Cali Khaliif Galaydh oo Sidii ugu Weynayd u Calaacalay Jabkii ka raacay Saax dheer aflagaado uu kula kacay Somaliland Punt land Iyo Somalia DHAGAYSO

    Saax Dheer 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Horjoogaha kooxaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo kaba la’aan kaga carayay Saax-dheer, markii Ciidammadda Somaliland galeen tuuladda Saax-dheer, ayaa markii u horeysay cataabay isla markaana calaacal la muraaradilaacay. Cali Khaliif Galaydh waxa uu haaraamay dawladda Muqdisho oo uu ku eedeeyay inay taageeraan oo la safan yihiin Somalland. Mr. Galaydh oo…

    Read More

      “Anigu Awaaraan Ku dhashee suurtogal ma noqonaysaaa inaan idhaahdo CIIDA-GALE state baan halkaas ka samaynayaa, cali khaliifna waa shakhsi yar oo…”Eng. Faysal Cali Waraabe

      Hargeysa:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal cali Waraabe ayaa markii ugu horrayssay ka Hadlay Dagaalka ciidanka qaranku ku qabsadeen magaalada Saax-dheer, isagoo sidoo kalena ka jawaabay dhawaaq Qaramada midoobay, maraykanka iyo Midowga yurub si wada jir ah ugu baaqeen in Somaliland ka soo baxdo Deegaanka ay shalay gashay. Faysal cali Waraabe oo la Hadlayey idaacada VOA-da…

      Read More

        Baraamijka Xulashada Todobadkan iyo waxqabadka Ururka Dan iyo Duce ee Gobolka Saaxil iyo waxqabadkooda soo bandhigay hakan ka Daawo

        London 29Aug14(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Todobadkan iyo waxqabadka Ururka Dan iyo Duce  iyo kulan oo ka hawlgala  Gobolka Saaxil labadan urur ayaa ka soo jeeda qurbejooga gobolka waxanay halkan ku soo bandhigeen   waxqabadkooda . soo bandhigay dhaliilo iyo tuhumo in dawladu ku hawlan tahay inay qurbejooga gobolka saaxil inay cagaha jiido  hakan ka Daawo .  

        Read More

          Xaqiiqooyinka qaar ka mid ah Cayayaanka! W/Q: Muna Ahmed

          Baranbarta Cilmibaadhayaasha iyo Saynisyahanduba sanadahan danbe cayayaanka waxa ay ku soo dhaweeyeen goobahooda cilmi-baadhiseed ‘labaratories’ iyaga oo darsaya awoodaha layaabka leh ee cayayaanada isla markaasna isku dayaya in ay fahmaan qaababka ay u nool yihiin. Cayayaanada ay darseen amaba wax ka ogaadeen Cilmibaadhayaasha caalamiga ahi waxaa ka mid ah cayayaanada bini’aadamku ugu necebyahay u dhawaanshahooda…

          Read More

            Amin Camir oo Sawir la yaab leh ka sameeyay wixii Cali Khaliif Saaxdheer ka qabsaday shalay

            Saaxdheer Aug 29,2014(SDN/QJ)-Farshaxan yahanka Amin Camir oo muuqaali sawiro gacmeeda ku faaleeya dhacdooyinkii u danbeeyay ee Soomaalida Geeska Africa ayaa sawir ku sifeeyay xaalada Siyaasi Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan sheegay in madaxweyne loogu doortay maamul uu abaabulay oo la yidhaahdo Khaatumo. Sawirka Amiin Camir ayaa ka faaloonaya sidii ay maalinimadii shalay wax u dheceen…

            Read More

              The militarily conflict in Saaxdheer is like a rich man’s war and a poor man’s fight

              The conflict in Somali land eastern regions was time bomb expected to explode any time, Since all the Somali-land successive governments ineffectual to source any solutions to influence the people in the eastern region of Somali land administration. All Somali-land authorities have practiced bribing some elders that originates from these region and the people originate from these regions bring into the light this unprincipled behavior, as no one can buy the people’s hearts like commodity such…

              Read More

                ” I Have a Dream:Waxaan leeyahay Riyo ” Khudbad Taariikhda Gashay iyo Martin Luther King (DHAGAYSO IYADOO TURJUMAN) kana DAAWO Qurbejoog

                Washington 28.Aug 2014 (SDN) Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 51 sano. Bisha…

