Diyaarinta Qabyo-Qoraalka Halbeega Waddooyinku Dalku Waa Talaabo Horumar ah oo Horay loo Qaaday “Roads Standard Manuals”

    Hargeysa Sept 28,2014(SDN/QJ)-Waxa magaalada Hargeysa laga furay kulan hawleed lagu dejinayo nidaam lagu horumarinayo hab dhismeedka wadooyinka Somaliland. Wasiirka Madaxtooyada oo ay hayada wadooyinku xafiiskiisa hoos tagto oo arinka ka waramay ayaa yiri: “Waxay ahayd maanta kadib markii kulan hawleed qaadan doona maalmo aanu ku daah furnay buuggaag qabyo-qoraal ah “Draft” oo looga gol leeyahay…

    Read More

      “Madaxweynoow Wax alaaliyo Wax aad la Hadhaa Yaanu Jirin Cirka Soo Guji” Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Duruusta laga baran karo Xiligiisii Mucaaridnimo DAAWO

      Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Mudadii dheerayd ee uu ku Jiray Saaxada Mucaaridnimo ayaa waxa ka soo burqan jiray Hadalo dhinbiil ku ah Xukuumadii Xiligaas Jirtay ee Daahir Rayaale Kaahin Hogaaminayay . Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Wakhtigaas u arkayay in Mudaharaadku yahay Waajib distoori ah oo Muwaadinku leeyahay,…

      Read More

        Hakad Shalay ku Yimid Diiwaangelinta Madaniga ee Caasimada Hargaysa iyo Cabashada Madax dhaqameedka {DHAGAYSO}

        Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Sii socoshada diiwaangelinta Madaniga ah ee dalka Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka Maroodi-jeex ka sii socon lahayd Sabtida Shalay, ayaa fashilantay ka dib markii Musuqmaasuq dhinaca dhaqaalaha ah oo lagu leexsaday Kharashkii la isku ogaa in la siiyo ama ay qaataan dadka ka shaqaynaya ee ka hawlgalaya xarumaha…

        Read More

          Bisha September ee Sannadkan oo Ardaydii ugu Badnayd ka soo Baxeen Jaamacadaha Somaliland iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka qayb galay Ardaydii ka baxday Jaamacada Addis ababa University DAAWO

          Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Xaflad loo sameeyay 100 arday oo ka qallin jebiyay Jaamacada Caafimaadka ee Addis ababa Medical University College  . Xaflada Qallin Jebinta ardaydan Waxaa kale oo ka Qayb galay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Socday Golayaasha Qaranka . Hargaysa SDN/QJ…

          Read More

            Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka Hadashay Qaabka Diiwaangelintu u Soconayso {DHAGAYSO}

            Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha JSL ayaa maanta faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Diiwaangelinta madaniga ah ee Dalka ka socota. Agaasimaha Guud waxa uu sheegay in Caasimada Hargaysa ay u qorsheeyeen in Diiwaangelintu ay ka Socoto Sideed iyo Afartan Goobood. Dhanka kale Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Guduhu waxa uu…

            Read More

              “Dowladdu mar kasta diyaar ayey u tahay wada-hadal,sidii dadka dariska ah nabad galyo ay ugu noolan lahaayeen” Wasiirka Duulista Punt land DAAWO

              Garowe 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in hab wada-hadal ah lagu dhammeeyo xiisada garoomada la xiriirta ee ka jirta magaalada Galkacayo, taas oo u dhexaysa Galmudug iyo Puntland.   Wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland Xasan Siciid Xaaji Xasan oo ka mid ah wefdi wasiirro iyo saraakiil ah…

              Read More

                Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Siilaanyo Ku dhaleeceeyay Talaabada uu ku furay Diiwaangelin aanu Golaha Wakiiladu Ansixin DAAWO

                Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Ee Xisbiga Waddani Cabdilaahi Axmed Maxamed Waxa Uu Sheegay In Ay Sharciyada Baal-Marsan Tahay Qaabkii Xukumadu Khamiistii Dhawayd U Bilowday Diiwaangalinta Madaniga Ah Oo Loo Galay Hab Tijaabo Ah Isagoo Sheegay In Aanu Wali Baarlamaanku Ansixinin. Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada ee Xisbiga WADDANI Md:Cabdilaahi Axmed Maxamed oo shir-jaraa’id ku…

                Read More

                  Somali-land presidency spokesperson, Mr. Dhuxul lacks any diplomatic language and ethics behaviors

                  The reasons that influence me write this article is that, I have noticed some politicians like the palace spokesperson Mr. Dhuxul always speak undiplomatic language far from any ethics tune and his political statements him bad reputation. Reputation is an opinion of a social entity for a person, company, organization or social group a result of social evaluation. Reputation is…

                  Read More

                    Xafiiska Somaliland Ee UK Oo U Dhaw Inuu Xidhmo

                    Hargeisa 27/ 9/2014(SDN/QJ) Somaliland ayaa 23 kii sannadood ee la soo dhaafay ku lahayd xafiis dalka Ingriiska, kaas oo qaban jiray xidhiidhinta danaha Somaliland ee dalka Ingiriiska oo ka mid ah waddammada sida mugga leh u daneeya Somaliland dhinacyada dhaqaalaha, dibudiska iyo siyaasaddaba. Waxa Xafiiska Somaliland ee UK iskaga danbeeyay haldoor iyo aqoonyahanno waayo aragnimo dublamaasiyadeed…

