sii…

    Read More

      Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir Oo Taageeray Iibka Xarunta Wax Akhriska ee Gaandi

      Hargeysa:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ah Suldaanka Guud ee Somaliland, ayaa ka horyimi dareenka shacabka ee la xidhiidha sida ay uga xun yihiin Iibka xukuumaddu ku samaysay Xarunta Wax akhriska ee Gaandi library. Suldaanka ayaa sidoo kale kale difaacay Qoryska Reer Faarax Xarbi ee Makatabadaas Iibsaday, waxana uu tilmaamay inay kusoo noolaayeen caasimadda Hargeysa oo…

      Read More

        “Qofkasta oo u dhashay Somaliland Waa Waajib inuu is Diiwaangeliyo oo Qaato Kaadhka Jinsiyada,Kaas oo Kala Soocaya Muwaadinka iyo Ajaanibka”

        “Diiwaangeli Naftaada, Diiwaangeli Xaaskaaga,Diiwaangeli  Caruurtaada Isla Markaana Qaata Kaadhka Muwaadinka”. “Qofkasta oo u dhashay Somaliland Waa Waajib inuu is Diiwaangeliyo oo Qaato Kaadhka Jinsiyada,Kaas  oo Kala Soocaya Muwaadinka iyo Ajaanibka” “Is diiwaangelintu Waxay lagama Maarmaan u tahay Qof kasta oo Somaliland u dhashay kana Isiran dalka Jamhuuriyada Somaliland,Mid Yar iyo Mid Weyn”. “Is diiwaangelintu Waxay…

        Read More

          Daawo:Xildhiban Axmed Gacan oo Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo shaaca Ka Qaaday Inay xujaajta Somaliland Ee Sanadkan Ay Hadhsnayeen Calanka Dawlada Somaliya

          Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha  amniga golaha guurtida somaliland  axmed gacan ayaa maanta  ka hadlay  xajkii sanadkan ay  tagen  isagoo shaaca ka qaaday  inay  sanadkan  ku xajen  baasaborki somaliya xili ay somaliland samaysatay pospor  ugaara Hargeisa SDN/QJ Concat@Sopmalidiasporanews.com  

          Read More

            “Golaha waxanu leenahay Kuwiina awoodda Badan ee muruqa weyni xoog aad ah ha sheeganina, kuwiina laga itaalka Roon yahayna Galgalashada iska daaya.”Wasiir Cukuse DAAWO

            Hargeysa:Oct,28,2014(Himilo)-Dawladda Somaliland, ayaa Ka Hadashay Khilaafka Golaha Wakiillada ka taagan, waxana ay tilmaamtay inaanu khilaafkaasi ahayn wax sii ridan oo cabsi beeri kara. Wasiirka Warfaafinta somaliland Cabdilaahi Cukuse oo maanta saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay in Baahi loo qabo soo afjaridda Khilaafkaas, waxana uu meesha ka saaray inay xukuumaddu ku lug leedahay. Wasiir Cukuse waxa…

            Read More

              “Madaxweynaha waxan leeyahay Nin weyn baad tahay waana lagu sharfaye sharaftaada ilaasho oo yaan dad dan lihi…”Faysal Cali Waraabe.

              Hargeysa:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa faahfaahiyey fikirkiisa ku aaddan khilaafka ka dhex aloosan Mudanayaasha Golaha Wakiillada somaliland oo haatan laba garab u kala fadhiya. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta la Hadlay Warbaahinta Madaxa Bannaan,ayaa sheegay in loo Baahan sidii loo dhamayn lahaa khilaafkaas si meesha looga saaro muranka…

              Read More

                Madaxweynaha Somalia oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo Rabshado Ka Dhacay Magaladasi

                Muqdisho 28/oc/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo iska-horimaad kooban uu ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo, kaasoo sababay dhaawacyo. Xubno ka tirsan maamulka gobolka, degmada iyo mas’uuliyiin uu guddoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari ka mid yahay ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa kaga hortagay…

