Halkan Ka Daawo: “Dawlad Ku Shega Somaliya Haday Mar-Dnabe Soo Faro Galiso Badahayaga Wanu Dajinaynayna Marakibta Ay Soo Kiraysato Hadana Guutadii Kowadban Udiray Xebta Lasqoray”Wasiir Warancade

    Hargeisa (SDN/QJ) wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade  ayaa dawlada somaliya ugu baqay  in  aanay nxeebaha somaliland soo faro gali iyadoo dhawan markab ay somaliya so kiraysatay uu soo galay  biyaha xeebta laasqoray sigao wasiir  waran cade ciidanka bada somaliland u soo iibiyey doonyaha  dagaalka ee dheeraya  tasi  oo wasiirku shegay  inuu ugu…

    Read More

      Carwo Xanbaarsan​eyd Sooyaalka Taariikhda iyo Suugaanta Soomaalida ayaa maanta ka dhacdey Galbeedka Magaalada London + Sawiro

      London Sept 12,2014(SDN/QJ)-Ururka la magac baxey Som Advice and Forum oo loo soo gaabiyo ( SAAFI ) ururkaas oo ay Gadhwadeen ka tahay aqoon yahan Rooda Maxamud Karaani ayaa maanta ku soo bandhigey Carwo ka turjumeysa Taariikhda Somaalida , Carwdaa oo ka dhacdey Aqalka quruxda badan ee looga taliyo Xaafada Brent ( Brent Council )….

      Read More

        Golaha Wasiiradda Somaliland oo Maanta Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2015ka DAAWO

        Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta oo uu Shirgudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Odoroska Miisaaniyad Sannadeedka Qaranka ee 2015. Waxaanay miisaaniyadan sanadkan 2015-ka ka badan tahay yii hore 30 Milyan oo Dollar, Waxaanay tii sanadkii hore ahayd 220 Milyan oo Dollar Miisaaniyada…

        Read More

          Gaadhi Bilaa Number ah Oo Saaka Khalkhal geliyey Shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa iyo Baadhitaano Ciidanka Dembibaadhistu wadaan

          Hargeysa:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Gaadhi Nooca raacada ah ayaa saaka khalkhal ka dhex abuuray shaqaalaha   wasaaradda Qorshaynta qaranka iyo waliba shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa. Gaadhigan ayaa baaro 9:00-subaxnimo ee saaka lasoo hordhigay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, iyadoo laga soo furay Labada Bilaydh-nimber, isla-markaana loo dallacay Muraayada kala duwan, waxana ku warhelay qaar ka mid  ah shaqaalaha wasaaraddaas. Masuuliyiinta wasaaradda…

          Read More

            Nin Turki ah watayna Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah kana ganacsada Daroogada oo lagu qabtay Bulgaria

            Istanbul Sept 11,2014(SDN/QJ)-Dowladda Bulgaria ayaa  gacanta ku dhigtay bishan September 01, nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo warqad magacaabid ah oo sheegeysa inuu yahay Qunsul Sharafeed dowladda Soomaaliya uga wakiil ah gobolo ku yaala dalka Turkiga ( Honorary Consul).Ninkan oo magaciisa ku sheegay CENGIZ DUMAn NIYAZI…

            Read More

              Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Dubai kaga qayb galay Shir balaadhan oo Maalgashiga Africa ah DAAWO

              Dubai 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa ka qaybgalay Shir balaadhan oo Heer Madaxweyne ah oo lagu qabtay Magaalada Dubai kaas oo lagaga hadlayay Sidii Maalgashi loogu samayn lahaa qaarada Africa. Shirkan oo ahaa Mid Heer…

              Read More

                Hogaamiyihii Alshabaab ee Maraykanku Khaarajiyay Axmed Godane oo Hadal dardaaran ah kaga hadlay Hadii la dilo Cida Bedelaysa {DHAGAYSO}

                Muqdisho 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Warbaahinta Taageerta kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanka Soomaaliya, ayaa waxay xalay baahiyeen dardaaran uu ka tagay hoggaamiyihii Kooxdaasi, Axmed Cabdi Godane oo Al-shabaab dhexdeeda looga yaqaanay Sheekh Abuu Subeyr, kaasi oo Isniintii Toddobaadkii hore ku dhintay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen gobolka Shabeelaha Hoose. Hoggaamiyihii Al-shabaab, ayaa dardaaranka uu ku…

                Read More

                  “Aniga iyo Wasiirka Madaxtooyadu Waxaanu Nahay labo wasiir oo u Siman Madaxwayne Siilaanyo.” Wasiirka Boosaha DAAWO

                  Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ka hadlay Dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu ku Sheegay in Wasiirka Madaxtooyadu yahay Wasiirka Wasiirada. Mudane Maxamed Jaamac Abgaal Waxa uu Jawaab ka bixiyay dhaliilaha arrintaas loogu soo Jeediyay Madaxweynaha Somaliland oo kaga Yimid Xisbiyada Mucaaridka…

                  Read More

                    Globalizat​ion of Somali Music-Aar Maanta Talks with Africa Day with Arise TV’s Juliette Foster

