“Cali Khaliif waxa ka muuqata nebcaansho iyo ciil aan lala Qabin, ciilkaana waa inuu naftiisa ku koobaa Oo…..”Faysal Cali Waraabe.

    Hargeysa:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay Doorashada Madaxtinimo ee Cali Khaliif Galaydh oo sheegay inuu Noqday Madaxweynaha Khaatumo. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay wax la aqbali karo ahayn in Cali khaliif uu qori dab leh kula dhex wareego bulshada walaalaha ee Somaliland ku wada Nool, isagoo…

    Read More

      QADIYADDA SOMALILAND IYO CALI KHALIIF GALAYDH

      Somaliland waa dal nabad ah isla markaana dimuqraadi ah oo leh dhamaan hay’addo dawli oo dastuuri ah iyo kuwa shacbiga ee ururada bulshadda. Waxa dalka aasaaskiisa dhaqaale yahay suuqa xorta ah, waxa kale oo seddex iyo labaatan kii sano ee u dambeeyey si toosa uga shaqeyneysey saxaafada madaxabanaan, cabirka iyo rayiga dadweynuhuna waxa uu ahaa…

      Read More

        Ilaahay Dartii Nagala Qeyb-qaado Arrintan Argagaxa Leh

        Anigoo Rashiid Sulub Caalin ah, degan Hargeysa, islamarkaana 30-kii sannadood ee u dambeeyey laygu bartay inaan ka shaqeeyo hawlo samafal, dhowaana markay hawlahaasi igu bateen aan goostay inaan kuwa ugu dhib badan, ee ay soomaalidu tidhaahdo ‘looma-ooyaanka’ aan gargaar u fidiyo inta karaankayga ah, sidaas daraadeed Waxaan soo ban-dhigayaa kana codsanayaa arrin argagax igu abuurtay,…

        Read More

          Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee Canada Xuseen Candhoole:Ismaaciil Geedi Xareed waa rug cadaa ummada reer Jabuuti ay aamin santahay(DHEGEYSO)

          Ottawa Aug 15,2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti u fadhiya dalkan Canada Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa wareysi uu siiyay bogan waxa uu uga waramay in wadahadaladii u dhexeeyay mucaaridka iyo dawlada Jabuuti dib loo bilaabayo. Md Xuseen Cadhoole wax uu sheegay in aaney waxba ka jirin dadka internetka ku soo qora dhaliilaha ku wejahan madaxa dalka USN…

          Read More

            Dhaliisha Mucaaridka oo Xukuumadu Miciin biday,Xili dalka Gudihiisa Maamul Cusub lagaga Dhawaaqay Iyo Dareenka Abwaanka DAAWO

            Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuummadda Somaliland,ayaa wali ku hawlan u jawaabidda Xisbiyada Mucaaridka ah oo dhawaan  Xukuumadda ku dhaliilay in aanay diyaar u ahayn in ay doorashada xilligeeda ku qabato,halka aanay wali ka hadal Madaxweyne goboleed maanta 21 ruux ku doorteen gudaha dalka oo lid ku ah Qarannimada Somaliland. Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cilmibaadhista iyo Tiknoolojiyada…

            Read More

              Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Digniin u Diray Saxaafada iyo Cidii Dacaayadaysa Garsoorka oo uu Sheegay inuu Madax Banaani Buuxda Haysto {DHAGAYSO}

              Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil oo maanta ka hadlay kulan dib loogu Eegayey ku dhaqanka Xeerka Anshaxa iyo Anshax marinta Garsoorayaasha iyo Xeer ilaaliyayaasha oo ka dhacay Hotel Guuleed ayaa sheegay Garsoorka Somaliland in uu Madax banaan yahay isla markaana ay Hay’addaha kale ee Fulinta iyo sharci dajintu…

