Xukuumadu waxay jebisey oo baalmartey heshiisyad​ii ay la gashey Xisbiyada mucaaridka​, Deeqbixiya​yaasha iyo dawladaha saaxiibada la ah JSL

    Waxaa marag madoonto ah oo shacabka JSL dareen mug leh ka qaateen in Xukuumadu utafoxaydatey carqaladeynta iyo cago jugleynta hawlaha doorashooyinka ee mugdiga galey ee is barkan si ay uxalaaleysato mudo kordhis iyo cimri dherersi , Hadii doorashooyinku ku qabsoomi waayaan waqtigii loogu talo galey oo ahaa 26/06/2015 waxaa dhaawac weyn oo dhiig bax ahi…

    Read More

      Abwaan Haybe Farax Nuur oo Gabay u Tiriyey Xisbiga Ucid dhaliilona u soo jeediyey Xisbiga Kulmiye iyo xisbiga ucid oo warbaahin Gara dhawaan furan doona Dawasho wacan

      London 26Oct14(SDN)Abwaan Haybe Farax Nuur oo  ka mida Abwaniinta Somaliland ayaa soo bandhigay taagero buuxda oo u hayo xisbiga Ucid iyo Gabay u Tiriyey Xisbiga Kulmiye Gabaygan oo soo gadhay shabakada qurbejoog daawasho wacan  .Xisbiga Ucid laamahiisa Dibada oo ku jira soo saarid warbaahin ku hadasha afka Xisbiga taas oo dhawaan la soo bandhigi doono….

      Read More

        Xoghaye Ban Ki-moon Oo Muqdisho Kusoo Wajahan

        Muqdisho:Oct,27,2014(SDN/QJ)-Warar saxaafaddu qorayso oo lagu kalsoon yahay, ayaa sheegaya in xoghaya Guud ee Qaramaada Midoobay Ban Kimoon oo Toddobaadka soo socda safar kooban ku tegi doono Bariga Afrika, gaar ahaan        Caasimadda Nairobi, iyadoo wararka qaarkoodna sheegayaan inuu Muqdisho ku Gudbi doono. Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa magaalladda London Ee Dalka Ingiriiska  ayaa…

        Read More

          Dib u Curashada Khilaafka Wakiilada,Afkaaraha labada dhinac,Kaalintii Shirgudoonka Guurtida oo dhinac u Ciiray

          Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Todobadii Cisho ee u danbeeyay Waxay hadal haynta Siyaasada Somaliland Mar kale u JanJeedhsantay Khilaafka ka dhex Curtay Mudanayaasha Aqalka Wakiilada oo Sannadkan aynu ku guda jirno ay Golaha Guurtidu heshiisiiyeen. Khilaafkii kan ka horeeyay Waxa uu u dhexeeyay Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo ah Gudoomiyaha iyo Labadiisa ku Xigeen kaas oo…

          Read More

            Wasiir Xaglo-toosiye “Xaaladda Cali Khaliif ku sugan yahay aad baannu uga xunnahay waa xaalad adag oo liidata” DAAWO

            Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inuu ka xun yahay xaaladda Hoggaamiyaha Kooxda Khaamuto Cali Khaliif Galaydh ku sugan yahay oo uu ku tilmaamay xaalad liidata oo aan nin weyn oo sidiisa oo kale ah ku habboon. Wasiir Xaglo-toosiye waxa kale oo uu ka hadlay sida…

            Read More

              Warbixin ka Hadlaysa Khilaafka Golaha Wakiilada Fara gelin Shisheeye oo la dalbaday iyo Mudanayaasha Muxaafidka oo lagu eedeeyay in Maskaxdoodii la amaahday DAAWO

              Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Golaha Wakiilada ayaa ku Guul daraystay in Maalintii shalay uu Qabsoomo Fadhi uu Gudoomiye C.raxmaan Cirro ugu baaqay si ay u ansixiyaan Komiishanka Cusub ee doorashooyinka,kuna dhagaystaan Warbixinta Miisaaniyada oo Maanta oo Isniin ah uu Golaha Ka hor jeedin lahaa Wasiirka Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale . Hargaysa SDN/QJ…

