Dhambaal Hambalyo Ciida Al adxa oo ka timid Somaliland Societies in Europe
Ciid Wanaagsan Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Societies in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinayaa munaasabada Ciida Al Adxa oo ku began maalinta Sabtida ee 04 Ta Oktobar 2014. Ugu horreyn Ilaahay ayaa mahadi u sugnaatey iyadoo dalkeena iyo dadkiisuba ay ku…