                    Juliette Foster : Now, He’s been described as exemplary individual for attempting to introduce the World to the beautiful sound of Somali Music. Aar Maanta’s efforts have already won him a huge following that started getting even bigger when he performs at October’s Africa Day celebrations in London’s Trafalgar Square.But Aar spent on music all…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo Labada Xisbi Mucaarid ku Celiyay Xubnihii ay u Xuleen Komiishanka Doorashooyinka iyo Mucaaridka oo ku eedeeyay inuu Cimri dherer ka dhiganayo DAAWO

                      Hargaysa 10.Sep 2014 (SDN/J)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inaanu aqbalin oo uu soo celinayo labada Xubnood ee ay Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI u magacawdeen inay uga mid noqdaan Guddiga doorashooyinka Qaranka ee la soo dhisayo, inkasta oo aanu weli qoraal rasmi ah oo uu ku diiday xubnahaas Madaxweynuhu…

                      Read More

                        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Qayb galay Qallin Jebinta Ardayda Jaamacada Golis SAWIRO

                        Hargaysa 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xaflada Qalinjebinta ee Jaamacada Golis University oo xaflad u qabatay Ardaydii sanadkan ka baxday jaamacada xafladaasi oo lagu qabtay Hotel Mansor Hargeysa, Madaxweynaha oo Ardayda hadalo duco iyo Dardaaranba u soo jeediyey ayaa ka dibna gudoonsiiyey 10 kii Arday ee…

                        Read More

                          DAAWO:Xildhibaano suaalo adag ku garaacay Wasiir Warancade iyo Guulwadeyntii Xildhibaan Nac Nac

                          Hargeysa Sept 10,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa suaalo ku dawakhiyay wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland ka dib warbixin uu gollaha ka siiyay xaalada guud ee dalka. Xildhibaanada Guulwadeynta ku caanka baxay ee uu hogaamiyo Nacnac ayaa sidii cadadooda aheyd waxa ay si anshax xumo ah u carqaladeynayeen habsami u socodka Gollaha. HALKAN HOOSE KA DAAWO…

                          Read More

                            Baaq Beelweynta Ciiddagle Dalka Sweden!!!!​Baaqanii Wuxuu Daba Socoda Baaqii Hore Ee Aqoonyahan​ka Iyo Dhaliinyaa​rada Beesha Ciiddagle Weyne

                            waxaa aan marka hore salmaayiina dhamaan bulsho weynta reer somaliland iyo dhamaan bahda saxaafada ,salan kadib waxanu halka rabna  in aan ka caddeyiino mowqifka ku sabsan arriinta diwaangellinta oo baryaha ba la wadday ,taso ay baaq hore ka so saareen dhalliinyarada iyo waxgaradka iyo aqoonyahanka beeshu ,kuwaaso ku tilmaamay mid aan lo mariin wadaadii ku…

                            Read More

                              Ha’yadda RajoQab oo Xustay Sannad Guuradeedii labaad ee markii la Aas-Aasey

                              Minneapolis Sept 10,2014(SDN/QJ)-Waxaa maalintii Jimcaha ay bisha September ahayd 5, 2014 makhaayada Safari, goobteeda shirarka lagu qabto ee Magaalada Minneapolis, Minnesota lagu qabtey Xaflad aad u balaaran oo ku aadan Sannad Guuradii Labaad ee markii dhidibada loo taagey Ha’yadda RajoQab. Munaasabadaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimey waxaa ka soo qaybgaley reer Minnesota oo aana…

                              Read More

                                In English translation Waseerka Wasaaradaha means Cabinet Secretary and not prime minster as alleged by many

                                While speaking an event, Somali land president describe the official government designation for Hersi Hajji Ali as waseerka Wasaaradahawhich means in English Cabinet Secretary. The reason that made me to intervene this heated debate in Somali-land with regard to the above statement from the president, I have noticed plenty of people that considered or taken  waseerka Wasaaradahaas a prime…

                                Read More

                                  DAAWO:Cabashada dadwaynaha ku dhaqan aaga madaarka Hargiesa iyo Musharaxa xisbiga mucaaridka iyo waxgarad kale oo baaq ka soo saaray godoon la geliyay shicibka

                                  Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Shacabka reer Hargeysa ayaa cabsho ka soo jeediyay wadooyin ku yaal aaga groonka duyuuradaha Hargeysa oo ay xirtay wasaarada duulista Somaliland. Shicibka oo kaashanaya madax siyaasadeed iyo qaar dhanka dhaqanka ah oo tegay wadooyinka xaniban ayaa soo jeediyay in dib loo furo wadooyinka. Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Boqor…

                                  Read More

                                    DAAWO:Suxuufi reer Somaliland ah oo ka warbixiyay afduub loo geystay oo uu ku eedeeyay wasiir Warancade

                                    Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Suxuufi Cabdishakuur Heersare ayaa ka warbixiyay afduub ay u geysteen rag laga soo abaabulay aqalka Wasiirka Arrimaha guddaha ee Somaliland Cali Warncade. Suxuufigu waxa uu sheegay in ragan uu u afduubnaa mudo lix saacadood ah isla markaana la geeyay aqalka wasiir Warancade sida uu saxaafada u sheegay. Suxuufiga ayaa sheegay in Wasiirka arrimaha…

                                    Read More