Wasiirka Kalluumaysiga oo Sheegay in Shirkii Xiingalool uu Fashilmay,Si Cadho ku Jirtana uga Hadlay Musuq Maasuq lagu eedeeyay DAAWO

    Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka baddaha somaliland Cali Jaamac  Faarax Buureed ayaa jawaab Kulul ka bixiyay Hadalo kasoo yeedhay, Masuuliyiin ka tirsan Iskashatooyina Laas-qoray Kuwaas oo sheegay in ay wasaarada Musuq-maasuqday Qalab kaluumaysi oo loogu talo galay. Waxa uu sheegay in goboladii iyo Degmooyinkii loogu talo galay la geeyey Qalabkaasi, waxaana…

    Read More

    Xiddigihii Kubadda Cagta Aduunka ee Raqayada Ahaa oo Aay Ka Mid Yihiin Maradoona Iyo Baggio oo Ciyaar Ku Xusey Nabadda Qaza(DAAWO) By Jaahuur.

    Rome-04-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qaormadeena ciyaarha waxaynu ula beegsaneynaa xagaa iyo cariga Talyaaniga caasimadooda (ROME) oo aay ka dhacdey ciyaar aad iyo aad xiisa badan laguna xusayey nabad ka dhalata Qaza ee yuhuudu ku gumaadey masaakiinta reer falstiin. Ciyaartan oo aay ka soo qeyb galeen dadweyne aan la soo koobi kareyn. Haddaba ciyaaryahanada cuslaatey ee xiddidihii aduunka…

    Read More

      “Xukuumada ayaa ka Mas’uul ah Caruurta dalka ka Tahriibaysa ee Badaha Ku dhimanaya” Xildhibaan Rayte DAAWO

      Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte,ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay masuul ka tahay dhalinyarada Tahriibaysa ee badaha gu lee,atay oo uu sheegay in aanay jirin wax qorshe ah oo ay ka leedahay joojinta tahriibka. Xildhibaan Ibraahin Rayte ayaa Hadalkan ka Jeediyay Madal uu Xisbiga Waddani ee uu Ka Tirsan yahay ku…

      Read More

        Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka Furmayo Shir Muran dhaliyay DAAWO

        Ceerigaabo 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa  Socdaal Shaqo ku Tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Weftiga Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka furmayo Shir dhaqan oo ay leeyihiin Beesha…

        Read More

          Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Punt land oo Tababar Noociisu ku Cusub yahay loo furay {DHAGAYSO}

          Garowe 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 40 askari oo katirsan ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa maanta loo furay tababar ku saabsan qaabka la isaga ilaalinkaro oo looga hortagi karo xanuunka dilaaga ah ee HIV/Aids.   Tababarkaan oo socondoono muddo labo maalin ah ayaa ciidamada la baridoonaa macluumaad badan oo ku saabsan xanuunkaan iyo halistiisa….

          Read More

            Baalashlayashi iyo darbijiifkii hargaisa oo iskubedelay madaxda kooxaha wax tahriibiya iyaga oo guryo iyo gawaadhi qaali ah ka iibsaday lacagta dadka reer Somaliland/moogananta dadka reer hairgaisa iyo lashaqaynta madax katirsan waaxaha emigrationka /cadaymo documenti ah

            Magaalada hargaisa oo ah casimada Somaliland iyo magaalooyinka waawayn ee kale waxa sanadihii ugudanbeeyey lagadareemayay olalaha abaabulan ee tahriibinta dhalinta iyada oo ay hormoodkayihiin kooxa udhashay konfurta Somalia xamar iyo kooxo kayimid jigjiga kililka shanaad itobiya oo baalashlayaal ka ahanjiray suuqyada hargaisa halka ay manta gawadhiga ugu quruxdabadan iyo guryaha uguwaawayn ugajiraan hargaisa .iyagoo gabdho…

            Read More

              Alla Maganne; ASMARA Ayaa Ka Dhow ADDIS ABABA

              23 sannadood ka hor markii ay labadii jabhadood ee SNM iyo EPRDF oo ahaa cududihii xoreeyey dalalka Somaliland iyo Itoobiya iyo Weliba Jabhadii kale ee TPLF oo iyaduna kasoo jeedday deegaanka Eretariya kuwaas oo dhammaantood isku wada fil ahaa isla markaana hal mar wax ka beddelay siyaasadii iyo dawladihii geeska Afrika oo aan xidhiidhkoodu fiicnayn,…

              Read More

                Ogaysiis Dhamaan Tageeraysh​a Xisbiga Wadaani Laanta Sweden Iyo Dhamaan Dadweynaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Stockhlom Iyo Nawaaxiige​eda

                dhamaan taageerayasha xisbiga wadaani iyo dhamaan shacabka reer somaliland ee ku dhaqan stockhlom iyo nawaaxigedda waxa sii sharaf leh  lo ogaysiinaya in ay ka soo qeybgalan xalflada lo qabanayo taageerayal cusub oo xisbiga wadaani laantisa sweden ku so biiray ,geesta kale  waxaa lo sheegaya taageeraysha xisbiga wadaani laanta sweden in gudoomiyaha guud ee xisbiga wadaani…

                Read More

                  Double standard: Is the reason that influenced the so-called international community’s call to withdraw troops from Saaxdheer

                  In last days for the month of August, 2014, the inauguration cerebration expected to be honored Khaaatum for the newly elected president of Khaatum, Mr. Ali Khaleef Galaydh was foiled by Somali-land army. However, a joint press statement from U.S. Special Representative for Somalia, James McAnulty, UN envoy to Somalia Nicholas Kay and European Union…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Khudbadii ugu Adkayd Ku Soo Bandhigayay Dhaliilaha Dawlada ee Doorashooyinka {DHAGAYSO}

