Al Shabaab in Context

    Somalia’s most feared militant group didn’t evolve in a vacuum. Al Shabaab is one of Africa’s most notorious militant organizations. The group has been accused of committing widespread human rights violations, including attacking aid workers and imposing harsh religious law in areas it controls. However, Al Shabaab didn’t evolve in a vacuum – it’s the…

    Read More

      Muxuu Wasiir Warancade kaga Jawaabay in Koox Gurigiisa laga soo abaabulay ay Afduubeen Weriye DAAWO

      Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in aanu Ka Warqabin Afduub koox la sheegay inuu soo diray ay u gaysteen Weriye Cabdi Shakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala Somaliland haatana u shaqeeya Idaacada Hirad oo Xarunteedu tahay Magaalada Hargaysa. Sida uu Weriye…

      Read More

        Qurbejoogtu Maxay dareemaan Kolka ay Somaliland iyo Dalkoodii Hooyo ku soo laabtaan DAAWO Barnaamij Xiiso Badan

        Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Inkastoo ay Mudo badan Ku Noolaayeen Duruufaha Nolosha Ku Gayaysiisa inaad ku dhaqanto dal aan ahayn kii aad u dhalatay isla markaana ay Yihiin Dhuun Waraabisa dhaqaale ahaan Waddankooda ayaa Sannad kasata waxaa Xiligan oo kale Yimaada Deegaanada Kala duwan ee Somaliland Qurbejoog Tiro badan oo u dhashay dalka ,Kuwaas  ka…

        Read More

          Marwada Madaxweyne Siilaanyo oo Berbera Tagtay iyo Laash Gargaarka Caafimaad lagu fulin doono oo ay furtay DAAWO

          Berbera 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamud Jirde oo ay  Weheliyaan Wasiirada Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Caafimaadka Dr Saleeban Ciise Axmed ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Berbera. Marwada Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Wehelinaysay Waxay furtay Laas Loogu talo galay in lagu fuliyo Gargaarka Caafimaadka Maadaama Xeebta Somaliland deegaanada ku teedsani…

          Read More

            “Waxay ahayd in Wasiirka Xalay Xilka laga qaado Maantana uu Xidhnaado oo Maxkamad la Geeyo” Mas’uul u hadlay Xisbiga Waddani DAAWO

            Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay fal Koox la sheegay inuu Soo Abaabulay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ay Tacadi ugu gaysteen Weriye Cabdi Sakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl gala Somaliland Isla markaana ay qaab afduub ah Magaalada Hargaysa uga Kaxaysteen…

            Read More

              Wasiir Warancade oo Wakiiladu Soo Gole Joojiyeen Kuna Daran dooriyeen Su’aalo uu Ku Haftay iyo Is maandhaaf ka dhashay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Cali Waran-cadde, ayaa  hortagay Golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu ka warbixiyey xaalada amaan ee dalku marayo iyo u diyaargaroowga diiwaangelinta muwaadinka. Wasiirka ayaa halka xildhibaannadu ku waydiyeen su’aalo kala duwan oo la xidhiidha xaaladu dalku ku sugan yahay.Halkan ka dhegsayo wasiirka iyo xildhibaanada oo su’aalahan isaga jawaabaya….

              Read More

                Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo u Kicitimay Imaaraadka oo uu Beri kaga qayb galayo Shir Maalgashi DAAWO

                Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Socdaal Shaqo ugu Kicitimay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta oo ay kaga qayb galayaan Shir Maalgashi. Madaxweyne Ku Xigeenka oo ay Safarkiisan ku Weheliyaan Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo ka sii horeeyay iyo…

                Read More

                  Halkan Ka Daawo: “Dadkan Laga Goodomiyey Magaaladii Ee Siliga Lagu Gooyey Maxay Galabasaden” Boqor Raabi yuusuf Jiilal

                  Hargeisa 8/9/2014 (SDN/QJ) Qaar ka mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Koonfurta Magaaladda Hargeysa ayaa Cabasho Ka Muujiyay Xayn-daab ay Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ay ku Samaysay Waddo ay Sheegeen Inay Mari-jireen.Taasi ay wasaaradu silig aad u  dheer ku xidhan dhaman wadooyinkii ay soo mari jiren magaalada hargeisa  iyadoo ay halkasi saaka ku booqden musharax…

                  Read More

                    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Cadeeyay in Wasiirka Madaxtooyadu yahay Wasiirka Wasiiradda DAAWO/DHAGAYSO

