Tirsigii 2-aad ka bogo Liiskan dhinaca ka raran ee Qandaraasyada Musuq maasuqa lagu bixiyey taas oo xayndaabkii madaxtooyada ka dhigtey aboor iyo daani aan dhergeyn
Bilowgiiba markii ay xukuumada Siilaanyo ay hogaanta wadanka haleeshay waxaa dhinac u-ciirey oo weecsin iyo beegsin noqdey Qandaraasyadii iyo ilihii dhaqaalaha ee wadanka taas oo markiiba ay Xukuumadii Xeyndaabkii Baananka JSL ay ku xareeysey Xawaaladihii ilma Jini boqor si loo caseysto oo loo lunsado Lacag dakhli dawladeed ah ama lacagaha deeqaha ah ee deeqbixiya yaashu…