                    Hargeisa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,ayaa Maanta Si adag uga Hadlay  arrimaha Doorashooyinka isagoo dhaleecayn ba’an u soo Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu ku eedeeyay inaanay  dhab ka ahayn dooda ay ku sheegaan inay qabanayaan doorashooyinka Xiligii loogu talo galay. Gudoomiye Cirro Waxa uu Xusay in Xukuumadu…

                    Read More

                      “Qabyaaladdu Madaxweynay Leedahay oo waa Siilaanyo waanu Joogaa.” Xildhibaan Bashiir Tukaale {DHAGAYSO}

                      Hargeisa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland Isla markaana Xubin ka ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa mar uu maanta ka hadlayay Munaasibad uu Xisbigoodu ku soo dhawaynayay Xubno Cusub oo ku soo Biiray Waxa uu Sheegay in Qabyaaladu ay leedahay Madaxweyne Kaas oo ah…

                      Read More

                        DAAWO:Ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalka Canada Xuseen Candhoole oo bogaadiyay Culimadii reer Jabuuti ee dhawaanta la sii daayay,kana hadlay wadahadalada mucaaridka iyo dawlada Jabuuti

                        Ottawa Sept 03,2014(SDN/QJ)-Ergeyga gaarka ah ee dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay caasimada dalka Canada ee Ottawa waxa uu uga hadlay siideyntii culimadii reer Jabuuti ee u xirneyd dawlada Jabuuti mudada 18k bilood aheyd. Md Xuseen Candhoole ayaa sidoo kale ka hadlay laba ka mida…

                        Read More

                          Fannaanadda Sahra Halgan Oo ku biirtay Xisbiga Waddan iyo Khudbadii ay ka Jeedisay {DHAGAYSO}

                          Hargeisa 3/9/2014 (SDN/QJ)- Fannaanada Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) iyo Siyaasiga Ruug Caddaaga ah ee Aadan Ruush, ayaa Maanta ku biirtay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xisbiga Waddani ayaa munaasibad balaadhan ku qaabilay Halgameyaashan iyo taageero yaal kale oo Reer Hargeysa ah. Munaasibada lagu soo dhawaynayay Taageerayaasha waxaa ka soo qayb galay Hogaanka Sare ee…

                          Read More

                            Wasiirka Warfaafinta oo Maanta Kulan la Yeeshay Mas’uuliyiinta Madbacadaha dalka iyo Arrimihii laga Wada hadlay {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Madbacadaha Ka Hawl-Gala Guddaha Dalka Kulankan Oo Ka Qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Wasaarada Warfaafinta Ayaa La Xidhiidhay In Masuuliyiinta Madbacadaha Dalka Lagu Wargliyo Qaabka Sannadka Soo Socda Ee 2015 Ay U Wada Shaqaynayaa Wasaarada Warfaafinta Iyo Madbacadahaasi…

                            Read More

                              Weli Madaxweynaha Ma u Jeediseen in Dadka Darafyada la Siiyo Wasaaradaha Muhiimka ah? Su’aal Qurbejoog weydiisay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Wakiilada {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad ee golaha wakiilad somaliland Mudane Cali Yuusuf Axmed  ayaa  ka hadlay Baaq-yada kasoo yeedhay Beesha Caalamka,Kaas oo ku tilmaamay Mid aan waxba ka badalayn Mab’da Somaliland. Waxa uu Cali Khaliif Galaydh iyo maamulkiisaba usoo jeediyay in ay nabada qataan,isla markaas Fad-qalada  ka dayaan Gobolada bariga somaliland. Sidaasna…

                              Read More

                                Gudoomiyihii Wargayska Haatuf ee Xayiran oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay iyo Hogaanka Xisbiga Ucid oo Gurigiisa ku Booqday Halkan ka DAAWO

                                Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ) musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal  Cali Xuseen ayaa sheegay in xadhigi iay xukuumadu u gaysatay gudoomiyaha wargeysa xayiran ee Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe uu keenay inay xaaladiisa caafimaad xumaato. Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid oo hogaaminayey masuuliyiinta ugu saraysa xisbigaas oo maanta booqasho ugu tagay Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa waxa…

                                Read More

                                  Wasiirka Madaxtooyada oo Maanta iska Hor Xaadiriyay Golaha Wakiilada iyo Mudanayaashii oo Maanta noqday Muxaafid DAAWO

                                  Hargaysa 02.Sep 2014(SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka codsaday Golaha Wakiillada Somaliland inay si degdega u ansixiyaan xeerarka Golaha horyaala oo ay ugu muhiimsan yihiin Xeerka diwaangelinta madaniga iyo codbixiyayaasha. Wasiirka Madaxtooyadu Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta hortagay Golaha Wakiillada Somaliland, oo su’aalo weydiiyay,…

                                  Read More

                                    Mareegtii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Qoraalada Aduunka oo ah Shabakada Ardaykaab oo loofurey qofkastoo raba Aqoonkorodhsi Bilaa Lacag ah

                                    Hargeysa Sept 02,2014(SDN/QJ)-Waxaa Si toosa Hawada loosoo galiyey Shabakaddii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Mareegaha oo ah mid loogu talo galey in laga barto Aqoonta iyo Cilmiga Casriga ah ee Caslamkan aynu Joognaa ku talaabsadey. Shabakaddan oo ah mid magaceeda aad kagarankarto faa’idadda ay xambaarsantantey oo qofkastaa uu ku faa’idi doon…

                                    Read More