                Read More

                  Daawo”Xildhiban Rayte” Oo Faahfaahinayaa Halka Uu Ku Sal Leeyahay Khilaafka Sharci Ee Golaha Wakilada

                  Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)Xildhiban rayteo  oo ka mida xildhibanda golaha wakilda   eexisbiga wadani ayaa maanta si  cad u faahfaahiyey halka uu ku  sla leeyahay  khilaafka sharci  eegolaha wakilada  ka dhex taagan https://www.youtube.com/watch?v=nBLvs9CGh8U&index=1&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concant@Somalidiasporanews,com

                  Read More

                    Daawo:Madaxwayne Siilanyo Waa Qalin Khadkii Ka Dhamaaday Qalinka Hadii Khadku Ka DHamaadana Waa Tuuris “Xildhiban Cali Aareye

                    Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)- Xildhiban cali aareye oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada  ayaa Maanta   xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu ku Tilmaamay Tii ugu Xumayd ee Somaliland,Waxa uu Khilaafka Golaha Wakiilada ku sifeeyay Mid u dhexeeya Beesha Madaxweyne Siilaanyo oo doonaysa ayuu yidhi inay Hantiyaan Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada. Xildhibaan Cali Aareeye Waxa uu  Bulshada…

                    Read More

                      Wefti ka socda Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland ka Caawiya Doorashooyinka oo Hargaysa ku soo Fool leh iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Walaac ka Muujiyay Khilaafka Wakiilada DAAWO

                      Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Markii Kowaad ka Hadlay Khilaafka Soo kala  dhex galay Golaha Wakiilada iyo Sida ay Waajib u tahay in La qabyo Tiro oo la ansixiyo Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka . Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu sheegay in Afarta Bisha Soo…

                      Read More

                        Daawo:Xildhiban Bashir Tukaale Waxa Dababshiil Dadka Looga Raraya Dulka Ka Danbeya Dabaqisa Dher Ee suqa Hose Si U Barkin Uga Dhigto Gandi Lipereyna Waa la Iibiyey Dhalinyaraw Taa Ogaada

                        Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)xildhibann  bashiir tukaale ayaa saaka shaaca ka qaadaydhulal ay  dawladu si qarsoodiya u  iibinayso  isago  sheegay  in ay  dawladu  ku  hawlantahay  sidii dadka daba  degan  faaqa   dheer  ee dahabshiil  e laga taagay  badhtamaha suuqa  hargeisa   inay  ka rarayso  dadka deba degan  oo  dabashiil  looga dhigi doono  baarkin  ay baabuurtiisu  gasho  sidoo kalena…

                        Read More

                          Xildhibanada Golaha Wakilada Somaliland Aaya Saaka ka Warbixiyey Halka Uu Ku Sal Leyahay Khilaafkan Sharci Ee Golaha Wakilada

                          Hargeisa 28/oc.2014(SDN/QJ)Qaar  kamida xildhibanada golaha wakilada somaliland ee  garabka wadani  ayaa saaka faahfaahiyey  halka uu ku  sal leyahay  khilaafka sharci  ee golaha  wakilada somaliand  Iyada Oo Khilaaf Xoogan Ka Dhex Dilaacay Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaana Uu Midba Midka Kale Maalmahan Hawada U Marinayay Eeddayn Kulul Ayaa Waxa Manta Magaalada Hargeisa Shir Jaraaid Ku Qabtay…

                          Read More

                            Somaliland:Xukuumadda Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Doorka ay Ku Leedahay Dabka Ka Hulaaqaya Golaha Wakiillada Dhexdooda

                            Hargeysa:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka dashay aragtideeda ku waajahan khilaafka dibadda u soo baxay ee Golaha Wakiillada labada u kala jabiyey, kaas oo lagu eedeeyey inay qayb ka tahay. Xukuumaddu waxa ay iska fogeysay inay  saamayn ama talo ah ku leedahay khilaafka Oogan ee saamaynta ku yeelan kara Doorashooyinka soo socda, waxana ay…

