The head of united nation-monitoring group for Somalia and Eritrea (Jarat Chopra) and Al-Qaida affiliated group (Alshabab) have shared interest to destabilize somalia even though that ill mission has been be unsuccessful‏

      In the event anyone concentrates Somali news headlines regardless any part of the world, you will come to notice that Somalia is recovering gradually from anarchy in place over 20 years, as security has improved beyond any imagination by the will of Somali people, their leadership and with friendly cooperation of Somalia neighbors countries…

    Read More

      Daawo :Odayasha Galbed Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Xukunki Ay Maxakamada Ciidanka Milatarigu Ku Riday Dad Ku Eedaysnaa Fududaynta Dilkii Sharaakiishi Qorilugud

      Hargeisa 19/oc/2014(SDN/QJ)Qaar  ka mida odayaasha ku  dhaqan  magaalada hargeisa ayaa  saka si  adag uga soo hor jestay xukun ay  maxkamada ciidanka milatariga somaliland  ku  riday  dad ku eedaysnaa  fududaynta dilkii labada sarkaal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.comm

      Read More

        Banaanbixii Ugu Waynaa Oo ka Dhacay Magaalada Baladwayne Ee Xarunta Hiiraan

        Baladwayne 19/oc/2014(SDN/QJ)Bannaanbixii ugu weynaa ee dhawaanahan ka dhaca magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta ka dhacay degmadaas, dibadbaxan oo looga soo horjeedo ciidamada Jabuuti eek a socda dalka Hiiraan. Shacabka degmada Baladweyne ee dibadbaxa ka qaybgalaya ayaa waxay ku eedeeyeen ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM inay mas’uul ka yihiin dagaallada Deefoow…

        Read More

          Daawo: Safiirka midawga Yurub U Qaabilsan Soomaliya Neil Wigan Oo Sheegay Sababaha Hortaagan Aqoonsiga Somaliland

          Hargeisa 19/oc2014(SDN/QJ)Safiirka Ingiriiska  u qaabilsan Somalia, Neil Wigan oo fadhigiisu yahay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa waraysi uu siiyey telefishanka Universal kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin sababta ay dawlada Ingiriisku u aqoonsan la’yihiin somaliland, iyo heshiishka Mamul goboleedka puntland iyo Dawladda Soomaaliya. http://www.youtube.com/watch?v=zxp9HH2f-mk Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com  

          Read More

            Idaacad Cusub Oo Kooxda Khaatumo Leedahay Oo Laga Dhagaysto Burco Iyo Xukumada Oo Iska Dhago marinaysa

            Burco(SDN/QJ)Idaacad Cusub ayaa maalmihii u danbeeyayba laga Dhagaysanayey Hawadda Magaalada Burco ,taasi oo sida la sheegay Tijaabo ah ,sida ay noo xaqiijiyeen Ilo Xogogaal ahi. idaacadan oo mar-na hawada ka baxaysa mar-na soo galaysa ayaa waxa leh maamulka Khaatumo State sida la sheegay ,waxaana laga dhagaystay Mawjadaha gaagaaban ee Short-Wives SW1. Waxaana marka ay soo…

            Read More

              Daawo :Gudoomiyayasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Maanta U Anbobaxay Xarunta Dalka Kenya Ee Nirobi Lana Kulmi Doona Qaadhan Bixiyasha Somaliland Ka Taagera Dhinaca Doorashooyinka

                Hargeisa 19/oc/2014(SDN/QJ) waxa maanta magaalada hargeisa ka anbobaxay  gudoomiyayasha sadexda xisbi qaran ee somaliland oo  u sii jeeda  xarunta dalka kenya taasi  ay  gudomiyasahu  intanay ka anbo bixin  madarka cigal internoal erpot  ay  warbaahinta u  shegen   inay  magalada nirobi  kula kulmayan  qaadhan bixiyasaha  inaga taagera dhinaca dorashooyinka Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Akhri Tirada Rasmiga ee Somalida Ku Geeriyootay Badda u Dhaxaysa Somalia iyo Yemen Sanadka Sii Galbanaya