                Read More

                  DAAWO:Culamadii reer Jabuuti”Waxaan la iloobi kareyn oo aan u mahadnaqeynaa Qurbejooga reer Jabuuti

                  Jabuuti Aug 28,2014(SDN/QJ)-Culamadii reer Jabuuti ee sanadka ku xirnaa xabsiga Gabod ee shalay la sii daayay ayaa khudbad u jeediyay shicibkii reer Jabuuti ee sida weyn u soo dhaweeyay culimadii sadexda ahaa ee xabsiga sanadka ku jiray. Culimada ayaa hore u taageeray dalada mucaaridka Jabuuti ee USN iminkana ku celiyay taageeradii ay horeba u muujiyeen…

                  Read More

                    Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo S/Guuto C/llaahi Xasan Bariise oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Muqdisho

                      Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo S/Guuto C/llaahi Xasan Bariise oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Muqdisho   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Raiisal wasaare C.weli Goodimayaha Golaha Barlamanka Maxamamed Sheekh Cusman Jawaari Wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow Wasiirka Amniga janaraal Khaliif Axmed Ereg Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha dastuurka Faarax Sheekh Cabduqaadir Wasiirka Arimaha Gudaha…

                    Read More

                      Xukuumadii Xafladaha Iyo Aroosyada

                      waxaa aan marka hore salamaya dhamaan saxaafada iyo akhriisatayasha oo dhan ,salan kadib waxaa aan raba bal in aynu yara dul istagano xukuumada maanta tallada dalka gacant ku haysa,taso sida laga wada dharagsanyahay aan uu shaqeyn wixii lagu soo doortay balse haysa shaqo aan shacabku ku dooraan,sida aan maqalka magaca uga dhigay iddiinkuna aad aragtan…

                      Read More

                        Silanyo administration’s attempt for Salahlay district to fall at present under Hargesisa district is totally rejected by the community, as this is double standard

                        A double standard is the application of different sets of principles for similar situations, or by two different people in the same situation. This is the policy exercised by Silanyo administration to the people living between Hargeisa and Salahlay. The attempt of president Silanyo administration to change the policy which they have adapted during the last local…

                        Read More

                          Aqoonyahanka qurbejooga reer Gabilay oo fariin u diray Xukumada Somaliland (Waqtigii aan tashan lahayn baa la gaadhay)

                          London 27Aug14 (SDN/QJ) Munaasabad aad u qiimo iyo qaayo badnayd ayaa kulmisay qurba-jooga reer-g abiley ee cariga ingiriiska habeenimadii sabtida. Waxay ahayd xaflad soo dhaw eyn iyo sagootin ah oo loo sameeyey  badhasaabka gobolka Gabiley mr. Maxam ad Cabdi “Shiine”.  kuyalnkan oo  Il-yarta ayaa is qabatay waxaanay u dhacday si sharaf iyo m aamuus leh….

                          Read More

                            Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo:Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif

                            Hargeysa Aug 27,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Cusub ee Xaysimo ee Somaliland Md. C/rashiid Maxamed Axmed (Xiir) ayaa dawlada Somaliland uGu baaqay in wadahadal lala furo madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh. “Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif, oo wada xaajood lala gallo ayaan ku…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ah oo Isku Muruxsaday Iyo Daneeyayaasha Dimuquraadiyada Somaliland oo la eegayo inay soo Farogeliyaan DAAWO

                              Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweyne-nimada Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal ali Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxay ka wadahadleen Wefti ka socda dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka iyo nidaamka dimuquraaddiyadda oo Hargeysa ay Insiintii doraad  kulan ku wadayeesheen Masuuliyiinta Xisbiyada, waxaanu sheegay inay Weftigaasi ka garnaqayaan ama dhex-dhexaadinayaan khilaaf…

                              Read More

                                poetry and dance celebrations….damashad gabay iyo ciyaaro

                                Waxaanu si Rasmi ah ugu soo dhawaynayaa bulshada Somali Museum oo xagaagan ay ka socoto bandhig hidaha iyo dhaqanka ah. waanu casumaynaa dhamaantiin inaad kasoo qabgashaan damaashaadka hidaha iyo dhaqanka soomaalida iyo galabnimo ku saabsan gabayada iyo ciyaaraha Bandhigan waxa kawada shaqeeyey Somali Artifact and Cultural Museaum iyo Made Here, oo ah mashruuc ay leedahay…

                                Read More