Daawo”Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Xarunta Gobalka Togdheer Ee Burco

    Burco 13/oc/2014(SDN/QJ)Soo dhawayn baldhaan oo loo sameeyey wafti uu hogaaminayey gudoomiyaha xisbiga mucaradkaa ee ucid iyo musharaxa madawaynaha xisbiga cadaaladiyo daryeelka ucid aqoonyahan jamal cali xuseen safarka waftigan  ayaa  u  daarna  dardargalinta  hawlaha xisbiga  ee magalada  iyagoo  maanta  halkasi  xadhiga  kaga jaray  laba xafiis  oo uu xisbigu  ku yelan doono  burco   Burco SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Turkiga Oo Ogoladay In Maraykanku Inu Isticmalo Xarumahisa Malatari Sido kalena Uu Maraykanku Saldhigyada Turkiga Tababar Ku Siiyo Qunyar Socodka Syriyanka Ah Ee La dagalama Ururka Dacish

      Hargeisa 13/oc/2014(SDN/QJ)La taliyaha Mareykanka ee dhinaca amaanka Susan Rice ayaa sheegtay in labada dhinac ay heshiis ka gaareen arrintaas isla markaana wixii hadda ka dambeeya Mareykanka uu adeegsan doono fariisimaha milateri ee ku yaalla Turkiga. Waxay intaas ku dartay in Mareykanka uu sidoo kale fariisimahas ku tabbabari doono dagaalyahano qunyar socod ah oo reer Syria…

      Read More

        Boqorka Belaha Darod Boqor Burhan Ayaa Casumad Rasmiya Magalada Qardho Ugu Sameyey Raysal Wasaraha Dawlada Federalka Somaliya Cabdiwali

        Garowe 13/oc/2014( SDN/QJ)Wefdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa kamid ah Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), Madaxweyne kuxigeenka C/xakiim Camay iyo masuuliyin kale.oo kamida xukuumada madaxwayne cabdi wali iyo waftigii raysal wasaraha dawlada fedaralka ah soomaliya ayaa u anbobaxay xarunta gobalka karkaar ee qardhoka diba markii ay casumaad rasmi ah uu ka heleen Boqorka Beelaha…

        Read More

          Dadwaynaha Rer Burco Ayaa Durba Cabasho Ka Muujiyey Shirkadaha Gacanta Ku Haya Dhismaha Wadooyinka Burco Oo Sheegay Tayada Wadoyinka Kala Shaxaaden

          Burco 13/oc/2014(SDN/QJ)farta Shirkadood ee kala ah Somaliland Chine Horn Group,Delita,Timacade iyo Orietal Constaction oo ah Shirkadaha ka wada dhisamaha wadooyinka Magaalada Burco ayaa markii ugu horaysay waxaa Kasoo baxaya Saluug ay dawayanaha reer Burco ka muujiyeen tayada wadooyinka ay dhisayaan,kuwasoo shirakadaha qaar wadiiyinkii ay disayeen ka shaxaadeen tayadii loogu talo galay in lagu dayactiro, halka…

          Read More

            C/raxman Axamed Kabadhe (Awrliqe)Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday Inuu Yahay Musharax U Taagan Aqalka Golaha Wakilada Somaliland

            Hargeisa  13/oc/2014(SDN/QJ)C/raxman Axamed Kabadhe (Awrliqe)Aayaa  maanta  Shaaca  Ka Qaaday  inuu  yahay  Musharax Utaagan  Aqalaka Golaha Wakilada Somaliland oo lagu  wado Sanadka Soo Socda  laga Qabto  Guud  aahaan  Somaliland C/raxmaan Axmed Kabadhe (Awr liqe ) Ayaa  Aad  Ugu  Mahad Celiyey Guaad  Cid  Kastoo Ka qayb qaatay  musharaxnimadiisa  sigaaran  ugu  mahad  naqay  besha  uu  kasoo jeedo  …

            Read More

              Daawo“Ma Jirin Shir aan Joogay Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Sheegay Inuu Musharraxnimadiisii Kaga Noqday, Goob aan Joogay….” Muuse Biixi.

