Ismaciil Cumar Geelle miyuu Faysal Cali Waraabe uga xoog roonaaday hogaanka Xisbiga UCID?

    London July 25,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa hore u shaaciyay in uu joojiyay ka hadalka Madaxweynaha Jabuuti ka dib kolkii uu sheegay in madaxweynuhu uu uga awood roonaaday Siyaasda Somaliland. Faysal ayaa sheegay in Madaxweyne Geellaha Jabuuti uu Hargeysa ka sameystay taageereyaal u jawaaba mucaaridka. Iminkana waxa soo baxday in…

    Read More

      Xogahyihii hore ee arrimaha Dibedda ee UCID:Xukuumada Jabuuti waxa ay hanatay xisbiyadii,Xukuumadii iyo Ganacsatadii Somaliland oo ay siisay Passports(DHEGEYSO)

      Minneapolis July 25,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay bogan qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay xukuumada Jabuuti khaasatan madaxweynaha dalkaas Ismaciil Cumar Geele ay u maamusho siyaasada Somaliland. Md Budle ayaa sheegay in sadexda xisbi,xukuumadaba iyo Ganacsatada Somalinad ay qaateen Passaport-yo sadex sanadood ah oo…

      Read More

        Fadeexad Cusub Askar Maraykan ah oo Dirirta Qasa ka dhinac dagaalamaya Israa’il DAAWO

        Washington 25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka, ayay Ceeb wayni ka raacday dagaalka Yuhuudda Israa’iil ku xasuuqaysay Shacabka Muslimiinta Falastiin ee ku dhaqan magaalada Qasa iyo nawaaxigeeda oo ay in ka badan laba toddobaad Duqayn Cirka, Dhulka iyo Badda ah ku hayeen, ka dib markii ay Askar ka tirsan Ciidammada Maraykanku ay ku dhinteen dagaagalka Qasa…

        Read More

          Barnaamijkii Diinta iyo Nolosha Awoodaha Ilaahay inagu Galaday ee aynu dayacnay {DhAGAYSO}

          Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)- Waa dhab Hal hayska dhaxal galay ee Tidhaa Waa Maadays adduunyadu dadkuna waa Metelayaal,Dunnidan aynu ku Nool nahay Bilowgeedu Wuxuu ahaa Farxad, Dhex dhexaadkeeduna Waa Murugo Dhamaadkeeduna Waa Burbur. Nolosha Adduun Ma ah Halkii lagu Waarayay balse halka la rabo inaynu u Shaqaysano Waa daarta aakhiro,Nimcooyin badan ayuu alle Subxaanu Wa…

          Read More

          Dunga oo Loo Magaacabey Tababaraha Xulka Brazil & Real Madrid oo Dul Dhigtey $121M Rodriguez James.(By Jaahuur)

          Brazil-23-July-2014-(SDN-QJ)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa Brazil oo u soo habro wacatey Dunga inuu tababare u noqdo xulka Brazil markii uu jab iyo hoog ka raacdey 7-1 gool xulka Germany uga badiyey koobkii aduunka ee carigooda lagu qabtey,wuxuuna bedeley tababarihii iscasiley (Luiz Felipe Scolari) iyo xiddigga reer Colombia oo ku soo biiret Real Madrid (Rodriguez…

          Read More

            “Wax walba oo hortayada yaallay waxay ahaayeen dhiig iyo hilbo googo’ay”.. Askari Yuhuudi ah oo Si La Yaableh u soo Bandhigay Khasaaraha Baaxada leh ee Ciidamada Israa’il ay Kala Kulmeen Dagaalka Dhulka ah ee Qasa

            Gaza 23.July 2014 (SDN/QJ)-Askari Yuhuudi ah oo ka badbaaday iska horimaad culus oo maalintii Axaddii ka dhacay xaafadda Shujaaciyah ee Marinka Gaza, ayaa ka sheekeeyey wixii uu indhihiisa ku arkay dagaal fool-ka-fool ah oo dhexmaray dagaalyahannada Hamas. Sida lagu baahiyey Barta Internetka ee Walla oo laga leeyahay Dalkaasi Israel, ayaa waraysi la yeelatay askarigan oo…

            Read More

              Maxamed Warsame Hadraawi oo markii u horeysay si aan habrasho laheyn uga hadlay caqabadaha Dawladeed ee Jamhuuriyada Somaliland

              Hargeysa July 23,2014(SDN/QJ)-Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa markii u horraysay shaaca ka qaaday arrin uu aaminsan yahay inay adhaxda ka jabisay dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland.       Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo xog-waraysi dheer siiyey barnaamijka Xusuus-reeb ee Telefishanka HCTV oo uu daadihiyo suxufiga ruug-caddaaga ah ee Ducaale, waxa uu tilmaamay in ictiraafka dawlad…

              Read More

                Madashii Wadatashig​a Oo Hal Sano Ka Dib Hadalkoodi​i La La’yahay Iyo Xusuustii Qormadii Aan Wakhtigaa Ka Qoray by Daacad

                “Nin ku yidhi sinaan mayno , Adna buri sarayntiisa, .sidka waad wadaagtaane, .ma sagaashanbaa tiisu”. Abwaan Hadraawi “Rag hadaad wax ka haysoo , Beryo ruugto laftiisa , Ricidhihiisa cidaado, Ku raaxaysato dhiiga, Raadkii buu gurayaayoo, Raqdiina wuu arkayaaye, Reenkana ways ku gartaaye, Ha riix riixine daaya”. Abwaan Timacade Waxaan maanta qalinka u qaatay in aan…

