Daawo:Qaar Ka Mida Golaha Wasiirada Xukumada Axmed Siilanyo Ayaa Si Wada Jira Eedaha Mucaaridka Ugu Jawaabay
Qaar ka mid ah Wasiirada Xukumada Madaxweyne Siilaanyo kana mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ayaa Jawaabo waafi ah ka Biixiyey Dhaliilaha Xisbiyada Mucaaridka ay u jeediyaan Xukumadooda iyo xisbigoodaba. Xubnaha Wasiirada ee Shirka Jaraa’id qabtay ayaa waxa ka mid ahaa Wasiirka Warshadaha Abiib Timocad, Wasiir Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir, Wasiirka Cadaalada…
