Jaaliyada Somaliland ee Uk oo doratay Hogaanka Cusub ee Jaaliyada Somaliland ee Uk Mudada Labada Sano ee soo socda waxana loo doortay Iman Maxamed Ciise Dawo Sawirada

    London 19/8/2014(SDN/QJ)shir balalaran  oo ay isagu yimadeen bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan wadankan Uk waxa ku qabsoomay galbeedka London shirakn oo shirwaynahii SSUK ,Jaaliyada Somailand ee Uk  oo lagu dooranayey hogaanka cusub ee Jaaliyada iyo hogaankii hore oo lagu soo bandhigay waxqabadkoodii waxa ka soo qayb galay marti sharaf ka socota qaybaha kala…

    Read More

      Miisanka Madbacada Qaranka (State Printing Agency) iyo Moogananta Maamulka ka Jira

      Madbacada qaranku waa hayad kamida hayadaha madaxa banaan ee dawlada (Independent agency) waxa lagu aasaasay 1997kii wareegto madaxweyne (Presidential Degree No: 02/97) iyadoo waajibaadkeedu (Mandate) yahay daabacaada dhamaan dhokomentiyada kala duwan ee waaxaha qaranka si loo xafido loona kaydiyo tixraaca dhamaan adeega daabacaadeed ee xaasaasiga ah (Security of Sensitive Printing) ee hayadaha kala duwan ee…

      Read More

        UnitedNations Meddling Threatens Somaliland Sovereignty

        This week, the Special Representativeof the UN Secretary-General for Somalia, Ambassador Nicolas Kay, will visit Somaliland, for talks with the Somalilandgovernment. The reason Somaliland’s Foreign Minister, Mohamed Yonis, gave Kay’svisit was “how Somaliland can get access to humanitarian and developmentaid…” But the United Nations is using aid as a ploy tobring Somaliland under its control….

        Read More

          Suldaan Maxamed Muuse Cune “Hadii la i doorto Aamina Waris Gurigaan kaga Iman Doonaa Buuga Siilaanyo ayay ku Qorantahay” {DHAGAYSO}

          Burco 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah Salaadiinta gobolka Togdheer ayaa maanta xukuumada Madaxwayne Siilaanyo si kulul ugu dhaliilay in aanay waxba ka fulin balan qaadyadii ay dadka u samaysay isl markaana wuxu ku eedeeyay in ay ka gaabisay wax ka qabashada maamulka Somaliland dhexdeeda lagaga dhawaaqay ee Khaatumo. Suldaanku…

          Read More

            Xubno Wasiiro ah oo Labadii Cisho ee u danbeeyay dhaqdhaqaaqyo ka wada Magaalada Laascaanood iyo arrimaha ay dadka u bandhigeen {DHAGAYSO}

            Laascaanood 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa wefti ka kooban saddexda Wasiir ee kala ah Wasiiru dawlaha Nabadaynta Goboladda Barri Cali Sandulle, wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe iyo wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xarriir, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Xasan Daahir Dhinbiil. Weftigan wasiiradda ah ee tagay Laascaanood ayaa Doraad galab gaadhay…

            Read More

            Barcelona oo 6-0 Ku Calashatey Leon Fc Iyo Xiddigii Reer Brazil Neymar oo Soo Rogaal Celiyey ee (DAAWO) Goolasha Quruxda Badan ee La Isweydaarsadey.By Jaahuur.

            Galatan-Mexico-18-Aug-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Mexico ciyaartii saxiibtinimada ahayd ee dhexmartey naadiga Barcelona iyo naadiga Leon Fc oo runtii ahayd ciyaar aad u xiiso badneyd. Ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 72-000 kun oo u badnaa reer Mexico . Haddaba naadiyaasha ka…

            Read More

              Xildhibaan Nac Nac iyo Maamulka Gobolka Togdheer Siday uga Hadleen Mudaharaadkii Maanta Ruxay Burco DAAWO

              Burco 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye iyo Xildhibaan Axmed Diiriye (Nacnac), ayaa ka hadlay Muddaharaad maanta gilgilay magaalada Burco ee xarunta gobolkaas, kaasoo lagaga soo horjeeday Odayaal Dhaqameed ka soo jeeda Beesha Cabdalla Arab oo xalay Xabsiga magaaladaas loo taxaabay, ka dib markii ay ku gacan-saydheen aqbalaadda go’aan ay soo jeediyeen…

              Read More

                Halkan Ka Daawo : Somaliland Oo Meeqaamki Ugu Hooseeyey Ku Soo Dhawaysay Danjire Nickalo key

                Hargeisa 18/8/2014 (SDN/QJ)- Wakiilka Gaarka ah ee  Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia iyo Somaliland ayaa maanta soo gaadhay xarunta Somaliland ee magaalada Hargeisa ka dib martri qaad uu ka helay xukumada Madaxweyne Siilaanyo. Danjiraha Waxaa Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweeyay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland….

