Daawo:Somaliland waa Dal Dihin oo Daboolan isla Markaana Buuxiyey Shuruudaha Maalgashiga oo ay ugu Muhiimsan yihiin Nabada, Tartanka iyo Dimuqraadiyadu.

    Hargeisa 17/oc/2014(SDN/QJ)Waa La Gaadhay Wakhtigii Lala Iman Lahaa Geesinimo Ku Filan In Lagu Dhiirado Maalgashiga Somaliland “’Now is the time to be bold, brave and invest in Somaliland” Ambassador Neil Wigan’ Siday aynu ognahay xidhiidhka Caalamiga ah ee Dawladaha dhex mara oo Maalgashigu uugu muhiimsan yahay waa muftaaxa kor-u-qaadida dhaqaalaha, la dagaalanka shaqo la’aanta iyo…

    Read More

      Daawo:Sahra Halgan Oo Xuskii Maalinta Shuhadada SNM Ee 17Octopar Ugu Samaysay Barbanana

      Hargeisa 17/oc/2014 (SDN/QJ)Mujaahidada ahna Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan iyo Mujaahidiin tiro badan ayaa maanta Xus kooban u sameeyay Maalinta Shuhadada SNM eek u beegan 17-ka Bishan October ka dib markii Xukumaddu ka hor istaagtay Hotelka Hiddo dhawr oo lagu qaban lahaa Xus ay qabanqaabisay Sahra Halgan. Xus lagu qabtay Taaladda Cabdillaahi Askar oo…

      Read More

        Laccagtii miisaaniyaddu dhammaanteed way soo baxday…mashaariicdii loogu talogalay in ummadda loogu adeego waxba kamay fulin, lacagtiina bangiga ma taalo”Xildhiban Waxar

        Hargeisa 17/oc/2014 (SDN/QJ) Khilaaf culus, ayaa ka dhex qarxay furitaanka kal-fadhiga 8aad ee Golaha Degaanka Hargeysa, kadib markii qaar ka mid ah xildhibaannada golaha iyo maayirka caasimaddu isku maandhaafeen ajandaha golaha iyo in laga hadlo qaabka loo maamulay miisaaniyadooda sannadka 2014. Xildhibaan Cismaan Xasan Faarax (Cismaan Waxar) oo ka mid ah xildhibaanno bannaanka uga baxay…

        Read More

          Badhaasbka Gobalka Daadmadheedh Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Dhawan Sharciga Lala Tiigsan Doono Xoghayaha Gobalka Oo Xabsiga Ku Jira

          Daadmadheedh  17/oc/2014 (SDN/QJ)Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh Cali Cawil Cabdi Ayaa Jawaab Ka Biyiay Warar Ay Maalimihii Udanbeeyay Warbaahintu Qoraysay Taasi Oo Salka Ku Haysay Xadhiga Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh C/Salaan Maxamed Jaamac Oo Haatan Ku Xidhan Jeelka Magaalada Oodweyne, Gudoomiyaha Oo Qoraal Kooban Soo Gaadhsiiyay Shabakada Caalamiga Ah Ee Daadmadheedhnews.Net Ayaa Udhignaa Sidan, “Waxa Nasiib Daro Ah…

          Read More

            Gacan ka Hadalkii Muuse Biixi & Xildhibaan Rayre,Weedhihii la is dhaafsaday,Maxaa la isku afgartay Warbixin Xiiso badan.

            Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Kadib markii Xukuumada oo kaashanaysa Ciidanka RRU ay Shalay Joojiyeen Qabashada Xuska Shuhadada is maandhaaf adagina soo kala dhex galay Siyaasiyiin Madasha Wada Tashiga ah iyo Ciidanka ayaa duqay samo talis ahi u soo Jeediyeen Siyaasiyiintan inay Meel kale Xafladooda ku qabsadaan si aan la isugu dhicin. Weriye ka Tirsan Shabakada…

            Read More

              The Somali youth band Waayaha Cusub that participated for the world peace conference held in Amsterdam, Holland is voted as the best band in that world peace event

              While I was viewing some websites to acquire the latest news, I have noted news headlines which put in the picture that Kenyan authorities refused the Somali youth band Waayaha cusub to return back to Kenya that, they were originally came from prior travelling to Holland. Considering that circumstances, situation influenced feeling their distress and…

              Read More

                Five Things That We Can Learn from Somalia

                As the Obama administration has attempted to rally support for intervention against the Islamic State (IS) in Syria and Iraq, critics and pundits have questioned the use of the analogy to the “successful” counter-terrorism campaigns in Yemen and Somalia. Is it really possible to label these campaigns as “successful”? Yemen, wracked by violence, threatened by…

                Read More

                  DAAWO:Barnaamij laga sameeyay Taariikhda Bushada Sooamlida ee Cardif iyo Badmareenadii halkaa dadka u horseeday

                  Cardiff Oct 17,2014(SDN/QJ)-Barnaamij qiimo leh oo ka hadlaya Tariikhda Soomaalidii u horeysay ee tagay Britain oo degay Cardiff iyo ubedkooda ayaanu manata idiin soo gudbineynaa. Barnaamijka ayaa waxa isku dubaray Leyla Bile ayaa waxa ka qeybqaadanaya qaar ka mida Soomaalidii tagtay Cardiff mudo hore iyo tafiirtoodiiba ayaa ah mid ku taaban doona.