              Read More

                Muxuu Daaran yahay Kormeer uu Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland ku Marayo Fadhiisimada Ciidamada ee Gobolka Sool DAAWO

                Laascaanood 27.Oct 2014 (SDN/QJ)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa ka Xog waramay Socdaal uu Maalmihii u danbeeyay ku Joogay Gobolka Sool. Taliyaha ayaa Magaalada Laascaanood waxa uu Warbaahinta ugu Sheegay Nuxurka Socdaalkiisa Gobolka Sool isagoo soo Kormeeray Fadhiisimada Ciidamada Qaranka ee Gobolkaas. https://www.youtube.com/watch?v=HMWeXddomxE Laascaanood SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                Read More

                  TACSI: Marxuum Cali Khayreh Ilaahay haw naxariisto

                  Dr.  Faysal  Cabdi Badhaadhe ,  Musharraxa Golaha  Wakiillada Somaliland ee Gobolka Togdheer  isagoo ka tiiraanyaysan wuxu  tacsi u dirayaa  Saleebaan Cali Khayreh  oo maanta  aabbihii Cali Khayreh ku geeriyooday magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.  Dr. Faysal Cabdi  Badhaadhe wuxu Ilaahay uga baryayaa  Saleebaan Cali Khayreh iyo dhammaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay  Marxuum…

                  Read More

                    Magacaabis Guddi dhex dhexaadin ah oo kala dhex gala Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha

                    Markii aan arkay isku shaandhayntii uu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ee ku sameeyay qaar ka mida ah Golaha Wasiiradiisa, Markii aan arkay War saxaafadeedkii ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku diidan yahay Isku Shaandhaeynta Golaha Wasiirada ee uu sameeyay Ra’iisal Wasaaraha, Markii aan arkay in…

                    Read More

                      Waxaa la soo gaahdey waqtigii la cadeyn lahaa ee la cayimi lahaa Doorashooy​inka isbarkan ee mugdiga iyo mad-madowg​a galey

                      Maanta waxaa taagan oo la soo gaadhey waqtigii caqli saliim ah lagu cayimi lahaa ee la mudeyn lahaa waqtigii ay doorashooyinka isbarkani ku qabsoomi lahaayeen waxaana ilaa hada lumey 3 bilood, waxaa ay komishankii hore umudeeyeen in diiwaangelinta codbixiyayaashu bilaabmaan bishii hore ee Sebtembar ayna dhamaadaan bisha Decembar 2014. halkaana waxaa ku cad in waqti ku lumay, Laakiin…

                      Read More

                        Had Sahra Halgan originated from Somalia, she would have been nominated in a leadership position and a good example is Foiza Hajji Adan

                        Somali land is extraordinarily conservative society whereby there are no zones for women and that is against the human act bill of  rights  and equal to discrimination and in the event Sahra Halgan born and originate from Somalia, she would have been nominated one of the top posts of Somalia. The majority of our women like Sahra were active…

                        Read More

                          Hambayo Meher Maxamed Yusuf Madar(Ilkacade)Cosob Yusuf Cilmi oo maherkodku ka dhacay Bristol

                          Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Ucid ee Qarada  Yurub Maxamed Yusuf Cilmi Shaxaari,Gudoomiye ku xigeenka Uk Xuseen Bisad ,Khalid Adan Fure ,Maxamed Cusmaan Cuur ,Qawdhan Cali Qawdhan ,Mubaarik Xasan Tamuuje,Khadar Cabdi Jamac Diirta, Axmed Giiga,Yusuf Maxamed Cade ,Cumar Xaaji Aadan, Siciid Cimilo,Rashiid Xoorka,Mustafe Maxamed Tafay, Maxmuud Gaacush,Axmed Indho ,Cabdiraxmaan Basalo ,Yusuf Maxamed Cabdi Arabey,Maxamed Cali ,…