                    Read More

                      Inexorableness of Democratic Elections If Need Peace and Development

                      Free and fair elections are indispensable in comforting the consent of the governed, which is the substratum of democratic politics. Elections assist by means of the principal mechanism for decoding that consent into governmental authority. Introduction Democracy originated the term from the ancient Greece, which means ‘’rule by the people’’.  This denotes that people choose…

                      Read More

                        Ciidanka Boliska wadanka Uk oo qabtay 7 jawaan oo Qaad qalalan oo la shiiday iyo Sadex nin oo ka ganacsada

                        London 27Sep14 (SDN/QJ) Ciidanka Booliska wadanka uk ayaa waxay badhitaan ka bilaabeen goobo soomalidu ku ganacsato ee xaafada church road ee ku taala galbeedka London oo  ay ku soo qabteen jawaan  Qaad qalalan oo la shiiday iyo Sadex nin oo dadooda lagu qiyasay  41 ilaa 52 jira oo ka ganacsanayey iyo dhalinyaro ku qayilaya goobta…

                        Read More

                          Xisbiga Ucid Oo Ku Baaqay In Caafimaadka Madaxwayne Siilaanyo La Baadho Doorashadda Ka Hor, Kuna Naqdiyey Wakhti Ee Uu Dhalashadiisa Ku Kala Qortay

                          Hargaysa(SDN/QJ) Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa ka dhawaajiyay in madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)la baadho caafimaadkiisa maadaama ayuu yidhi uu qalday kaadhka dhalashadiisa,waxaanu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu warbaahinta u qabiyey, qoraalkaasi oo dhamaystiranina waxa uu u dhigmaa sidan:- “Waxaanu codsanaynaa hadaanu nahay…

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo: Salaadiinta Gobalka Awdal Raaligalin Ka Siiyey Salaadiinta Galbeedka Burco Hadalkii Waiirka Xidhiidhka Golayaasha Ku Duray Salaadiintasi

                            Hargeisa26/9/2014(SDN/QJ)odayaasha  iyo salaadiinta gobalka awdal ayaa maanta  raali galin  ka bixiyey   hadal  uu wasiirka xidhiidhka golayasha   uu ku  duray  salaadin  ka yimid galbedka boorama iyagoo odayaashasi   xaal  marin   ka siiyey  hadalkasi  una sheegay Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somailidiasporanews.com

                            Read More

                              Qodobbada lagaga hadlay Shir hor-dhac u ah Shirka Maalgashiga ee ay Somaliland iyo Ingiriisku wada-qabanayaan oo lagu soo gebo-gabeeyey London

                              London 26Sep(QJ/SDN)  Shir hordhac u ah Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ee 14-ka bisha October ee sannadkan 2014-ka lagu qabanayo magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ayaa Ar lagu soo gebo-gabeeyey  London,  shirkan oo ay kaasoo ay ka qaybgaleen Madax kala duwan iyo Maalgashaayaal caalami ah oo ka warramay sida ay u danaynayaan inay Somaliland Mashaariic…

                              Read More

                                The Government losing popularity due to corruption, injustice, tribalism, it is guaranteed that, the two opposition parties (Ucid and Wadani) will win the majority of the seats of our parliament‏

                                The upper most important development factor in any country in the world is justice and not the number of number of roads, schools or any other elements pertaining to the development. Let me one factor of injustices responsible by this administration. It was confirmed that 73 % of Somaliland work force are from one clan…

                                Read More

                                  DAAWO:Faarax Shirdoon”dagaalku joogsan maayo ilaa aqalka cad aanu calan madow ka taagno

                                  Mosul Sept 26,2014(SDN/QJ)-Nin uu adeer u yahay raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid oo mudo ahaa reer Canada isla markaana u Jihad tegey dalka Ciraaq ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu uga waramay xaalado dhawr ah. Wareysiga uu bixiyay Faarax Maxamed Shirdoon ee uu siiyay VICE tv ayuu uga waramay ujjeedooyinka kooxda ISIS ee ka…

                                  Read More

                                    Ninkii Sugayay iyo Ninkii kalaba Xukuumada Siilaanyo Gabalkeedi​i wuu dhacey, Wixii aduun,anfa​c iyo agab wadanka ka maqana iyaga ayey ku maqan tahay oo ku gafanoobey​

                                    Bilow-geenu waa Bisinka iyo Saliga iyo Tabaariga iyo Tiirarka adag ee Eebe!  Waa taxanaheenii iyo tusbax furkeenii tusamada ahaa ee tusaaleynta ahaa ee dul marka,iyo duur xulka ahaa ee digniinta iyo durniinka ahaa ee qaawinaayey Xukuumadeena Demen ,Dul-yar, Danbas iyo Digo badan iyo hawl-wadeenadeeda qaarkood  gaar ahaan kuwa  qiyaameeyey qaranka ee qorsheystey qalin kuxadka iyo qandaraasyada qarsoon iyo…

                                    Read More