                New York:Oct,19,2014(SDN/QJ)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, ayaa soo saartay Tiro-koobka soomaalida ku GeeriyootayBiyaha u dhexeeya Somalia iyo Yemen intii lagu gudo jirey sanadkan. Dhacdadii ugu dambaysay ayaa waxaa ku Geryooday Somali muhaajiriin ah oo donayay in ay galaan dalka Yaman 2 bishan October, waxaana geeryooday qiyaastii 64 muhaajiriin oo intoodabadan ay…

                Read More

                  Sheeko Xiiso badan Gabadh Yar oo Araga ka Naafo ah “Indho la’a” iyo Jacayl Telefoon oo Soo maray DAAWO

                  Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Gabadh Araga ka naafo  Oo Ka Sheekaysay Jaceyl Dhab Ah Oo Soo Maray, Maansooyinka Ay Tiriso, iyo guud ahaanba xaalada nolosha ay ku nooshahay magaalada Hargeysa.,Wariye Cabdiraxmaan Bataash oo Ka tirsan Radio Hargaysa ayaa Warbixintan Soo tabinaya. https://www.youtube.com/watch?v=uo8psuy0Rxw

                  Read More

                    Xukuumada oo aan u kala Hadhin Dab Sahlan oo ka Kacay Mid ka Mid ah Studiyeyaasha Radio Hargaysa DAAWO

                    Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dab heerka qiiqiisa laga argagaxay, ayaa gelinkii hore ee Shalay ka kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Xafiiska Warar-qabadka (Studio)-ga Idaacadda dawladdu Maamusho ee Radio Hargeysa ee Caasimadda Hargeysa, kaasoo aan wax khasaare ah geysan sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.  

                    Read More

                      Wasiirka Amuuraha Dibada Somaliland oo Xog Waran Siiyay Telefishanka SKY NEWS DAAWO

                      London 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa faahfaahin ka bixiyey siyaasadda xukuumadda Somaliland uga qorshayn dhiirri-gelinta Shirkadaha Caalamiga ah iyo Maalgashadayaasha Danaynaya inay hantidooda ku maal-galiiyaan dalka, Wasiirku Wuxuu  sheegay in Somaliland diyaar u tahay isla markaana ay hirgalisay shuruucdii dab-raysay maalgashiga shisheeye. London SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                      Read More

                        “Cismaan Waxar todoba Maayir ayaa halkan ka eryeen isaga oo shaqaale ah waa la yaqaanaa”. Iyo Fadeexadii ka Dhacday Fadhigii Golaha Deegaanka ee Shalay DAAWO

                        Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa sheegay in xildhibaano tiro yar oo ka tirsan golaha deegaanka ee uu hoggaamiyo ay  ku soo shireen inay buuq iyo qaylo ku dhex abuuraan kalfadhiga 8aad ee golaha Deegaanka Caasimadda. Sidoo kale, waxa uu Maayar Soltelko nasiib daro ku tilmaamay in qaar ka…

                        Read More

                          The continues false reports from Jarat Chopra (The head of UN –Monitoring group) is a deliberate action aimed at weakening and denying the various achievements accomplished by the Somali governments and their leadership‏

                          Prior to speak  abouthe false allegations against the Somali government from Jarat Chopra, let me update every body few facts about who is the Somali president Hassan Sheikh Mohamoud. When the civil war broke out in the early 1990s, Hassan remained in Somali capital, Mogadishu  and acted as a consultant with various non-governmental organization (NGO) and United Nations and peace and development…

                          Read More

                            Jaaliyada Somaliland ee Sheffield oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga Somaliland iyo Afhayeenka Madaxtooyada halkan ka daawo sawirada

                            London 19Oct14(SDN/QJ) Jaaliyada Somaliland ee Shaffield ayaa soo dhawayn balaran u sameyey wasiirka ganacsiga Dr Muuse Qaasim  iyo Afhayeenka  Madaxwaynaha  Axmed Saleeban Dhuxul kulankan oo ay ka soo qayb galeen Councillor Maxamed  Marouf  Adam Sawahili oo ah gudoomiyaha Jaliyada Isra Xussen ALisxaqi kulanka waxa wasiirku uga mahad celiyiey Jaaliyada somaliland ee sheffield aqoonsiga somaliland ee…