                Read More

                  Police Captain Hajji Abdi Osman Aw Nour Jiceer is one the highest ranking most influential personalities during colonial days

                  This article is about people who have made important contribution to the development of Somali-land during colonial days provided snapshot of the history contest of the time. This also enlightens few world famous personalities  who changed our world with path breaking ideas and actions. Usually people considered them as those who shaped our world include statesmen, leaders, political…

                  Read More

                    Mahadnaq kasoo qaybgal

                    Anagoo ah qoyska reer Xuseen Samatar Muumin Kaliil (Xuseen Turub) Waxaanu Mahadnaq Ballaadhan oon erayo lagu soo koobi Karin, halkan u soo marineynaa: Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Jaarkii iyo dhammaan muslimiintii nagala qayb qaadatay Janaasaddii, Aaskii iyo Tacsidii, hooyadayo marxuumad, Caasha  Xuseen Maxamuud (Caasha Aabi) oo ku geeriyootay magaala Jiddah ee Sacuudiga bishan Juulay 18keedii, laguna…

                    Read More

                      MAXAA ISKU KHALDAY DA’DII DHALIN-YARONIMADA IYO DA’DII KA WEYNEYD DHALIN-YARO MISE KA WAYN DHALIN-YARO (DHALIN-YARO DHAAF)

                      In muddo ah waxa dhegaha iyo indhaha bulshada ku soo noq-noqonayay oo war-baahinta televisionada laga daawanayay, rag lagu sheegayo in ay yihiin dhalin-yaro oo run ahaantii muuqaalkoodu tilmaami karayo in ay da’da 40 ka ay gaadheen ama ka gudbeen. waxa is waydiin mudan da’dee carruurnimo ah, da’dee qaan-gaadh ah, da’dee dhalin-yaro ah, da’dee da’dhexe ah,…

                      Read More

                        Ha la Yaabin Dumar Soomaliyeed oo Holland Ku Dhaqan oo Cabasho ka Tirsanaya Jaadka la Joojiyay Daawo.

                        London 21.July 2014 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii Ingiriiska laga Mamnuucay Isticimaalka Qaadka oo ay ku Dareen Maandooriyeyaasha ayaa waxaa soo baxaya warar hor leh oo sheegaya in haweenka Somalidu ay Cabasho ka qabaan Qaad Joojinta Haweenka ayaa ka mid ahaa Daneeyeyaasha arrintan dabada ka riixayay iyagoo ku doodayay in Qaadku uu aafo ku yahay Wada…

                        Read More

                          Taliyaha Cusub ee Booliska Somalia oo Xilkii la Wareegay Iyo Muuqaal ay Canada Ku Tilmaamayso Dagaal ooge oo Shaaca laga qaaday Daawo

                          Muqdisho 21.July 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha cusub ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Gen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa si rasmi ah xilkii ugala  wareegay taliyihii hore ee ciidanka, Gen. Cabixakiim Daahir Siciid. Xaflad loogu talagalay xil-wareejinta oo lugu qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda , saraakiisha ciidanka boliiska iyo xubno ka tirsan…

                          Read More

                            Muqdishow iyo Ibnu Battuuta Qaybta Labaad

                            Socdaalkii Ibnu Batuuta: 1325-1354 Qaybta Labaad Maamuus iyo Marti-galin Markii aan galnay Guriga Martida ayaa wiilkii dhalintayaraa waxuu guriga Sheykha nooga keenay cunto. Waxaa wiilka la socday nin ka mid ah wassiirada Sheykha oo ah wassiirka u qaabilsan marti-soorka, oo isagoo isoo dhaweynaya, igu yiri, “Waxaa ku salaamaya, (Mawlaanaa Sheykh) [-6], waxuuna ku leeyahay: imaanshahaagu…

                            Read More

                              Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID Yusuf Budle oo Ka tanaasulay dhamaanba xubinnimaddii Xisbiga UCID

                              Minneapolis July 21,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID Md Yusuf Budle ayaa gebi ahaanba iska casilay xilkii uu xisbiga u hayay iyo xubinimadii xisbiga mucaaridka ah. Qoraal uu internetka ku baahiyay ayuu ku yiri : Waxa aan u sheegayaa dhamaanba madaxda, xubnaha iyo dhamaanba taageerayaasha Xisbiga UCID meelkasta oo ay joogaanba in laga…

                              Read More

                              Naadiga Chelsea oo soo Xerogalisey Ciyaartooy Aduunka Ka Caan Ah Qaarna Khaarijisey. (By Jaahuur)

                              Chelsea-20-July-2014- Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa naadiga Chalsea oo soo xerogashatey ciyaartooy cusub oo aduunka ka caan ah iyo qaar aay ka takhalostey, maxayse ku soo kordhin doonaan kuwa cusubi? Aalaaba wakhtiyada xagaaga ee badanaaba naadiyadu ama ciyaartooydu marka aay ku jiraan nasashada inta uuna bilaamin xili ciyaareedku waxay ku hardimaan kala iibsiga ciyaartooyda…

                              Read More