                  Read More

                    “Waxaa la Yidhi Xalku Wuxuu Noqonayaa Xadhig iyo Xabad,haday sii Xumaatana Waxay Keenaysaa in Xabadu Mar ka wada Bilaabanto Hargaysa,Berbera iyo Burco” Cali Guray DAAWO

                    Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in Xukuumada Maanta Jirta ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ay tahay ta ugu neceb taariikhdii SNM,Isla markaana Golihiisa wasiirada ay ka madhan yihiin Mujaahidiintii u soo dagaalamay Xoraynta Waddanka. Gudoomiye Cali Guray oo ka hadlayay fal ay Ciidamada…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Kulmiye iyo Madasha Wada Tashiga oo ka Heshiiyay Qabashada Xuska Shuhadadii SNM DAAWO

                      Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Xasan Guur ayaa ka hadlay Sababtii Keliftay in Maalintii Shalay loo diido inay ka qayb galaan Xus loogu baroor diiqayo Shuhadadii SNM oo ay soo qaban qaabisay Fannaanada Sahra Halgan isla markaana Ciidamada RRU kula wareegeen Huteelkii ay lahayd fannaanadu. Xasan Guure Waxa uu…

                      Read More

                        DAAWO:Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti oo ka warbixinaya kulan uu la yeeshay masuuliyiinta Africa u qaabilsan wasaarada arrimaha dibedda Canada

                        Ottawa Oct 17,2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN u qaabilsan dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa ka warbixyay qodabadii ay ka wada hadleen masuuliyiinta wasaarada arrimaha dibedda u qaabilsan qaarada Africa. Md Cadhoole ayaa uGu bishaareeyay reer Jabuuti in dawlada Canada ay shicibka iyo mucaaridka Jabuutiba in dawlada Canada diyaar u tahay in ay…

                        Read More

                          Sahra Halgan is more patriotic, more nationalist, true citizen and freedom fighter than any of Somali-land government officials and its own party members.‏

                          Being living over 30 years overseas, I have l come to know Sahra Halgan not more six years the role taken by those noble women in our liberating and ever since I learned her through the media, she is all time occupied collecting donation for those scarified their lives in this country. We would have…

                          Read More

                            Halkan warbaxin koban oo wariyey Cabdilaahi Maxamed Cali idinka Diyaariyey Shirkii Maalgashiga Somaliland ee ku dhacay London Daawasho wacan

                            london 17Oct14(SDN/QJ) warbixin koban oo idin diyaarshay Wariyaha Ruug Cadaga Cabdilaahi Maxamed Cali oo iska shanayan shabakada qurbejoog waxa iidiin bilamaby (qormoadii) shirkii maalgashiga Somaliland ee London oo wali qaybi soo wado haddii Alle yidhaa. Waxase aan halkan idiinku soo gudbinayaa wareyis kooban oo lala yeeshay Rger Martin oo ah madaxa shirkada DMA ee shirka…

                            Read More

                              Badhasaabka Tog-dheer oo ku amray Mulkiilayaasha Hotelada Burco inaan lagu qaban Xuska maalinta shuhaadada

                              Burco 16/oc/2014(SDN/QJ)Badhasaabka Tog-dheer oo ku amray Mulkiilayaasha Hotelada Burco inaan lagu qaban Xuska maalinta shuhaadada SNM+Warqadii uu u qoray Hoteelada Badhasaabka Gobolka Togdheer ayaa warqad digniin ah ukala diray qaar ka mid ah Hotelada Burco ee Munaasibadaha aalaba lagu qabto.Badhasaabku wuxuu ku amray Hoteladu uu waraaqaha u qoray inaan hoteeladooda lagu qabin Karin xuska sanadguuradii…

                              Read More

                                Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa kulan la qatay Agaasimaha Tvga qaranka Somaliya Xafiiskisa London Amina muuse Waheliye

                                London 16Oct 14 (SDN/QJ) Magaalada London o ay ku sugan yihiin wefdi wasiiro ah oo uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo uu ka mid yahay afhayeenka Madaaxtooyada ayaa la soo weriyay in kulan uu dhexmaray hawlwadeenada warbaahinta Xamar iyo xubno ka mida wefdiga Madaxtooyada Somaliland Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland  Axmed Saleebaan Dhuxul oo ku sugan London…

                                Read More

                                  Xukuumada oo Baajin kari wayday Xuska Shuhadada & Dareenada ku Xeernaa Goobta lagu Kulmay DAAWO

                                  Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo Xukuumadu ka Hor istaagtay inay Huteelkeeda Hido dhawr ku qabato Xaflad la Xidhiidha Xuska Maalinta Shuhadada oo beri ku beegan isla markaana Saaka Soo dhoobtay Wajahada hore ee Huteelka Ciidamada RRU oo dhamaanba Joojiyay adeegyadii huteelkaasi bixin jiray ayaa Meel boqol talaabo u jirta…

                                  Read More

                                    “Inuu dadkan wax u qabto ayay ahayd ilayn dadkan isagaa ilaa Qaaxo soo laayaye” Mujaahidiin Xaalado Caafimaad ka Cabanaya DAAWO

                                    Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Mujaahidiintii ku naafowday Halgankii Dib u Xoraynta Waddanka ayaa dhaleecayn xoogan u soo jeediyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyagoo ku dooday inaanu sidii la rabay wax ugu qaban Mujaahidiintii ku naafoobay halgankii dib u xoraynta wadanka .   Koox dhakhaatiir Ajaanib ah ayaa Cisbitaalka Guud ee…

                                    Read More