                            Read More

                              UN Monitoring Group oo warbixintoodii sannadlaha ah ku dartay xogo ka hadlaya ciidamada Somaliland samaynayso ee OPU, xidhiidhka Khaatumo iyo AlShabaab

                              Hargeysa 18, Oct 2014 (SDN)- Kooxda Qaramada midoobey u qaabilsan la socoshada dhaqangalka xayiraadda hubka ee saaaran Eriteriya iyo Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto ayaa warbixintoodii sannadlaha ay ugu diyaariyaan guddida golaha qaramada midoobey u xilsaaray Soomaaliya iyo Ereteriya waxa ay sannadkan 2014ka si weyn ugu soo qaadeen Somaliland oo sannadihii hore ku yaraan…

                              Read More

                                Khilaaf adag oo ka dhex Curtay Golaha Deegaanka Caasimada oo laba garab u kala jabay DAAWO

                                Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Golaha deegaanka Caasimada hargaysa oo khilaaf soo kala dhexgalay iyo fadhi ay maanta u balansanaayeen oo buuq ka dhashay ,maayirka caasimada Cabdiraxmaan Soltelco oo faahfaahiyay ujeedada mooshinka lala damacsanyahay iyo xildhibaanada oo ka hadlay sababta ay mooshinka ula damacsanyihiin. Buuqan Hadheeyay Golaha Deegaanka ee Caasimada ayaa Sababay inuu Fadhigoodii maanta uu…

                                Read More

                                  Xus lagu Midaysan yahay oo loo sameeyay Shuhadadii ku Geeriyootay Halgankii Dib u Xoraynta dalka DAAWO

                                  Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaflad lagu xusaayay  sodan guuradii ka soo wareegat maalinta loo asteeyay maalinta shuhadadii SNM oo ku began 17 octtober  ayaa lagu qabtay  fagaaraha beerta  xorriyadda magaaladda  hargaysa. Maalintan oo ku astaysan Dagaalkii Burco duuray ku dhex maray Xoogagii Xaq u dirirka SNM iyo Taliskii Siyaad bare ayaa looga dhigay inay Koobsato…

                                  Read More

                                    Dab ka Kacay Mid ka Mid ah Studiyeyaasha Idaacada Radio Hargaysa iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda oo ka hadlay

                                    Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdiwaaxid C/Qaadir C/raxmaan oo ka warbixiyey  ayaa sheegay in haba yaraatee aanu wax khasaare ah gaysanin dabkii yaraa ee saaka qabsaday roog goglonaa mid ka mid ah Studio-yaasha Radio Hargaysa. Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka oo saxaafadda la hadlay…

                                    Read More

                                      Madaxa Sharkada Mercedes UK Mr Nigel Smith oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland

                                      London18Oct14(SDN?QJ)Madaxa sharkada Marcdes ee wadanka uk Director Mr Nigel Smith ayaa soo dhawayn u samayey wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Mussa Qasim iyo Afhayeenka Madaxtooyada Ahmed salebaan Dhuxul kulankan oo ay wahaliyeen xubno ka tirsan Jaaliyada somaliland ee uk ioyo madaxa hayada Afrika Xuseen alisxaaqi kulanka oo xoojinaya xiiriirka somaliland iyo Wadankan uk xaga ganacsiga iyo maalgashiga sharkadan ayaa…

                                      Read More

                                        DAAWO:Raage Omaar oo khudbad taariikh ah ka jeediyay shirkii maagalshiga Somaliland ee London

                                        London Oct 18,2014(SDN/QJ)-Wariyaha caanka ah ee Raage Omaar ayaa khudbad taarikhi ah ka jeediyay shirkii maalgashiga ee Britain u qabatay Somaliland. Weriyaha ayaa si mug leh uga waramay taariikhda iyo marxaladahii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo halka ay higsaneyso. Waxa uu Raage uGu baaqay maalqabeenada caalamka in ay ka faaiideystaan fursadaha dhaqaale…

                                        Read More