                Read More

                  Dood Cilmiyeed lagu Faaqiday Caqabadaha ka horeeya Doorashooyinka oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ka Muquurteen,Aragtida Labada Xisbi Mucaarid DAAWO/DHAGAYSO

                  Hargaysa 18.Aug 2014 Akaadimayada nabada iyo horumarka Somaliland ayaa Maalintii Shalay  hotel maansoor waxa ay ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka somaliland. Dood Cilmiyeedkan oo qorshuhu ahaa inay Si Wada Jir ah uga qayb qaataan Komiishanka Doorashooyinka,Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada ayaa Waxaan ka soo Xaadirin Madashii dooda Xukuumada iyo Xisbiga ay ka dhalatay…

                  Read More

                    Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Qallin Jebinta Dufcadii 13aad ee Jaamacada Camuud DAAWO

                    Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Shalay magaaladda Borama kaga qayb galay xaflada qalin jabinta Dufacaddii 13 aad ee ka baxda Jaamacada Camuud ,Kuwaas oo ka koobanaa 621 Arday, kuwaas oo ka baxay 12 Kuliyadood oo Ka Tirsan Jaamacada Camuud . Gudoomiyaha Jamaacada Camuud ayaa Madaxweynaha Warbixin Kooban Siiyay Markaas…

                    Read More

                      Mashruuca Qaabaynta Magaalooyinka Waaweyn oo Berbera lagu Ibo furi doono {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waasaradaha Arrimaha Gudaha iyo Hawlaha Guud iyo Guriyayta ayaa si wada jir ah u daah furay Mashruuc qaabaynta Magaalooyinka waa weyne ee Somaliland kaasi oo afka qalaad loo yaqaano Master plan waxaanna Mashruucani Lagu Bilaabi doonaa Magaaladda Berbera ee Caasimadda Gobolka Saaxil. Wasiirka hawlaha Guud iyo Guriyaynta Mudane Cabdirisaaq Khaliif Ahmed…

                      Read More

                        Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Boorama iyo Caawa oo uu dib ugu soo laabtay Caasimada SAWIRO

                        Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka u amba-baxay Gobolka Awdal gaar ahaan Caasimadiisa Boorama, ujeedada safarkan ayaa ahayd inu madaxweynuhu ka qaybgalo Qalin-jabinta Jaamacada Amoud University oo ay maanta ka qalinjebisay Dufcadii 13aad, Ardaydaasi oo dhamay 621 Arday.   Madaxweynuhu waxa uu safarkiisa ku soo maray Gobolka…

                        Read More

                          Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014

                          Hargaysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa  guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo ugu horeynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka dhigaysey oo uu Fanaanka Maxamed Siciid BK ku jiray Xayeysiis ay  diideen Agaasimaha guud ee warfaafinta iyo Maareeyaha tv-ga Qaranka Somalind taasi oo aan lagaraneyn sababta ay ucuskadeen ….

                          Read More

                            “Ninbaa been sheegay, kadibna Aduunka dagaal geliyay Qiso Cajiib ah,Ciraaqi hore u sheegay in Sadaam Xuseen Haysto Nuclear Muxuu Sidaa u Yidhi DAAWO?

                            Parlini 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Curveball ama Rafid Ahmed Alwan Al-Janabi waa nin Ciraaqi ah 1999 ayuu Jarmalka iska dhiibay, sida dhacdo badanaa, dacwadiisii uu ku doonaayay Magangalyada ayuu ka been sheegay, been aad u weyn oo ah in uu yahay Injineer, kana soo shaqeeyay Sadaam Xuseen meesha uu Hubka Halista ah ee Nuclear-ka ku abuuro,…

                            Read More

                              Suldaanka Guud ee Beesha Arab oo Luqad aan looga baran kula hadlay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Boosaha DAAWO

                              Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ku baaqay in Ciidamada ay xukuumadu geysay deegaanka Bali-Diiriye Guuleed ay ka saarto,isla markaana laga shaqeeyo umadda nabadgelyadeeda. Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa uu sidaa ku sheegay shir-jaraa’id oo uu  ku qabtay Magaalada Hargeysa. Suldaan Cumar Suldaan…

                              Read More