                            Read More

                              Gudoomiye Cali Guray oo Xogo Qarsoodi ah Iyo Qoraalo aan Hore loo shaacin Ka Soo Saaray Xeerka Diiwaangelinta ee Muranku ka taagan yahay DAAWO

                              Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray) ayaa Si adag uga Hadlay Dagaalka ay Xukuumadu ku qaaday Golaha Wakiilada,Isla Markaana soo Bandhigay Siro ku Duugan Xeerka Muranka badani ka taagan yahay ee diiwaangelinta Muwaadinka . Gudoomiye Cali Guray ayaaa Yidhi “Dagaalka halkan ka socda ee Somaliland ka socdaa,…

                              Read More

                                Xisbiyada Mucaaridka oo Si adag uga Hadlay Khilaafka Wakiilada kuna Sifeeyay Doorasho Diid

                                Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiin ka kala tirsan Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDAI, ayaa si adag uga hadlay Khilaafka ka dhex-taagan Mudanayaasha Muxaafidka iyo Mucaaradka ee Golaha Wakiillada, isla markaana ay waxay masuuliyaddiisa ku eedeeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee talada dalka haysa oo ay sheegeen inay faro-gelin badheedh ah ku hayso…

                                Read More

                                  “Madaxweynaha ayaa raba inuu dib u dhigo wakhtigii Doorashooyinka,Sababtuna Waa Caafimaadkiisa” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga DAAWO

                                  Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa waxa uu ku eedeeyey madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) inuu doonayo inuu dib u dhigo wakhtigii doorashooyinka soo socda la qaban lahaa,isla markaana waxa uu ku sifeeyey khilaafka cakiran ee ka dhex aloosan Golaha Wakiillada Somaliland inuu…

                                  Read More

                                    Mulkiilaha Shirkada Caanbaxday ee Microsoft Mr Bill Gates oo Amaan Dul dhigay Nidaamka Xawaaladeed ee SAAD ee Shirkada Telesom DAAWO

                                    Washington 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Ninka ugu qanisan dunida ahna mulkiilaha shariikadda ugu weyn dunida ee Microsoft, Mr. Bill Gates ayaa ku ammaanay shariikadda TELESOM ee Somaliland adeegeeda Mobileka ee loo yaqaano ZAAD iyo weliba nidaamka xawaaladda ee internetka ee ay TELESOM fududayso ee WORLDREMIT. Mr. Gate oo hadal ka jeedinaayey shirka bangiyada caalamiga ah ee…

                                    Read More

                                      Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale oo isku soo sharaxay Golaha Wakiilada Somaliland ee Gobolka Saaxil

                                      London28ct14(SDN/QJ) shir ay isku yimadeen beesha Gobolka Saaxil ayaa waxay ku tagereen Musharaxa Golaha Wakiilada Somaliland Cabdilahi Cumar Xuseen kulankan ayaa waxa si mug leh u tageereen cabdilahi Cumar Shaqale oo ah muwaadin reer somaliland oo qurbejooga , cabdilaahi cumar shaqale oo la hadlaya warbahinta ayaa waxa u shegay in  u wax wayn ka badali…

                                      Read More

                                        Labada Gudoomiye Ku Xigeen ee Golaha Wakiilada oo Casuumad u sameeyay Xildhibaanadii Fadhigii Shalay diiday,Nidarna Ku maray inaanay Fooda galinayneyn Golaha wakiilada DAAWO

                                        Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Shirgudoonka Golaha Wakiilada gaar ahaan Gudoomiye Ku Xigeenada 1aad iyo 2aad ayaa Maanta Si Wada Jir ah u shaaciyay in aanu Jirin Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Golahaasi oo ay Wadaan Xildhibaanada Goluhu. Labada Gudoomiye ku Xigeen oo Mudanayaasha Aqalkaasi ee Garabka Xukuumada Qado Sharaf ugu sameeyay Huteel Maansoor ayaa sheegay…

                                        Read More