Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Punt land oo Ka Jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Gudoonka Baarlamanka Somalia DAAWO

    Garowe 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland  Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indho-guran ayaa Jawaab ka Bixiyay Hadal uu Sheegay inuu Gef ahaa oo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Prof Jawaari. Indho-guran shirka uu qabtay waxa uu kaga hadlay siday Dadka Bay iyo Bakool kasoo jeeda ugu nool yihiin deegaanadda Puntland isla markasna…

    Read More

      Daawo Sawiro…Xaflad balaadhan oo Xisbiga Waddani Bristol ku soo Dhaweeyey Tagerayaal ka tirsanaa Xisbiga Ucid iyo Kulmiye oo si mugleh ugu soo biray Wadani Hashiis Hordhacana la Galay Tvga Universal tabinta Baramijada Xisbiga Wadani

      London 15Sep14(SDN/QJ) Xisbiga Wadani ;aantiisa Biristo  UK ay ku soo dhaweysay taageerayaashii ugu badanaa ee Xisbiga Kulmiye iyo Ucid  ka soo jeeda  gobolada Hawd, Awdal, Maroodi jeex  iyo Salal oo si mug iyo miisaan leh ugu soo biiray Xisbiga Waddani Bristol, Uk. Goobta xaflada ayaa ahayd goob bilicsan, waxaana ka qeyb galay aqoonyahano, waayeel, dumar,fanaaniin iyo…

      Read More

        WAR DEG DEG AH: Cali Khaliif oo Magacaabay Golihiisii Wasiiradda,Iyo Wasiirul dawlihii Hore ee Nabadaynta G.Bari ee Somaliland oo uu ka dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha+Sawirka Caawa

        Toga Eerigo 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo, Prof. Cali Kahaliif Gallayr ayaa maanta oo Axad ah magacaabay xubno ka tirsan golihiisa wasiirrda. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska madaxweyne Galayr ayaa lagu magacaabay toddoba wasiir iyo hal wasiiru-dowle oo ka tirsanaan doona golaha cusub ee wasiirrada maamulka. Xubnaha loo magacaabay in ay wasiirro…

        Read More

          Halkan Ka Daawo : Qaar Ka Mida Odayaasha Gobalkan Maroodijex Oo Qaadacay Diiwan Galinta Madaniga Iyadoo Labada Xisbi Ogoladan Mooye

            Hargeisa14/9/2014 (SDN/QJ)Qaar  kamida odayaasha gobalkan marodijex ayaa maanta  ka hadlay diiwan galinta madaniga ah  ee ay  xukuumadu  dhawan bilabayso iyadoo odayashani ay shegen in  anay aqbalayn deeganadoodana la keenayn diiwan galin aanay  sadexda xisbi  qaran  iyo komishanku  ogalayn xili dhawaan xisbiyada mucaaridka ahina ay guud ahaan qaadacen diiwan galintasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

          Read More

            Halkan Ka Daawo: Khilaafkii Golaha Wakiilada Oo Dib U Soo Cusboonaday Iyo Xuxuumada Oo Dabada Ka Riixaysa “Shuruudii Gola Waynaha Guurtidu Ku Xaliyen Buu Mooshinkani Ka Hor Imanayaa” Xildhiban maxamed faarax qabile

            Hargeisa (SDN/QJ)xildhiban maxamed faarax qabile ayaa saaka ka hadlay  mooshin ay  wadan qaar  ka mida xildhibanada golaha wakilada ee xukuumada ka soo jeda isagoo xildhibanku ka war bixiyey sbabta  mooshinkani  dhalisay oo uu shegay  in  xerkii diiwan galinta uu gudomiyuhu dib  u celiyey Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.Com Concat@Somalidiasporanews.Com

            Read More

              Al Shabab’s Last Stand?

              Last week’s deadly U.S. strike on Ahmed Abdi Godane, the leader of the Somalia-based Islamist militant group al Shabab, could be the group’s undoing. Although the organization was quick to name a successor, Godane’s death has thrown it into disarray, casting serious doubts on its future. Although that augurs well for Somalia, the region is…

              Read More

                Miisaaniya​da Xukuumadu soo dhoob dhoobtey oo ah Miisaaniya​d Cilmi feleg ah oo aan laheyn dhexroor, dhextaal, Tashiil,Ta​xriir iyo Turuq midna

                Dakhliga miisaaniyadu sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan qiyaas (projections) kaas oo ku saleysan mar kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taala.Taas oo ah mid  toojka ku-ifineysa xaalada taagan waqtigan xaadir ka ah iyo saadaasha waqtiga isguraya ee soo socda. Marka la isla meel dhigo  dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mudnaanta loo siinaayo sida ay kolba ukala…

