La taliyaha madaxwaynaha somaliland ee Arimaha bariga Fuaad Adan Cade oo la filaayo inuu gaadho Garoowe iyo soo dhawayn loogu jiro

    London 13Aug14(SDN/QJ/)warar ay heshay shabakada qurbejoog.com ayaa waxa loo cadeyey in la taliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha bariga fuaad adan cade in u ku sii jeedo puntland fuaad adan cade ayaa cadeyey qaar ka mida warbaahinta in uu isaga iyo siyaasin kale oo ay isku fikir yihiin ay u sii jedaan puntland , mudadii uu…

    Read More

      Baraamijka Dareenka Shacabka oo kulmiyey Xisbiyada Mucaradka iyo Xisbiga Kulmiye oo dood xiiso badan ku dhexmartay London Dawasho wacan

      London 13Aug14(SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo Siyaasiga oo lagu falanqeeyey maxaa u qabsoomay ama ka qaldamay 4-tii sano ee uu xukuumada somaliland ee xisbiga Kulmiye ee uu madaxweynaha ka ahaa Axmed maxamed maxamuud(Siilaanyo) doodan oo ka qayb galeen xubnaha xisbiga ee u fadhiya Uk Wadani ,Ucid, Kulmiye. Barnaamijka oo dhamaystiran Halkan ka daawo.

      Read More

        OGEYSIIS:Doorashada guddida SSUK

        Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK ogaysiinaysaa kuna boorinaysaa inay ka soo galaan shirkeedii sanadlaha ahaa oo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, Shepherds’ Bush, W12 7DA,  Maalinta Axada 18/08/2014, 2da galabnimo Shirkaa oo dadweynuhu  ku dooran doono guddida hogaamindoonta SSUK labada sano ee inagu…

        Read More

          Xaabsade Oo Ka Hadlay Sababaha Uu Somaliland Uga Goostay, Soona Dhaweeyey Aqbalaadda Haddii Puntland Xil Looga Dhiibo

          Garowe:Aug,,13,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo Haatan ku sugan Magaalada Garowe, ayaa ka Hadlay Sababaha uu u jooga Deegaankaas. Axmed Cabdi Xaabsade oo u warramayey Idaacadda BBC-da, ayaa inuu puntlnad u tegay sidii uu khilaafka iyo is qabqabsiga ka dhex jira meesha uga saari lahaa, isla-markaana uu khibradiisa uga…

          Read More

          Man United oo Soo Kabaneysa Ayaa 2-1 Ku Naasnuujisey Velencia.(DAAWO GOOLASHA)(By Jaahuur)

          Old Traffod,London-12-Aug-8-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay toddobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Man United oo aad moodo iney ka soo fiicnaaneyso wixii ka qabsadey horyaalkii hore oo aay ka gashey kaalinta 7-aad,haddaba maxaa iska bedeley? Man United oo runtii horyaalkii hore isku jaah wareersan ayaa waxay soo xaretsatey tababare Van Gaal oo watey xulkii kubadda cagta ee…

          Read More

            Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka dalbaday Siyaasiyiinta Beesha Dhul bahante inay Somaliland Gudaheeda kaga Gorgortamaan Mawqifkooda intay Goosan lahaayeen DHAGAYSO

            Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta beesha dhul-bahante inay ka waantoobaan goosashada intay Somaliland xil ka qabtaan,ay hadana u baxsanayaan Garoowe, isaga oo u soo jeediyey inay ka gor-gortamaan Somaliland oo wixii tabasho ah ay sheegtaan, waayo dhul-bahante waa dad reer Somaliland ah….

            Read More

              “Xisbiyada Mucaaridka ah Waxaan leeyahay Doorasho aad Natiijadeeda Ogtihiin Waxba ha ku Deg Degina” Afhayeenka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

              Fadhi aan Caadi ahayn oo ay maanta Yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland Isla markaana uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxa uu Goluhu Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Codbixiyaha. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka waramay arrimihii kale ee Shirkaas lagagag wada hadlay Waxaa…

              Read More

                DAAWO:Xaabsade shalay iyo manta” dalka Somaliland xuduudihiisa waa la yaqaan…..Puntland baan iminka ka hawlgelayaa”

                Garoowe Aug 12,2014(SDN/QJ)-Odey Maxamed Cabdi Xaabsade oo horu u ahaa wasiir ka tirsanaa dawlada Somaliland ayaa mar kale intuu saluugay siyaasada Somaliland waxa uu iska xaadiriyay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Xaabsade ayaa sidan oo kale mar xilkii wasiirnimada Puntland laga qaaday waxa uu iska xaadiriyay Hargeysa, HALKAN KA DAAWO HADALADA KALA DUWAN…

                Read More

                  Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Qanci weyday Hannaankii Hoggaanka Kulmiye uga Jawaabeen Dhaliishii Mucaaridka iyo Xubno Dalbaday in Mar Labaad La Jawaabo

                  Hargeysa:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inay ku qanci weyday habkii uu hogaanka Kulmiye Uga fal celiyey dhaliilihii cuslaa ee mucaaridku sida wada jirka dusha uga saaray  hannaanka maamul ee dalka ka jira. Wararka aanu Hayno ayaa sheegaya in xubnaha dhegaha fudud ee aqalka madaxtooyada ku xeerani ay yaraysteen jawaabtii mujaahidiintu siiyeen mucaaridka, iyadoo tilmaamay…

