DAAWO:Waxa la yidhi waad dhimanaysaa Kabacdi Waxa Niyadayda Ku Soo Dhacday Waddada Ceerigaabo

    Hargeysa Aug 25,2014(SDN/QJ)-Wasiiru dawlaha wasaarada Maaliyada Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa ka yaabiyay umadda ka dib kolkii uu sheegay in dhawaan loo sheegay in uu dhimanayo balse halkii uu ka towbad keeni lahaa uu qalbigiisa ay ku soo dhacday Wadada Ceerigaabo. Hadalkan ayaa noqonaya mid taariikhda siyaasadeed ee Somalida ku soo biira isla markaana…

    Read More

      Hogaanka Sare ee Labada Xisbi Mucaarid iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan ay kaga arrinsanayeen Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Ta Codbixiyeyaasha oo Natiijo la’aan ku kala Kacay

      Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa Shalay kulan Albaabbadu u xidhan yihiin xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa kula yeeshay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaasoo ay kaga wadahadleen arrimaha diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashada iyo diiwaangelinta Muwaaddiniinta, isla markaana la…

      Read More

        “Maamulku waxaa isku howli doona sidii deegaannada loo gaari laha,hadda Taleex baa si KMG ah u ah magaalo madax,balse qorshuhu waxaa uu yahay inuu maamulku gaaro Laascaanood,” Prof Galaydh DAAWO

        Saax Dheer 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Cali Khaliif Galayr oo bixiyey wareysigii ugu horreeyey oo muuqal ah tan iyo markii xilka loo doortay ayaa si dheer ugu hadlay qabka hoggaamined ee maamulka Khaatumo. Cali Khaliif Galayr waxaa uu sheegay inuu dadaal ku bixin doono sidii maamulka Khaatumo uu u dhismi lahaa,isagoona inta…

        Read More

          Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade oo uu Wasiir Xaglo Toosiye Dib u Soo Ladqabeeyay kana soo Kaxeeyay Xudun iyo Fu’aad oo Burco kaga Hadhay Waa Maxay Sababtu DAAWO?

          Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa ku guulaystay inuu soo maslaxo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha gobollada Bariga dalka Fu’aad Aadan Cadde oo dhawaanahanba saluug siyaasadeed u joogay Degmada Taleex ee gobolka Xaysimo oo hore uga tirsanaa Sool, waxaanay ku kulmeen deegaankaas oo uu Wasiir Xaglo-toosiye u tegay Dhagax-dhigga…

          Read More

          Libya oo Ka Tanaasushey (Africa Cup of Nation) Maxay Qoonsatey? (By Jaahuur)

          Libya-24-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Libya oo ka cabatay in koobka horyaalka Afrika lagu qabto dalkeeda sannadka 2017-ka  sababna aay ka dhigteen dagaalo aay isku feenteen awgeed. Xidhiidhka kubadda cagta ee Afrika (CAF) ayaa ku marti qaadey kuwii u diyaar ah tartanka. Waddankii jecel inuu qabto tartanka koobkan waxay haystaan ilaa…

          Read More

            Musuq Maasuqa iyo Wax is daba Marinta lagu eedaynayo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Qoraalo Sir ah oo soo baxay AKHRI

            Washington 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank waraaq uu ku dalbanayo in loo ogolaado lacagta keydka ee Dowladii Somaliya lahayd.   Waxaana fududeeyay qoraalka waraaqdan safiirka Somalida ee dalka Kenya Maxamed Cali Americo, iyadoona la direy xilli uusan Madaxweynuhu kala tashan qoraalkan Baarlamanka Dowlada Federalka Somaliya.   Talaabadan…

            Read More

              Xisbiga Waddani oo ka Digay Talaabooyin ay Xukuumadu Cimri dherer iyo Mudo Kordhin ku raadinayso DAAWO

              Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda ku eedeeyay in ay waddo ama mar marsiiyo u raadinayso sidii loogu samayn lahaa muddo kordhin loo sameeyo muddo xileedkeeda sii dhamaanaya isla markaana tilmaamay in aanay ka Xisbi WADDANI ahaan in aanay  diyaar u ahayn in ay aqbalaan in diiwaan galinta muwaadiniinta la sameeyo…

              Read More

                War saxafadeed Ka Turjumaya cabashada ka timid Kaluumaystada Reer Lasqoray‏ Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee xisbiga ucid

                London 23Aug14(SDN/QJ)Warsaxafadeed uu soo saray Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu u dhigna sida Tan Cabashada sida gaarka ah ee  muadiniinta reer Lasqoray ee kaluumaysatada ah ee sida geesinimada leh ah ee ay u soo bandhigeen uguna soo gudbiyeen dawladooda.iyo sida anay waxba uga qaban waxaana aad uga naxay oo aad uga…

                Read More

                  Somalia Oo Qiratay In Gaabis Uu Ku Yimi Wada-hadalkii ay Somaliland La Lahayd

                  Muqdisho:Aug,23,2014(Himilo)-Dawladda Federlka somalia ayaa  Muujisay sida ay uga xuntahay qaabka uu u socda wada-hadalka ay la leedahay Dhigeeda Somaliland. Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna ra’isal wasaare-ku-xigeenka Somalia Ridwaa Xirsi Maxamed, ayaa ka Hadlay Wada-hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Dawladda uu ka tirsan yahay ee Federalka Somalia, waxana uu tilmaamay inay muuqato baahi weyn oo…

                  Read More

                  Xiddigii Reer Italy Balotelli oo u Ruqaansadey Xagaa Iyo Liver Pool. (By Jaahuur).