              Hargeysa:Oct,13,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horraysya ka Hadlay Warar warbaahintu ka qortay oo sheegayey inuu madaxweyne Siilaanyo ka noqday Musharraxnimadii Madaxtinimo, waxana uu sheegay inaan arrintaas waxba ka jirin. Guddomiye Muuse Biixi oo Maanta la Hadlay Saxaafadda Madaxa Bannaan, ayaa sheegay inaanu jirin wax shir ah oo Hoggaanka Kulmiye iyo Madaxda…

              Read More

              Xulka Brazil Iyo Xulka Argentine oo Isku Naf Baxay (Brazil 2 Argentine 0 Latin America Cup) DAAWO-By Jaahuur.

              Beijing-12-Oct-2014-(SDN/QJ) Asxabtay ciyaar aad iyo aad u xiisa badneyd oo dhexmartey xulka Brazil iyo Argentine kana tirsaneyd koobka Latin America ayaan waxba la isu reeban,waxaana ka dhexmuuqdey xiddigihii ka dhexmuuqdey koobkii kubadda cagta ee aduunka laguna qabtey dalka Brazil ee daawasho wacan. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.    

              Read More

                Waxa Meeshii Ugu Galay Cali Maxamed Warancadde​!!!

                Ma Deyrkii Xabaalaha Ayuu Tiyaatarkiina Ku Darsaday!!! Xogtan Xaqiiqada Ku Qotanta Waxa inoo Soo Gudbiyey Qoraaga, Aqoonyahan Imaam Siciid Maxamuud Gahayr oo 10/10/14  Jimcihii Warbaahinta Dalka Inoo Soo Mariyey. Waxan Qoraaga Marti Uga Ahay Codsi Ogolaasho aan Falanqeyn iyo Taxliilu Rayi Caafimaad Qaba aan Ku Eego Xogtan Iyo Warbixinta. Waxan Xoog Uga Feejinaan Doonaa in…

                Read More

                  Cabdi Good oo la weydiiyay Su’aal uu Jawaab u waayay oo ku saabsan Codad si qarsoodi ah looga duubay,iyo Inuu Maanta Xaas leeyahay DAAWO

                  London 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca afka Somaliga Cabdi Good Cabdi ayaa la Weydiiyay Su’aalo ku Saabsan Codad si hoose looga duubay oo lagu faafiyay Baraha ay Isticimaalaan Bulshadu kuwaas oo uu ku dooday in laga been abuuray kana gaabsaday inuu si Mug leh uga hadlo. Cabdi Good Cabdi oo Marti ku…

                  Read More

                    “Madaxwaynuhu Wuu Sharaxan yahay,Barnaamijkaasi uu intiisii badnayd fuliyay ayuu ku soo noqonayaa” Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta DAAWO

                    Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md C/waaxid C/qaadir C/raxmaan ayaa maanta ka qayb galay kulan ay jaamacadda Golis ku soo bandhigaysay fursado waxbarasho oo ay ka faa’iidaysan karaan suxufiyiinta reer Somaliland. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa sheegay in Madaxwaynuhu sharaxan yahay,Wallow warar maalmihii ugu dambeeyay…

                    Read More

                      Akhri Kiisaska Cudurka Ebola Oo Laga Helay Addis Ababa iyo Tirada Oo Kor Usii Socota

                      Addis Ababa:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Astaamo dhakhaariirta caafimaadku aaminsan yihiin inay yihiin kuwii Cudurka Ebolaha ayaa lagu arkay diblomaasi kasoo jeeda Dalalka Galbeedka Afrika oo ku sugan Magaalada Addis ababa. Sidoo kale saddex qof oo kale oo astaamaha cudurkan lagu arkay ayaa la dhigay Cisbitaalka Black Lion Hospital, waxana lagu sheegay Astaamo ay kamid yihiin Xumad  Dhiig-bax badan. Dhakhaatiirta…

