Tix manso is bar bar dhigaysa halgankii naf iyo maalba lagu waayay iyo kuwan ARRU da kuhanjabaya
Waa Tix yar oo bal tilmaan u ah maalmihii tegay halgankii maal iyo nafba lagu waayay Ragii maalintii kululayd shacabka naftooda u huray iyo kuwa haatan RRU-da habeenba ugu hanjabaaya shacabka. Maansada magalin waayadaa mana gor faynayne Taariikhda guunka ah hadaan gun uga faaloodo Halgankii lasoo galay hadaan gaar wax uga sheego Hadaan garashadaydii Shacbiga…
