Qorshaha Cabdi Iley & Siyaasaddiisa

    Ma ogtahay in aad is hubsataa iney haboontahay. Ma ogtahay, Ciyaar aanad khibrad u lahayn, qawaaniinteeda aanad korka ka wada xafidsaneyn in aanad badin kareynin. Ciyaartaasi ha ahaato: Kubadda  Cagta, Kubadda Koleyga, Feedhka ama Orodadaba. Waxaa iyana la mid ah Qawaaniinta Ciyaarta Siyaasadda oo la hubo in aaney marnaba guuli kugu raaceynin Ficillo ku saleysan:…

    Read More

      Waar Cadowga Ciidanka OPU ee 520-ka askari lagu qiyaasey lagula Dagaalamay​aa Xoog badanaa? Waxaan leeyahay Xukuumada waxaa ka horeeya Xeerarkii lagu dhiqi lahaa iyo xeerarkii shidaalka oo qabyo ah

      Dastuurka JSL wuxuu qeexayaa in ay jiraan oo keliya sadex ciidan oo qaab dhismeedkooda iyo waajibaadkoodaba ay xeerar dastuuri ahi ay qeexayaan oo uu nidaaminaayo waxaana ay kala yihiin noocyada Ciidamada JSL  ka dhisani sidan; 1- Ciidanka Booliska oo uu xil ka saaran yahay ilaalinta nabadgelyada iyo dhaqan gelinta xeerarka dawlada , waajibaadka saarana xeer…

      Read More

        MATAANAYNTA BERBERA & OODWAYNE “ TWIN OLD CITIES” : MAYOR CIDIN IYO MAYOR XOOG

        Berbera iyo Oodwayne waa  magaallooyinka  ugu facawayn Somaliland. Waxa qarniyo badan ka dhexeeyay  xidhiidh sokeeye, ganacsi iyo dhaqan –dhaqaale . SAAXIL  waxa laga soo dejin jiray badeecad  ganacsi sida timirta, dharka, irbadaha  iwm. Waxa lagu soo qaaday jira awr loo yaqaanay  “ Kabadhe Iidoor “. Waxa lasoo marin jiray   Cadaadlay, waxaana loo gudbin jiray Oodwayne…

        Read More

          Qoraagii Buuga Xamaasada Diineed abuuray ee Xadka Ridada Maxaa Ka Run ah oo Jawaab ka Bixiyay Dhaliilihii Sh.Maxamed Umal {DHAGAYSO}

          Nairobi 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Cabdi-siciid Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed ayaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxa uu dhowaan ku soo bandhigay Buug cusub oo uu qoray oo uu qoraaga ugu magac daray XADKA RIDDADA MAXAA KA RUN AH!. Kadib Markii Buugaasi la soo bandhigay ayaa waxaa naqdiyay oo ka hor yimid…

          Read More

            Halkan Ka daawo:Badhasabka Sanaag Oo Kormel Uu Ku Dar-darlinayo Diiwan Galinta Madaniga Ah Ka Bilaabay Deganada Ceerigabo Hoos Taga

            Hargeisa 28/9/2014(SDN/QJ)Badhasaabka gobalka sanaag  maxamud cali ramax ayaa maanta kormer  indho indhayna ku soo maray deegano  ka mida ceerigabo  safarka kormerka oo mudo  laba casho aha qaatay  waxa u ku slaysanaa  dardargalinta diiwan galinta madaniga oo dhawan laga bilabi doono deganadasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com  

            Read More

              Halka Ka Daawo:Wasiirka Biyaha Somaliland Ayaa Mashruc Lagu Baladhinayo Biyaha Maanta Ka Furay Magaalada Burco

              Hargeisa  28/9/2014(SDN/QJ)wasiirka biyaha somaliland ayaa maanta magaalada burco  ka furay  mashruu lagu horumarinayo  biyaha magaladasi  burco mashruucani  oo ay hirgalinayso sanduuqa hurumarinta somaliland  ayaa waxa uu wasirku shegay  in lagu  in dhawan laga  bilabo  mashurasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews,com

              Read More

                Todoba Bilood kadib oo uu Maanta Mulkiilaha Universal Tv raali Gelin ka Bixiyay Barnaamijyadii Sababay in laga Xayiro Somaliland DAAWO

