Ma dhabaa in Itoobiya Qarinayso in Cudurka Ebola uu dalkeeda soo Gaadhay,Shayga ugu Saamaynta badan ee Cudurkan Somaliland keeni kara DAAWO

    Hargaysa 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Hadal haynta ugu badan ee ku soo korodhay Bulshada Somaliland ayaa noqotay Faafitaanka Cudurka Ebola oo la soo Wariyay in astaamo ka mid ah Xannuunkan halista  ah lagu arkay dalka Itoobiya taas oo Wararku sheegeen in Sarkaal ka Socday mid ka mid ah Wadamada Galbeedka Africa ee Cudurkani Saamaynta adag ku…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Shirkii London {DHAGAYSO}

      London 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Khudbad Saamayn leh ka Jeediyay Shirkii lagaga hadlayay Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ee lagu qabtay Magaalada London. Wasiir Biixi Wax uu ka sheekeeyay Taarikhda Somaliland Sidii ay ku timid Midnimadii Somaliland iyo Somalia, Sababaha Xudun xidhka u ah la soo…

      Read More

        Mulkiilaha Shirkada Dhismaha Al Baraka Ayaa Maanta Hadhimo Sharafed U Sameeyey Qaar Ka Mida Qurbe Joga Somaliland

        Hargeisa 14/oc/2014(SDN/QJ)mulkilaha shirkada dhismaha al baraka ayaa ee magaalada hargeisa eng cali aw cumar ayaa maanta hadhimo sharafed u sameeyey qurbo jooga magaalada hargeisa muaansibadan oo ka qabsontay hutel star ee magaalada hargeisa taasoo uu eng cali aw cumar taasi oo cali aw cumar sheegay inay tahay in qurba jooga inay dalka wax wayn ka…

        Read More

        Dawlada Federalka Somaliya Iyo Maamulka Putland Ayaa Heshisyo Kala Saxexday Ka Diba Markii Afar Casho Wada Hadal Uga Socday Magaalada Garowe

        Garowe 14/oc/2014(SDN/QJ)Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeeyey magaalada Garowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban. Heshiiskaas oo labada dhinac ay u kala saxiixeen Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka…

        Read More

        Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (Saylici) Ayaa Maanta Qaatay E-passport ka Cusub+Sawiro

        Hargeisa 14/oc/2014(SDN/QJ)madaxwayne ku xigenka somaliland ayaa maanta  haayad laanta socdaala  ka qaatay  E-passport  cusub  oo  ay  dhawaan  xukuumada somaliland ku dhaawqday  inay joojisay  gud ahaan  passporadii  kale  ee somaliya  iyadoo maalinti shalay  ahaydna   uu taliyaha laanta socdaalku  soo bandhigay shuruudaha E-passporka  cusub  e looga baahanyahay  qofka qaadanaya iyadoo   dad  badan oo ka cabanaya ay…

        Read More

          Daawo:Xubno Ka Tirsana Wasiiradii Dawladii Daahir Riyale Ooy Ay Xukuumadu Soo Abaabushay Oo Difaacay Musharaxnimada Siilanyo Wasiiro Xukumada Ka Midana Ku Eedeyey Arintasi Musharaxnimada

          Hargeisa  14/oc/2014(SDN/QJ)Siyaasiyiintan ayaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo aanay magacyadooda xusin ku eedeeyay inay sabab u ahayeen warar Todobaadkan soo baxay oo Sheegay in Maxaxweyne Siilaanyo uu ka tanaasulay tartanka uu ugu jiro in uu mar kale Hoggaamiyo Somaliland.Wasiirkii hore ee Ganacsiga Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Abiib Xasan Filfil iyo Siyaasiga Cabdi Saleebaan Mingiste…

          Read More

            War Degdeg: Shirguddoonka Guurtida Oo Hakiyey Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha, Fasax Dheerna Gal

            Hargeysa:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa saaka hakiyey Xeerka Diiwaangelinta  Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha    oo dhawaan Golaha Wakiilladu cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen. Shirguddoonka Golaha ayaa saaka fadhigoodii caadiga ahaa ku wargeliyey mudanayaasha Golahaas ku wargeliyey inay  iyo inay Go’aansadeen inay hakiyaan xeerkan, iyagoo ku andacadooday inuu xeerku ahaa mid xaasaasi ah, isla-markaana  lagu arkay…

            Read More

              Berbera oo ay ka Socoto Deked Si Iskaa Wax u qabso ah loo Hirgalinayo, {WARBIXIN DAAWO}

              Berbera 14.Oct 2014 (SDN/QJ)- Deked cusub oo lagu dhisayo qaab iskaa-wax-u-qabso ah, ayaa dhismeheeda laga bilaabay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo ay ku taallay Dekedda rasmiga ah ee Somaliland ugu wayn, waxaanay Dekeddan cusub ee iskaa-wax-u-qabsada lagu dhisayaa noqonaysaa tii labaad ee ay Berbera yeelato.   Shaqaalaha ka hawlgala Waaxyaha kala duwan ee…

              Read More

                Muxuu Daaran yahay Safar uu Gudoomiyaha Ucid iyo Murashixiinta Madaxtooyada ee Xisbigaasi ku Tageen Magaalada Burco? DAAWO

                Burco 14.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wefti miisaan culus oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Shalay Galab  si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Weftigan oo ay ka mid ahaayeen Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, Murrashaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Cabdirashiid Xasan Mataan, Guddoomiye Kuxigeenka saddexaad ee Xisbiga…