                          Read More

                            “Nasiib darada Haysata Shacbiyoow Xildhibaanadii aad soo doorateen waxa Weeye Caqligoodii Iyo Maskaxdoodii Madaxtooyaday amaahiyeen+Beesha Caalamku hana soo fara geliso” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                            Hargaysa 26.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Golaha Wakiilada Kuna abtirsada Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye haatanse Siyaasadiisu u janjeedhsatay dhanka Mucaaridka ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay Lugaha ku Walaaqayso Golaha Sharci dejinta amase Wakiilada Somaliland. Mudane Siciid Cilmi Rooble Waxa uu Cod Dheer Beesha Caalamka kaga…

                            Read More

                              Daawo:Madaxawynaha Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray laba Dabaqa Oo Lagu Lagu Kordhiyey Wasaarada Xanaanad Xolaha Somaliland Oo xadhiga Ka Jaray

                              Hargeisa26/oc/2014(SDN/QJ)Madaxawyanaha somaliland axmed maxamed maxauud siilanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaqa  oo lagu  kordhiyey  dhismaha wasarada xanaanad xoolaha somaliland https://www.youtube.com/watch?v=2inoPJwkghY&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA hargeisa DNN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                “Cabdilaahi Abokor waxa lagu helay inuu qarankii Barobagaandheeyey oo uu yidhi xukuumadda madaxweyne siilaanyo waxa ku jira koox gunti-gaab aaanu u naqaano oo…”Garsoore Xuseen Jaamac Belel.

                                Hargeysa:Oct,26,2014(SDJ/QJ)-Garsoore Xuseen Jaamac Belel oo ahaa Garsoorihii saaka Xukunka Saddexda Sano ah ku riday Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Amniga Cabdilaahi Abokor, ayaa faahfaahiyey eedaha lagu helay Masuulkan hore uga tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Garsoore Xuseen Jaamac Belel oo saaka markii xukunkani dhacay u warramay warbaahinta, ayaa sheegay inay xukunkaas u cuskadeen qoddobo sharci oo cad…

                                Read More

                                  DAAWO Xildhibaanada Muxaafidka Ah oo Ka Waramay Sababta Ay Maanta Uga Soo Qayb Gali Waayeen Fadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Golaha Wakiilada Oo Buuxsami Waayey

                                  Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ) xildhibanada  xisbiga kulmiye  ayaa shir  jaraa,id oo ay qabten  waxa ay kaga hadleen muranka hadheeyey golaha wakiilada somaliland iyo sababta ay xuildhibaanada muxaafidka ahi maanta uga soo xaadiri waayeen kalfadhigii maanta ee lagu balan sanaa in lagu ansixin lahaa todoba xubnood ee komishanka doorashooyinka qaranka somaliland Hargeisa/SDN/QJ Contuct@somalidiasparonews.com

                                  Read More

                                    Bulshada Afka Somaliga ku Hadashay ee ku dhaqan London oo cabasho ka cawday Baramijka Somaliweek oo isku badalay Goob dhaqanka lagu xumeeyo dawasho wacan waxii ka dhacay goobta

                                    London26Oct14(SDN) waxa sanad walba lagu qabtaa london baramij lagu magacabo somaliweek oo lagu casumo abwaaniin iyo fanaaniin si loo dhirayo galiyo dhaqanka oo ayamaha fasaxa lagu beego kulanka oo ah in caruurta dhaqanka lagu baro gabayada iyo sheekooyinkii hore sanadkan ayaa ka duwan sanadahii hore iyaga oo la keenay heeso dhaqan dumisa hooyo somaliyeed oo…

                                    Read More

                                      Gudomiye Ku Xigena Koowaad Iyo Labaad Oo Ku Baaqay kala Fadhi Aan Caadi Ahayn Xili Uu Gudmiye Ciro Fasaxii Ku Celiyey Cadiga Iyo Khilaafka Shir Gudoonka Cirka Isku Shareeraya

                                      Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)Khilaaf Hor  lrh  oo ka dhex curtay  shir gudoonka golaha wakilada somaliland  iyo gudoomiye ku xigeenka kowaad  iyo  kal labaad oo ku  baaqay  inay  qabanayaan kala fadhi aan caadi ahayn  xili gudoomiyaha golaha wakilada c/raxman maxamed c/laahi ciro  uu ku celiyey xildhibanada fasaxodii cadiga ahaa kadiba markii fadhigi  aan caadiga ahayn ee loo balansanaa…

                                      Read More