                    Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay shaaciyay awoodda uu dedi jiray ama isagu hore u qarin jiray, balse Bulshadu la socotay ee uu leeyahay ama isaguba siiyey Wasiirka Madaxtooyda Xirsi Cali Xaaji Xasan. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sheegay inuu Wasiir Xirsi yahay Wasiirka Wasiirrada. “Waxa aad…

                    Read More

                      Halkan Ka Daawo:Wasiir Waran Cade Is Casil hadaad adigiba Falal Amniga Ku Lida Ku Kacayso Xog Haye Yusuf Kayse

                      Hargeisa 8/9/2014 (SDN/QJ)xoghayaha  warfaafinta  xisbiga ucid yuusuf kayse ayaa manta kahadlay  dhacdo maalintiin shalay  ahayd oo nin safiya lagu qafaashay gaadhi wasarada arimaha guduhu leeyahay taasi  oo mudo saacad qafaala isagoo xoghauhu wasirka ugu baaqay inuu  xila iska casilo  madama isagii wasirka ahaa falal amniga  ku lida ku kacaayo Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog@.com Concat@somalidasporanews.com

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Gudaha oo u Dalbaday Qaraabadiisa inay Suxufi Hargaysa ku Afduubaan Iyo Warbaahinta Kala Duwan oo Caawa soo Bandhigi doona Fadeexadaha Maamul ee Warancade DAAWO

                        Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Koox sheegatay inay Ehel yihiin Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa afduubay Weriye Cabdishakuur Xaaji Muxume Muuse (Heersare) oo ka hawlgali jiray Shabakadda Oodweynenews.com, Balse immika u shaqeeya Idaacadda Hirad, isla markaana leh Shabakadda Gacan-libaaxnews.com, kaasoo lagu Afduubay Gaadhiga Wasiirka illaa Tuulada Garabis oo ku taalla Koonfur-Galbeed ee…

                        Read More

                          Gudoomiyeyaasha Gobolada+Maayarada Magaalooyinka iyo Kulankii ay la Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo,Xukuumada oo Keligeed ku hawlan Diiwaangelinta Muwaadinka DAAWO

                          Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa  Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Maayerada  degmooyinka iyo guddoomiyeyaasha gobolada dalka Somaliland kuwaasoo uu Madaxwynaha Somaliland kala hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaa diiwaan galinta madaniga ah. Madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiinta gobolada iyo degmooyinka dalka,ayaa aad ugu dheeraaday kana wada hadlay sida ugu wanaagsan…

                          Read More

                            “Diiwaangelinta Muwaadiniintu Waa Wax Bilow leh oo aan Dhamaad lahayn,Laakiin Diiwaangelinta Codbixiyuhu Way Mudaysan tahay” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                            Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland iyo Labada Xisbi Mucaarid ayaa isku waafaqi la’a Sidii loo midayn lahaa Labada Diiwaagelineed ee Muwaadinka iyo ta Codbixiyeyaasha. Aragtida Xukuumada ayaa ah in labada diiwangelinood ay yihiin Kuwo is kaabaya oo ay haboon tahay in isku mar dalka laga wada qabto, Waxayna Golaha Wakiilada u Gudbisay Xeerka qabyo…

                            Read More

                              Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Caddami oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Xiingalool kana hadlay Shirkii Beeshiisa DAAWO/DHAGAYSO

                              Xiingalool 08.Sep 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Wefti uu horkacayo ayaa si balaadhan  loogu soo dhaweeyay Degmada Xiingalool bariga gobolka Sanaag.   Magaalada Xingalool oo doraad lagu soo afmeeray shirka dhaqanka Beesha Warsangali ee Guuleed labo kaasoo maalmo socday, Wasiiir Cadami oo saxafada la hadlay ayaa sheegay inuu…

                              Read More

                                Nuxurka Kulan Maanta uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Qasriga Madaxtooyada kula Yeeshay Gudoomiyeyaasha Iyo Maayarada Dalka Sawiro+{DHAGAYSO}

                                Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta qaabiley Dhamaan Badha-saabadii Gobolada Somaliland iyo Maayaradii Magaalo madaxyada Gobolada Dalka. Kulankan oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland waxa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Cali Maxamed Warancade, iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaana halkasi hadalo…

                                Read More

                                  “Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh, Oo Abuu Zubeyr Raximahulaah Soo Tabo-baray” Sh.Cali Dheere {DHAGAYSO}

                                  Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa  xaqiijiyay geeriyada Hogaamiyahoodi Axmed Cabdi Godane oo Isniintii aynu soo dhaafnay Dayuuradaha Mareykankanka ee aanay cid wadin gantaal ku dhufteen iyo laba masuul oo kale. Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa waxa uu yidhi “Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh,…

                                  Read More