                  Read More

                    Wasiirka Maaliyada Somaliland oo ka Hadlay Dhaqaalaha Diiwaangelinta,iyo Doorashooyinka,Eedo uu u Jeediyay Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada tashiga {Xog Waran Xiiso Leh DHAGAYSO}

                    Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Dhawaqa ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in doorashadu dib u dhacdo Isla markaana Iclaamiyeen in marka uu dhamaado Mudo Xileedka Madaxweyne Axmed Siilaanyo in la soo dhiso dawlad Wadaaga ah oo dalka gaadhsiisa doorasho. Wasiirka maaliyadu Waxa uu Sharaxay Kulamo…

                    Read More

                      Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Puntland aysan Dhulkeeda cidna marti uga ahayn,wuxuuna iswaydiiyay waxa loola jeedo maamulka Mudug iyo Galagaduud {DHAGAYSO}

                      Garowe 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’’ ayaa sheegay in Beesha Caalamku ay wado talaabo ay ku dhexdhexaadinayso Dowlada Puntland iyo Federaalka. Waxaa Sidoo kale uu Dr Gaas ka Hadlay Qabsashadii Idaacada iyo Telefishanka Maamulkiisa ‘’Waxaan maqlayay dad Mas’uuliyiin ah oo si aan Laaqi ahayn uga hadlayay Idaacadaha iyo Telefishanada,laakiin…

                      Read More

                        Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu Siduu Uga Hadlay Goosashada Xaabsade,iyo Shirka Saax dheer DAAWO

                        Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee  Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Isbedelka Siyaasadeed ee ku dhacay Axmed Cabdi Xaabsade oo ahaa La taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha Doorashooyinka kaas oo u Goostay Dhinaca Magaalada Garowe kadib markii Sida uu Sheegay ay u Yeedheen Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka…

                        Read More

                          Dooro Mohamud Noor: Oo Dadkaaga Dhican Ka Raac

                          Mohamud Noor waa uu isxilqaamay, waqtina uu geliyey in uu u istaago doorashada taariikhiga ah ee ka dhicaysa deegaanka Soomaalida u badan tahay, ee magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Waxaa waa jib ah in lala garab istaago maadaama uu ilaa heerkaa isgaarsiiyey, waxaa uu naga istaahilaa in la doorto, sidii adigaba laguu garab istigaagi lahaa…

                          Read More

                            Muqdishow iyo Ibnu Battuuta Socdaalkii Ibnu Battuuta ee 1325-1354

                              Muqdishow iyo Ibnu Battuuta   Socdaalkii Ibnu Battuuta 1325-1354   Tarjume: Xassan Xayle   Qaybta Saddexaad: gabagabda socdaalkii Ibnu Battuuta ee Muqdishow     Kulanka Mashuurada Kowaad & labaad   Qaabkaas iyagoo u wada socday ayay galeyn, Mashuurada[-11]; ka dibna,iyagoo kala danbeeya ayaawaxaa marka ugu horefariistay wassiirada, waxaa ku xigsaday madaxda iyo taliyayaasha askarta….

                            Read More

                              Gabay Cusub oo lagu Magacaabo Lo’o Dibadeed Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur DHAGAYSO

                              Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gabaygan oo Maanta oo taariikhdu tahay 11 Aug soo baxay Waxaa Tiriyay  C.raxmaan Cumar Cashuur Baadi Doon Waxa uu ka hadlayaa Mudo dhaafka Golaha Wakiilada Wada hadalka Somaliland iyo Somalia, Is haysiga Xukuumada iyo arrimo kale ee Dhagaysi haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO GABAYGAN CUSUB [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/LODIBADEED(1).mp3″]

                              Read More

                                Xisbiga Kulmiye oo ka Gilgishay Baaqii Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka Sare ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maanta si adag uga jawaabay hadal shalay ka soo yeedhay labada Xisbi Mucaarid iyagoo sidaa ka sheegay Shir jaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye . Shirkan Waxaa ka Hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye…

                                Read More

                                  Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Hanjabaadii Ugu Adkayd u diray Xeer ilaalinta kana dhiidhiyay dadka ay eedaha beenta ah ku soo Oogaan {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa Shalay aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo Xeerka anshaxa Garsoorayaasha oo ay ka qayb galeen Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobolada dalka,Kuwa Racfaanka iyo Garsoorayaal waxa uu uga furay Huteel Guuleed ee Caasimada hargaysa. Ku Xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay…

                                  Read More

                                    The policy President Silanyo has entered him in the Guinness world records as the first world president in history who terminated his minsters simply because they fail to praise him through the media

                                    Guinness world records, known from its inception in 1955–2000 as The Guinness Book of Records and in previous U.S. editions as The Guinness Book of World Records, is a references  book  published annually, containing a collection of world records, both human achievements and the extremes of the natural world. The book itself holds a world record, as the best-selling copyrighted book…

                                    Read More

                                      “Madaxweynaha waxanu ku ogaa ninkasoo baxa Erayga uu yidhaahdee waxan leeyahay ka dhabee Hadalkii aad Barlamaanka ka tidhi ee ahaa Maalin lagu dari maayo.”Cabdiraxmaan Cabdiqaadir {DHAGAYSO}

                                      Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir ayaa Sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu yahay Qof balanta uu qaado ka soo baxa . C.raxmaan C.qaadir Waxa uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Siilaanyo in maanta looga fadhiyo siddii uu uga dhabayn lahaa Hadal uu ka hor sheegay labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada isla…

                                      Read More