                  London-23-Aug-2014-(SDN/GJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu jaan dhigeynaa xiddigga reer Italy Balotelli oo u ruqaansadey xagaa iyo Liver Pool,markii aay kala soo wareegeen Ac Milan kuna soo iibsatey 16,000,000(GINI-BOUND) 24-tan jirkan Balotelli, ayaa u xaadiridoona todobaadkiiba  lacag ku dhow £120,000. Kooxda Liverpool ayaa la sheegayaa in Balotelli ay ka xaqiijisay hab dhaqan wanaagsan oo garoonka iyo dibadiisaba ah.walow taageerayaal…

                  Read More

                    Madaxtooyada Somaliland oo Dhaqaale Xoogan ku Bixisay Casuumadaha Fanaaniinta dawlad deegaanka Somalida Itoobiya iyo Kuwa Jabuuti,iyo Tii u danbaysay oo Marwada Madaxweynuhu qabatay DAAWO

                    Hargaysa 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Maxamud Jirde ayaa  Casuumad Sharafeed ku maamuustay Kooxihii Fannaaniinta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Jabuuti oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Somaliland. Casuumadaas Waxaa kale oo ka qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Bulshada Somaliland ayaa Siyaabo kala duwan u arka in dhaqaale buuran lagu…

                    Read More

                      Maxay Isku Waafaqeen Weftigii Wasiirada Somaliland iyo Waxgaradka Gobolka Sool ?DAAWO

                      Laascaanood 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Weftigii Wasiirrada ahaa ee uu Hoggaaminayay Wasiirul dawlaha Nabadeynta gobolada Barri Md. Cali Maxamuud Axmed  (Cali-sandulle) oo  maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku joogay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa shirar kala duwan oo nabad-gelyadda lagu adkaynayo waxay la yeesheen cuqaasha, madax-dhaqameedka Iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda ee magaaladda…

                      Read More

                        Gudida Siyaasadda Miisaaniyada Qaranka oo labadii Cisho ee u danbeeyay Kormeer ku maraya Laba Gobol oo Dhaqaale lagu Tuhmayo DAAWO

                        Hargaysa 21.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxa Labadii Cisho ee u danbeeyay Gobolada Gebilay iyo Saaxil socdaal ku galaa-bixiyey Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Wasiirka Beeraha Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Cabdi…

                        Read More

                          Jebhada ka dagaalanta Jabuuti ee FRUD oo dib u riixday ciidamada dawlada iyo Mareykanka oo digniin ka soo saaray

                          Tadjourah Aug 21,2014(SDN/QJ)-Jebhada ka dalgaalanta dalka Jamhuuriyada Jabuuti dhankiisa Woqooyiga ayaa waxa ay dib isaga caabiyeen hawlgalo ay ciidamada dalkaasi halkaa ka bilaabeen bishan aynu ku jirno 11keedii. Dagaalo ay labada dhan isaga horyimaadeen duleedka magaalada Tadjoura ayaa waxa ay sababeen dhaawac iyo dhimasho aan ilaa iyo haatan la xaqiijin. Sidoo kalena colaadan dhexmartay jebhada…

                          Read More

                          Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Talyaaniga ee (FIGC) Carlo Tavecchio oo Badhitaan Ku Socdo Maxaa Lagu Suusey?. By Jaahuur.

                          Rome-21-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo carigaa talyaaniga mar uu gudoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta ee FIGC Tavecchio oo aflagaadooyin afkiisa ka soo burqadeen. 71-jirkan Carlo Tavecchio oo u olaleynaya doorasho mar uu khudbad jeedinayey waxa afkiisa ka soo yeedhey in ciyaartooyda Afrikaanka ah (In muus cunayaal yihiin). Tavecchio wuxuu doorashada kaga adkaadey…

                          Read More

                            To Silanyo clannsih mouth piece, aka Hussein Deyr

                            To fair minded Somalilanders, Hussein Deyr is known as a notorious clannish writer who painstakingly dwell on imaginary Silanyo achievements anytime a cabinet member hailing from the president clan is embroiled in a scandal. Mind boggling enough, Mr Deyr contended that the aviation minister was doing a masterful job when Mr Hashi hired an illiterate…

                            Read More

                            Real Madrid Iyo Real Atletico 00 1-1 Ku Kala Faataxaystey(Spanish Super Cup 2014) DAAWO) By Jaahuur.

                            Spain-20-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Spain iyo ciyaar xiisa leh oo dhexmartey labada naadi ee isku magaalada ah (Madrid) waa Real Madrid iyo Real Atletico. Ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne oo aan la soo koobi kareyn cagacageynayana 70,000 iyo dabacan taageerayaasha waraabowga qaba ee…

                            Read More