                Read More

                  DAAWO:Aqoonyahan Cabdislaam Xaaji Ismaaciil oo mar kale si cilmiyeysan uga waramay dhaca shidaalka Soomaaliya

                  Columbus Oct 13,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Cabdisalaam Xaaji Ismaciil oo Mareykanka ku nool  ayaa mar kale si qeyaxan uga waramay dibin daabyada lagu hayo siyaasada iyo shidaalka Soomaaliya. Cabdisalaam ayaa sigaar ah waxa uu diirada u saarayaa shirarkii Britain ee London lagu isla markaana looga hadlay arimaha Soomaaliya, Halkan hoose ka daawo wareysiga uu aqoon yahanku siiyay Somali…

                  Read More

                    Baaq taageero ah oo ka yimi Qurbe joogta Ciise Muse ee UK , Baaqani wuxuu ku socdaa oo taageeraya​a baaqii ay soo saareen Beesha Yoonis Abdirahman oo ka mid ah Beelaha Habar Jeclo

                    Anaga oo ah qurbo joogta UK ee ka soo jeeda Beesha Ciise Muse , Waxaanu Baaq wadareed mug-leh ku taageersanahay  Baaqii  ay  bishan October  12/10/14 ay soo saareen Beesha Yoonis Abdirahman oo ka mid ah Beelaha Habar Jeclo. Waxaanu beeshan ku raacsanahay qodobada ay shirkoodii ka soo saareen. 1- Waxaanu ku raacsanahay in masiirkii shacabka…

                    Read More

                      Shir uga qabsoomay gudida beesha Ciidagale magaalada London ee carriga Ingiriiska go,aanno ka soo baxay shirkaas iyo baaq dheer kuna wajahan qaranka jamhuuriya​da Somaliland

                      Bismillaahi Arramanirraxeem.  Ummada reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.   Waxaa shir uga qabsoomay gudida beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) dalka Ingiriiska magaalo madaxdiisa London, maalintii sabtida ahayd kuna beegnayd 11/10/2014, shirkaas oo ay kaga arrinsanayeen danaha beesha iyo guudahaan xaaladda dalka…

                      Read More

                        Daawo”Madaxwaynaha Waxanu Uga Fadhinaa Cadaynta Danbi La,aanta Xubanah Gudida Doorashoyinka Ee Uu Soo Magacabay “gudomiyaha Xisbiga wadani C/raxman(Ciro)

                        Hargeisa 13/oc/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga wadani  ahna gudomiyhah  golaha waklada somaliland  ayaa maanta  ayaa maanta  ka  hadlay  xubanah  gudida doorashonka  qaranka ee uu dhawan  soo magacabay  madaxwaynaha somaliland  isagoo shegay  inay  madaxwaynha uga fahiyan  ini soo cadeyo  danbi la,aanta  xubnaha gudida doorashoyinka   http://www.youtube.com/watch?v=tx6DEBJ0lOg&list=UU-OSDvJaKBwIZ72IiiNn9xw Hargeisa SDN/QJ Contact@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Danjiraha Qaramada Midawbayn U Qaabilsan Somaliya Nicklo Key Iyo Midawga Africa Ayaa Si Wada Jira U Canbareyey Qaraxii Ka Dhacay Magalada Muqdisho

                          Hargeysa 13/oc/2014 (SDN/QJ)Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa si isku mid ah u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho, gaar ahaan baar ay dad badan ku qaxweynayeen. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerar loo adeegsaday qarax gaari oo xalay…

                          Read More

                            Yuusuf Maxamud Xiiray Afhayenka Salaadinta Somaliland Ayaa Jufadiisu Kalsoonidii Kala Noqday Ka Dib Shirar Ay Yeshen Bayaamin Ka Dhana Soo Saren

                            Hargeisa 13/oc/2014(SDN/QJ) Suldaanka Guud ee Beesha Isaxaaq Ahna Afayeenka Sulaadiinta Somaliland Yuusuf Muxumed Xiirey (Yuusuf Dalab)ayaa beeshiisu kala noqotay kalsoodii suldaanimo kadib shir ay ku yeesheen Haldoorka Jufada Suldaanka ee reer Yuusuf Dalka Dibadiisa. Dood iyo Falaqayn dheer oo dhex martay xubno ka mid ah haldoorka qurba jooga beesha Cabdalle Isaxaaq ee UK ayaa waxaa…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaano Tooshka Ku Shiday Muhiimadda Shirka London Ugu Jirta Somaliland

                              Hargeysa:13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadlay Muhiimadda uu shirka Magaalada London Berri ka Furmayaa u leeyahay Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan ku sugan Magaalada London, ayaa Boggiisa Twitterka ku faahfaahiyey Muhiimadda uu shirka Ganacsiga Somaliland lagaga hadlayo ee London ka furmayaa u leeyahay Qaranka Somaliland. Fariinta Kooban ee uu Madaxweyne Silaanyo kaga kaga…

                              Read More

                                Daawo”Somaliland Masayrkedii Waa Laga Leexeyiy Waxana Lexiyey Dad Aan Somalilander Ahayn Waxana Lagu Wada Federalka Somaliya “Aqonyahan Maxamed C/lahi Obsiye”

                                Hargeisa 13/oc/2014 (SDN/QJ)Aqoonyahan Reer Awdal Maxamed Obsiiye Oo Sheegay Inuu Ka Xunyahay Inay Xukuumada Somaliland Shacabka Ay Ku Wado Fadaraal Fariinna Udiray Maxkamada Ciidanka Qaranka Somaliland   https://www.youtube.com/watch?v=s_y7msO6QIY#t=19   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidisporanews.com

                                Read More