Halkan ka daawo dood xiiso badan oo dhexmartay sadexda Xisbi qaran Kulmiye Ucid iyo wadani khilaafka Golaha Guurtida iyo wariye Mustafe Shaafi

    London31Oct14(SDN/QJ) Baraamijka Xulashada Todobaadka oo iska kashadaan webka qurbejoog iyo wariye Mustafe Shaafi oo lagu soo qatay dood xiiso badan oo dhexmartay Sadexda Xisbi Qaran oo lagu falaqaynayey khilaafka xeerka doorashooyinka baraamijkan oo xiiso badnaa ayaa waxa si kulul uga dooday xeerka dorashooyinka sadexda xisbi Halkan kaa daawo.

    Read More

      Daawo:Qaar Ka Mida Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Hargeisa Oo Xukumada Ku Eedeyey Inay Faraha Kula Jirto Khilaafka Golaha Wakilada Somaliland

      Qaar  kamida dhalinyarada ku  dhaqan  magaalada hargeisa ayaa maanta xukuumada axmed siilanyo  ku  eedeyey  inay  khilaafka golaha wakilada ay  faraha kula jirto  oo ay  faraha  kala baxan  sidoo kale awaxay  ku edeyen  inay iibisay maktabada gaandi liperey Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Daawo:Qaar Ka Mida Kooxaha Kubada Cagta Degmooyinka Hargeisa Oo Cabasho Balaadhan Ka Muujiyey Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Iyo Wasaarada Ciyaraha

        Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Qaar  Kamida kooaxaha ka jira magalada hargeisa ayaa cabsho balaadhan ka muujiey  xidhiidhka kuabada cagta somalinad oo ay shegen inaanay si cadaalada u soo xulin https://www.youtube.com/watch?v=ypnY5e6Dq10&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com  

        Read More

          Daawo:Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinta Oo Iska Indho Saabtay Cabashada Qaar Ka Mida Dhalinta Kooxaha Degmoyinka Hargeisa

          Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Wasaarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland ayaa  si  indho la,aana uga jawaabtay  cabasho ay  qaar  kamida ciyaartawda  degmooyinka hargeisa kaga cabanayaa qaabka loo xulay  kooxaha heerka labaad  iyo sadexaad https://www.youtube.com/watch?v=Z0UgRNtB-4Y&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            “Saleebaan Gaaloow Marka kaleba waad Guure Bahalaysaaye qabso ina Faarax Xarbi” Madax dhaqameed si adag uga hadlay Iibinta Maktabada Gandi DAAWO

            Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta meel adag iska taagay in Xukuumadu ka iibiso Ganacsade Faarax Xarbi Xarunta Maktabada Gaandi . Madaxdhaqameedkani waxay Sheegeen in aanay marnaba aqbali Karin in xaruntaasi laga iibiyo shakhsi gaar ah. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

            Read More

              Wasiir Samaale oo u adkaysan Waayay Dhaliilaha Mudanayaasha Mucaaridku u Jeediyeen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

              Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaalle ayaa sheegay in aanay xukuumaddu ku mashquulaynin inay u jawaabto siyaasiyiinta mucaaridka ah ee caadaystay aflagaadeynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanu axsaabta mucaaridka ah ugu baaqay inay bulshadda u soo bandhigaan wax u cuntama. Wasiir Samaalle, waxa uu sidaasi ka sheegay hadal uu ka jeediyay…

              Read More

                Xasan Sheekh Oo Dubai u Baqoolay iyo Siilaanyo Oo Kusii Jeeda

                Muqdisho:Oct,30,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u amba baxay dhinaca Dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo la filayo inuu madaxweyne Siilaanyo-na dhawaan halkaas gaadhi doono. Madaxweyneyaasha Somalia iyo Somaliland, ayaa si wada jir ah uga qaybgeli doona shir lagaga Hadlayo arrimaha Budhcad-badeedda oo magaalada Dubai ka qabsoomi doona, kaas oo ay Dawladda Imaaraadka…

                Read More

                  OGEYSIIS: WADDANI TORONTO IYO NAWAAXIGEE​DA

                  SALAAN MUDAN WAXA  SI XUSHMAD  IYO SHARAF  MUDAN LOO OGEYSIINAYAA DHAMAAAN XUBNAHA IYO TAGEERAYAASHA XISBIGGA  WADDANI EE TORONTO INAY KASOO QAYB GALAAN SHIRWAYNAHA  WADDANI EE COONFURTA ONTARIO  OO LAGU QABAN DOONO TORONTO, MAALINTA SABTIDA , 1 NOVEMBER,  3- 7pm,  2460 EGLINTON AVENUE, EAST , UNIT A, FIRST FLOOR, MEETING ROOM, ALL MAHADLEH  GUDDIGA QABAN QAABABDDA…

                  Read More

                    Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo Kormeer ku Soo Maray Goobaha Diiwaangelinta Caasimada DAAWO

                    Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa  kormeer ku soo maray goobo ka mid ah xarumaha diiwaangelinta ee caasimadda Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Md C/waaxid C/qaadir C/raxmaan oo horkacayey mas’uuliyiinta kormeerka samaysay oo saxaafadda kula hadlayey rug diiwaangelineed oo ku taalla xaafadda Jigjiga…

                    Read More

                      Culaysyo dhinacyo badan kaga Yimid Xukuumada oo Sababay in Dib loo Furo Maktabadii Gaandi oo Markii hore la Iibiyay DAAWO