                Read More

                  Xildhibaan Waabeeye “Xisbiyada Mucaaradka ahi ma waxay doonayaan inay Hindi iyo Yemeni-yiini u Codeeyaan…?” DAAWO

                  Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Xisbiga Muxaafidka ah KULMIYE Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, ayaa ka hadlay maanta go’aanka ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI sida wada-jirka ah Khamiistii inna dhaaftay ugu qaaddeceen diiwaangelinta Madaniga ah oo y ku tilmaameen Shir-qool iyo Khiyaamo Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo waddo…

                  Read More

                    “Qaabka Xeerka Loo Keenay Muu Ahayn Mid Sharci Ah” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim jaamac Cali Rayte oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo nabad-gelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa tilmaamay in qaabka xeerka loo keen ahayn mid sharci ah. Xildhibaan Rayte Waxa uu sheegay in Gudi ahaan aan la soo Marin Xeerkan iyadoo aan waxba laga…

                    Read More

                      “Boqolkiiba Kun Jeer baan taageersanahay Qaadacaada Xisbiyada Mucaaridka ee Diiwaangelinta Madaniga ah” Mudane Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                      Hargaysa 14 Sep 2014 (SDN/QJ): Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna abtirsada Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweeyay Go’aanka ay labada Xisbi Mucaarid ku qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah. Xildhibaanku waxa uu sheegay In Shan doorasho oo dalka ka qabsoomay aan lagu Xidhin Diiwaangelinta Muwaadinka,Isagoo intaas raaciyay…

                      Read More

                        Xannuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay Magaalada Burco iyo Laba Qof oo u Geeriyooday DHAGAYSO

                        Burco 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Isu duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Togdheer Dr Cabdi Yaasin Xaaji Saleebaan ayaa daboolka ka qaaday in Xaafado ka mid ah Magaalda Burco lagu arkay Kiisas la xidhiidha Cudurka Shuban Biyoodka . Isuduwahan ayaa Sheegay in laba qof ay u Geeriyoodeen Cudurka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay Magaalada Burco. GUJI HALKAN…

                        Read More

                          Hawl wadeenada Damdamiska ee Magaalada Berbera oo tababar loo soo Xidhay DAAWO

                          Berbera 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Cidin ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Hawl wadeenada Damdamiska ee Dawlada Hoose ee Berbera oo tababar aqoontooda kor loogu soo qaadayay u Xidhmay. Maayarka Magaalada Berbera ayaa sheegay in Hawl wadeenada Damdamisku ay Yihiin Kuwo hawl balaadhan u haya Shacabka Magaalada Berbera https://www.youtube.com/watch?v=_FoMh0G_Nkw Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                          Read More

                            Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka Hadlay Ahmiyada Shir Maalgashi oo uu kaga qayb galay Dubai DAAWO

                            Hargaysa 14 Sep 2014 (SDN/QJ):Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro  ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu mudo seddex cisho ah ku maqaan wadanka isutaga imaaraaka carabta oo uu kaga qayb-galay shir caalamiya oo laga wada hadlayay maalgashiga qaarada afrika,gudoomiye cirro oo saaka markii…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka qayb galay Dhoole tus ay Sameeyeen Ciidanka ilaalada Xeebaha Digniina u diray Somalia DAAWO

                              Berbera 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ayaa dhoola tus ku sameeyay Magaalo Xeebeedka Berbera. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa la arkayaa isagoo Wada Mid ka mid ah laashashka Ciidanka . Wasiirka ayaa uga Digay Dawlada Somalia inay Xeebaha Somaliland ka fuliyaan hawl gal ay sheegeen…

                              Read More

                                Waalidiin Ka Cabanaya Taliyaha Saldhiga Qudhac-Dheer

                                  Qaar Ka Mida   Walidiinta  Xaafada Qudhac Dher  Ayaa Cabasho   Ka Mujiyey  Kiis  Uu Taliyaha  Saldhiga Qudhac-Dheer Kula Kacay Caruur Ay Dhalen Oo Shaqo  Ka Codsaday  Maamulka Saylada  Qudhacdher  Oo Si  Sifo Sharciga Waafaqsan  U Soo  Mareen Shaqadasi horena uga shaqayn jiren  sayladasi balse mudo sanada ay  ka maqnayen   Taasi  Oo Ay Inamada Isku Dhacen…

                                Read More