                      Read More

                        Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Beeniyey In Cisbitaalku U Xidhmayo Adeeg Xumo Kana Waramay Horumarka Cisbitaalka Guud Ee Hargeisa

                        Hargeisa 12/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye waxa uu sheegay in aanay xaqiiq ahayn Warar sheegay in xaaladda Adeegyadda Cusbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa ay hoos u dhacday oo ay baahiyeen Qaar ka mid ah Warbaahinta guddaha.Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Xuseen Warsame iyo Axmed Cumar Askr oo ah Agaasimaha Cusbitaalka guud…

                        Read More

                          Daawo:Beel Habar-jeclo ka mid ah oo si weyn uga soo horjeestay Madaxweyne Siilaanyo, Shirna Ugu Baaqay In Uu Suldaanka Guud Ee Beesha Habarjeclo Qabanqaabiyo

                          Hargeisa 12/oc/2014(SDN/QJ):- Qurbo-joogga Beesha Yoonis Cabdiraxmaan oo ka mid ah Beelaha Habar-jeclo, ayaa shir ay ku yeesheen magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ka soo saaray go’aammo adag oo ay ku dhalliileen hoggaaminta Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hagidda dadka iyo dalka lagu aamminay ee uu u dhaartay inuu daacad u noqonayo, waxaanay…

                          Read More

                            Aragtida Madaxweye Siilaanyo ee Shirka Denmark ay dabada ka riixayso DAAWO

                            Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu sheegay inaanay Xukuumaddiisu ka qayb-galayn Shir lagaga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo bisha fooda innagu soo haysa lagu qabanayo Magaalada  Copenhagen ee dalka Denmark. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed-Siilaanyo waxa uu sheegay inay Somaliland shirkaas ka qayb-galayso,waase haddii-buu yidhi si gaara oo Soomaaliya ka…

                            Read More

                              Wasaaradda Macdanta oo Faahfaahin ka Bixisay Hawl gal Macdan Baadhis ah oo Shirkad Chine ahi ka Bilaabayso Deegaano Gobolka Awdal ah DAAWO

                              Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland Siciid Axmed Jibriil ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhawaanahan ka soo yeedhayey dadka deegaanka Baki ee gobolka Awdal oo laga bilaabay hawlo dhinaca macdan baadhis ah. Agaasmaha guud ee wasaarada macdanta oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa waxa uu sheegay inaanay jirin wax…

                              Read More

                                Dacwadii Mulkiyada iyo La Haanshiyaha Telefishanka Universal oo Weji kale Yeelatay loona Gudbiyay Ingiriiska DAAWO.

                                Muqdisho 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-   Waxaa in Mudo ah Maxkamada Somalia ay ka Garnaqaysay Dacwad ku Saabsan Lahaanshiyaha Telefishanka Universal oo u dhexeeyay Axmed Abukar Mubaarik iyo Cabdiqaadir Axmed Maxamed . Maxkamadu waxay burisay Xukun Maxkamadeed oo hore loo soo saaray in dhinac ka mid ah labada dhinac ee dacwadu u dhaxaysay Waxay Maxkamadu isaga Wareejisay…

                                Read More

                                  Siciid Cali Muuse oo ka Hadlay inuu Gudoomiye ka Noqdo Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka DAAWO

                                  Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Suxufiga caanka ah ee Siciid Cali Muuse oo muddo sannadood ah ka shaqaynayey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, isla markaana caan ku ahaa Barnaamijyo uu ka mid yahay Bandhigga Ciyaaraha, ayaa ka sheekeeyey markii ay ugu darnayd intii uu Saxaadda Saxaafadda ku jiray iyo dhacdadii ugu yaabka badnayn uguna naxdinta…

                                  Read More