                      Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa dib loo furay Maktabada akhriska ee Gaandi ee Magaalada Hargaysa taas oo Maalmihii Xidhnayd Kadib Markii Sida la Sheegay Xukuumadu ay ka iibisay Nin ka Mid ah Ganacsatada Hargaysa. Xidhitaanka Maktabada Akhriska ee Gaandi ayaa dhalisay Guux dadweyne oo lagu diidan yahay in Maktabadaas la iibiyo maadaama ilaa haatan aanay…

                      Read More

                        Kormeer ay Madaxda Sare ee Gudida Dhismaha Waddada Cad ay ku tageen halka ay Marayso Waddadu DAAWO

                        Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Dhismaha Wadada Cad oo ay Weheliyaan Qaar ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee dalka qadar ayaa Maanta Kormeer u kuurgal ah ku tagay Jidka dhismihiisu Socdo ee Xidhiidhiya Caasimada Hargaysa iyo Degmada Sallaxley. Dhismaha Wadada Cad ayaa Maraysa Meel natiijadeedu Wanaagsan tahay isla markaana ay Muuqato.

                        Read More

                          SOMALILAND: DOORASHOOYIN BAA LAGA QABANAYAA, WAA SHEEKO ARRAWEELO!

                          Doorashooyin ayaa Somaliland 2015ka la qabanayaadu, madaxtooyada Somaliland waa ka “sheeko Arraweelo”. Waa ka “Maantana far baa maydh la’e, ha ii fadhiyo geelu!” ODAY BIIQAY loo helyaa mooyI eh, shicibka Somaliland waa u jiilaal dabo dheer haraadkiis.   Saddexda Xisbi Qaran wax ka lilaahiye mooyi. Haba sii kala darnaadeen eh, saddexduba waa ay laangadhaynayaan. Qaybi-oo-xukuntii doorashooyinkii…

                          Read More

                            Daawo:C/qani Xasan Cilmi (Dawlad) Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday Inuu Yahay Musharax U Taagan Jagada Golaha Baarlanka Somaliland

                            Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015 Gaar Ahaan Gobolka Maroodi Jeex Wariye C/qani Dawlad Oo Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray saxaafada, isagoo cabdiqani xasan cilimi  (Dawlad) inuu waxbadan…

                            Read More

                              “Farihii lagaga Qaaday Yurub ayaa Ku Kalifay inuu Gacantiisa Gooyo” Waa Wiil Somaliyeed iyo Qiso Naxdin leh DAAWO

                              London 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qiso naxdin leh oo ku dhacday Wiil Soomaaliyeed oo Faraha laga qaaday markuu dalkii ugu horreeyey waddamada Yurub ee uu iska dhiibay, ayaa Gacantiisa bidix jaray, ka dib markii ay dalal Yurub ah oo uu tegay, gaar ahaan Jarmalka lagu qaabbili waayey, isla markaana lagu war-geliyey in lagu celinayo Talyaaniga oo…

                              Read More

                                Daawo:Garabka dhalinyarad Xisbiga Wadani Oo Baaq Dheer Oo Digniina Ka Soo Saaray Iibinta Maktabada Gaandi library

                                Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)garabka dhalinyarad xisbiga wadani ayaa maanta xukumada uga digay   iibinta hantida dhalinyayarada   ee gaandi laprery  iyago ku  baaqay  inan  la iibin  xaruntaasi iyagoo intaasi  ku  daray  inanay  abaal  marin  uga dhigin https://www.youtube.com/watch?v=qlmuXyAVzeU&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA https://www.youtube.com/watch?v=x2x7UHcazf0&index=3&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA https://www.youtube.com/watch?v=0_h5U0F1-TU&index=4&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

                                Read More

                                  Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015

                                  Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015 Gaar Ahaan Gobolka Maroodi Jeex Wariye C/qani Dawlad Oo Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray saxaafada, isagoo cabdiqani xasan cilimi  (Dawlad) inuu waxbadan ka…

                                  Read More

                                    Daawo:Axmed Saleebaan Dhuxul “Ninka 82 Xildhibaan Maamuli Kariyay Ma Waxa Uu Maamuli Karaa Dalk Baaxadiisa Leh

                                    Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland  Axmed  Saleebaan Dhuxul Oo Jawaabo Iyo Hadalyo Aan Haykalka Siyaasadeed Ku Haboonayn Ku Dhaliilay Xildhibaanadii Shalay Dhaillaha U Soo Jeesiyay Axmed  Saleebaan Dhuxul Ayaa Saaka Shir Jaraaid Ku Qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Afhaynkan Ayaa Jawaabo Culus Iyo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Dhamaan Xildhibaanadii Shalay Dhaleeceeyay Xukuumada Somaliland  Dhanka Kalena Waxa Uu…

                                    Read More

                                      DAAWO:Dood xildhibaanada Wakiilada Somaliland ee is haya ay isku wejeheen iyo cida guushu raacday

                                      Hargeysa Oct 29,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ee ku kala qeybsan xeerka diiwaangelinta ayaa isku wejahay dood ay martigaliyeen barnaamijka Dooda tvga Qaranka Somaliland. Xildhibaanada ayaa soo bandhigay doodahooda ku wejahan khilaafka xeerka doorashooyinka Somaliland isla markaana waxa lagu kala calaf qaaday aragtida bulshada ee nuxurka Dooda.  

                                      Read More