              Read More

                Somaliland oo Ka Hadashay Aragtideeda Ku Aaddan Doorashada Cali Khaliif

                Hargeysa:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Aragtideeda ku aaddan Doorashada Maanta Xildhibaan Cali Khaliif Loogu Doortay Inuu Noqdo Madaxweynaha Kooxda Dibadwareegga ah Khaatumo.  Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Deegaanada Bariga Somaliland Cali Maxamuud Xasan (Sadulle), ayaa sheegay inaanay  Somaliland waxba u noqonaynin Sheegashada Cali Khaliif ee Madaxweynenimada Cali Khaliif. Cali Sandule oo u warramay Idaacadda BBC-da, ayaa tilmaamay…

                Read More

                  Jaaliyada Beesha Ciidegale ee UK oo soo saaray Baaq Nabadeed oo ku wejahan mashruuca Xidhidda Banka Qoolcaday

                  London Aug 14,2014(SDN/QJ)-Guddida Beesha Ciidegale ee dalka UK ayaa war ay soo saareen oo ku wejahan Mashruuca Banka Qoolcaday waxa ay ku sheegeen in ay ka digayaan in la sika horkeeno dadka xoolo dhaqatada ah ee degaankaa iyo Dawlada Somaliland,Qoraalkana waxa uu u dhignaa sidan: Bismillaahi Arramanirraxeem. ummada reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma…

                  Read More

                    Wasiirka Duulista oo Baaq u diray Dadka Degen agagaarka Madaarka Hargaysa iyo Samaale oo ku dhaatay Waxqabadka Xukuumada Daawo

                    Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada Wasaaraddaha Duulista iyo hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayey gaadhi dab-damis ah oo loo soo iibiyey Madaarka Hargeysa. Gaadhigani dabdamiska ah oo ah nooca loogu tallo galay in lagu bakhtiiyo wixii dab ah ee ka kaca Diyaaraha iyo…

                    Read More

                      Garnaqsiga Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade iyo Tabashooyin Soo Jiitamay oo Garawshiiyo u Baahnaa DAAWO

                      Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade oo haatan ku Magacawnaa la Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada bari ee Somaliland ayaa Mudooyinkan danbe hadal hayn ku saabsan inuu u talaabayo dhinaca Punt land ay soo baxaysay inkastoo uu Mudane Fu’aad aanu si cad u sheegin sababaha uu uga Quustay Xukuumada Somaliland. Hasa Yeeshee Fu’aad…

                      Read More

                        Gaadhi Casri ah oo Damdamis ah oo Madaarka Hargaysa Maanta lagu soo Kordhiyay DAAWO

                        Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta ka hadlay Gaadhi Casri ah oo Damdamis ah oo loo soo iibiyay Madaarka Caasimada Hargaysa. Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Sheegay in Gaadhigani uu Wax weyn ka tarayo baahida…

                        Read More

                          Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya oo la Furay iyo Shuruudo Cusub oo Itoobiya ay ku soo rogtay dadka dalkeeda soo galaya {DAAWO}

                          Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Daboolka ka qaaday in la Furay Xuduudii Somaliland iyo Itoobiya oo Mudooyinkii u danbeeyay Xidhnayd. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sidaasi ka Sheegay Mar uu Maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayah Guud ee QM

                            Muqdisho. 13 Aug 2014SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ku-Xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay Peter Drennan Madaxweyanaha iyo ku-xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay waxay ka wada hadlay wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, xaaladda ammaan ee dalka iyo taageerada Qaramada Midoobay ay u fidiso Soomaaliya….

                            Read More

                              Madaxwaynaha Somaliland oo isku shaandhayntii u balaadhnayd ku sameeyn doona xukumada iyo wasiirada la filayo inay xilkooda wayaan oo qurbejoog heshay halkan ka aqriso

                              London13Aug14(SDN/QJ)sida ay heshay xafiiska qurbejoog xaruuntiisa london ayaa u  xaqiijiyeen ilo xog ogaala ah oo ku dhaw dhaw xarunta madaxtooyada ,Ayaa waxaa la sheegaya in ay soo socoto isku shaandhayntii ugu balaadhnayd oo ay waayadan , xukumada madaxweyne silaanyo ku jirto sanadkii ugu danbeeyey ee shantii sano ee la doortay ayaa waxay dardar gelinaysaa  sidii ay mar walba…

                              Read More