Daawo Sawiro;Casho sharaf Sheekh Maxamed Aadan ..Imaamka Masaajidka Cali Mataan Hargaysa..Lasoco Warbixin kooban…
London26Sep14(SDN/QJ) jaaliyada somaliland ee uk uu gudoomiye u yahay imaan ayaa waxay casho sharaf u sameyeen imaamamka masjidka Cali Mataan oo booqasho ku jogay wadankan uk , isaga oo casuumad ka helay jaaliyada somaliland ee biristol imaamka ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybo kale oo ka mida jaaliyada somaliland . halkan sawiro ka mida…