                Hargeisa 28/9/2014(SDN/QJ) Mulkiilaha televionka Universal Axmed Abuubakar ayaa maanta  raaligalin  ka siiyey  shacabka somaliland iyo xukumadiisaba barnamijyadii  laga baahiyay Telefishankiisa Gaar ahaan Faaliyaha Qaranka Mudo Todoba Bilood ka Hor Kaas oo Si Weyn ay uga Cadhootay Xukuumada iyo Shacabka Somaliland Isla markaana lagu gaystay Xadgudubyo Shakhsi ah. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse…

                Read More

                  Safaarada Turkiga Ee Magaalada Hargeysa Oo Si Rasmi Ah U Baahisay Inay Bilowday Bixinta Fiisayasha Wadanka Turkiga Oo Ay Shacabku Si Weyn U Soo Dhaweeyen

                  Hargeisa 28/9/2014 (SDN/QJ)Qunsuliyada Ay Dawladda Turkigu Ku Leedahay Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland Ayaa Bilowday Bixinta Fiisayaasha Lagu Galayo Wadankeeda, Ka Dib Dhawr Bilood Oo Ay Furnayd. Qoraal Kooban Oo Ay Qunsuliyadu Ku Baahisay Barta Ay Ku Leedahay Twitterka, Waxay Ku Sheegtay In Laga Bilaabo 26 September La Bilaabay Bixinta Fiisayaasha. “Qunsuliyada Turkiga Ee Hargeysa…

                  Read More

                    Halkan ka Daawo:“Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

                    28Sep14 (SDN/QJ) “Halkan ka daawo Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir. C.raxmaan C.qaadir Waxa uu sheegay in Qoyskiisa reer C.qaadir iyo Qoyska Madaxweyne Siilaanyo uu ka dhexeeyo Xidhiidh Qoto dheer oo Gaadhaya Konton Sanno waxa uu Xusay in Madaxweynaha iyo Xaaskiisaba uu Midba Gooni u yaqaanay…

                    Read More

                      Mulkiilaha Tvga Universal oo Rali galin ka siyey Shacabka Somaliland iyo Xukumada iyo xafiiskii hargaysa oo la furi doono

                      London28Sep14(SDN/QJ) Mulkiilaha tvga Universal Eng :Axmed oo cajalad raali galina u diray shacabka reer somaliland iyo xukumada vidyawgan oo la gaarisiyey xarunta xafiiska hargaysa oo loo soo bandhigi doono shacabka iyo heshiiska xukumada iyo tvga universal kala saxiixdeen oo uu goob joog ka yahay wasiirka warfaafinta iyo xubno wasiiro heshiiskan oo dhiga baahinta wararka somaliland…

                      Read More

                      Kabtanka Man United Rooney oo Seddex Ciyaarood La Ganaaxey Muxuuse Galabsadey? (By Jaahuur)

                      London-27-Sep-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo aay ciyaar aad u xiisa aay dhex martey man united oo gabalkeedu dansayahy iyo West Ham. Man United oo waayadan jab weyni ka soo gaadhey ciyaarihii aay soo ciyaareen ayaa u muuqata iney hurdada ka kaceen Haddaba Kabtanka  Man United oo markiisii horayba…

                      Read More

                        DAAWO:Barnaamij gaara oo laga diyaariyay hawgaladii ciidamada Somaliland ay ka fuliyeen degaanka Saaxdheere

                        Saaxdheer Sept 28,2014(SDN/QJ)-Barnaamij gaara oo ay isku soo dubo rideen hawlwadeenada TVga Qaranka Soomaaliland ayaa waxa lagu soo bandhigay hawgaladii ciidamadu dhawaanta kula wareegeen degaanka Saacdheer oo gabaad u ahaa kooxda Cali Khaliif Galeyr ee Khaatumo. Barnaamijka ayaa sawir ka bixinaya cududa ciidanka iyo xaalada degaanka Sool iyo sida ay ciidanka iyo dadka degaanku u…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo:Haweenaydii Ugu Horaysay Kaga Dhawaaqday Gobalka Sanag Inay U SharaxantahayXildhibanada Golaha Wakiilada Somaliland

                          Hargeisa 28/9/2014 (SDN/QJ) Hodan  guray  cali ayaa maanta si  rasmiya ugu  dhawaaqday  inay u sharaxantahay  xildhibanada golaha baarlamanka  gobalka sanaag taasi  oo  lagu wado  in sanadka soo socda  badhtamahiisa  laga qaban doono guud ahaan gobalada somailand   waana haweenaydii ugu horayse  ku dhaqaada musharaxnimada golaha wakiilada Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbe jog.com Concat@somalidiasporanewss.com

                          Read More