Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Cabdillahi Shaqale‏

    Anagoo ah dadka/ururadan hoose ku qoran waxaan ka tacsi u dirayna dhammaan hablaha (Maryan/ Zuhuur/Samira) ilma Xaaji Faarax Gaydh iyo qoysaskoodda gar ahaan Gudoomiyaha Ururka Hablaha Gaaroodi Marwo Maryan Xaaji Faarax Gaydh oo Hooyadood Faadumo Cabdillahi Shaqale ku geeriyootay xalay afurkii (16/07/2014) London.   Haddaba Anaga oo ka tiraanyaysan geeridda ku timid Marxuumad Hooyo Faadumo…

    Read More

      Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid ee london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga oo dhawaan loo soo magacabay.

      London 16July14 (SD) Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid laantiisa  london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga iyada oo la soo xiriirtay qurbejoog.com Marwo caasha ayaa waxay shegtay in xilkeeda uu ka dhashay khilaaf XOGAN oo dhinaca garabka haweenka iyo masuulinta xisbiga ee laanta uk waxanay sheegtay in si loo  jaro…

      Read More

        25 Sanno ka Dib iyo Dhacdadii Xanuunka badnayd ee Xasuuqii Xeebta Jasiira ee Muqdisho {DHAGAYSO}

        Muqdisho 16.July 2014 (SDN/QJ)- Xasuuqii 47 qof oo isugu jiray aqoonyahan , professoro , ganacsato , dhallinyaro iyo farsamoyaqaanno uu taliskii siyaad barre koofiyad castiisii ku dileen xeebta jazeera 17july 1989 waxaa ka soo wareegay haatan 25 sano . Dadkaasi inta habeen saq dhexe laga soo ururiyay guryahoodii oo ay iska jiifeen magaalada muqdisho xaafadda…

        Read More

        Xulalkii Uga Qeybgaley Africa Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Shaambadeeyey Hal Talaabo Horey u Qaad & Talaabooyin Badan Dib U Qaad. (By Jaahuur)

        Qurbejoognews.com-16-July-2014- Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa waxyaabihii xulalka Afirka u matalayey ka qabsadey koobkii kubadda cagta ee aduunka ee ka dhacay dalkaa Brazil 2014. Marka ugu horeysa waxaa ayaan daro ah laba xul oo ka mid ahaa xulalkii qaaradda Afrika u matalayey iney dhexdooda isku qacan qaadaan ciyaarta dhexdeeda iyo lagu nasbeynayo iney…

        Read More

          DAAWO:Madaxweynee Barack Obama oo muslimiinta Mareykanka Afur ugu sameeyay Aqalka Cad

          Washington July 16,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa kulan afura muslimiinta Mareykanka ku nool ugu qaabtay aqalka Cad ee dalkaa looga arrimiyo. Madaxweynaha Mareykanka Abihii uu Muslim ahaa oo isla markaana  mudo ku noolaa dalka Indonisiya ayaa muujiyay aqoontiisa baahsan ee diinta Islamka. Halkan Hoose ka daawo kulanka afurka ah iyo khudbad uu Madaxweyne…

          Read More

            DAAWO:Mudaaharaa​dkii ugu xooga badnaa ee looga soo horjeedo xasuuuqaa Falastiini​yiinta oo ka dhacay London

            London July 16,2014(SDN/QJ)-Waxaa bartamaha magalada London isugu soo baxay kumaan kun oo qofood oo ka soo horjeeday xasuuqa ay Yahuuda ka wado dhulka Falastiiniyiinta gaar ahaan magaalada Gaza. Dunida caalamka ayaa murugo ku daawaneysa colaada ka socota degaanka Gaza oo ay ku dhinteen shicib ka badan 200 oo ruux. Hadabo hoos ka daawo qaabka uu…

            Read More

            Xulkii Jarmalka ee La Galbaday Koobka Adduunka oo Shacabkoodu Si Mucjiso leh Maanta ugu Soo dhaweeyeen Caasimada Barlin Daawo Sawirada Mahadhada Reebay

            Berlin 15.July 2014 (SDN/QJ)- Koob Aduunka oo ay Kuguulaysteen Xulka Qaranka Waddanka Jarmalka ayaa Saaka Arootii Hore Kasoo Dagay Madaarka Caalamiga ah ee Maglaada Caasimada ah ee Berlin, Kumaan Taageerayaa Ayaa iskugu Soo Baxay Barxada Way Brandenburg Tor ee Barlin Halkaas oo ay Qaab Toosa uga Daanab Deenaan Dabaal Dega iyo Soodhawaynta Koobka Aduunka oo…

            Read More

              Joojintii Jaadka ee Uk Dhib Mise Dheef ,Maxay Dareemaan Muqayiliintii Waaweynayd ee Ku Mamay Qaadku “Daawo Warbixintan Xiisaha leh”

              London 15.July 2014 (SDN/QJ)- Tan iyo intii uu dalka Ingiriiska ka dhaqan galay Sharciga Maandooriyaha la Maseeyay Jaadka ayaa Bulshada Soomalida ah ee dalkaasi ku dhaqani Waxay Fasiraado ka Bixiyeen Sida Meel Marinta Sharcigani u yahay Faa’iido u Soo Korodhay Mujtamaca ku hadla Luqada Somaliga oo uu Wehel Xun u ahaa Isticimaalka Qaadku . Marka…

              Read More

                Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Madaxweynaha Hortiisa Shalay Ka Caddeeyey Sababta Uu Xukuumadda Dhexdeeda Uga Noqday Halyey Lama Taabtaan ah

                Hargeysa:July,14,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maalintii shalay Munaasibaddii xadhiga Madaxweynunhu kaga jarayey Mashaariic uu Ka Hirgeliyey Garoonka iyo dhismaha wasaaradda  ka yidhi Erayo u uu ku muujinayo doorka uu xukuumadda kaga jiro. Wasiirka ayaa markii uu madaxweynaha u sharraxayey waxyaabaha xadhiga laga jari doono iyo Horumarka uu  sameeyey,…

                Read More

                Xulka Netherland oo Kaalinta 3-aad Cidhiidhsatey & Xulka Brazil oo Sii Watey Baroor Diiqdiisii.(By Jaahuur)

                Brazil-12-July-2014-(SDN) Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeyna koobkii kubadda cagta ee aduunka oo uu kulan kaliya ka hadhey kaas oo madaxa isla gali doonaan Germany iyo Argentina’ Haddii aaynu yara jaleecno xulka Brazil ee aay masiibadu ku dhacdey ayaa bahweynta ciyaarha jecel iyo kuwa falaqeeyaba waxay u aaneynayaan inuu khaladku ka yimid tababaraha iyo dadkii…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Uk Iyo Itoobiya,Kana Hadlay Aragtidiisa Xoriyatul Qawlka Saxaafada,iyo Ujeedada Safarkiisa DAAWO

                  Hargeisa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madawxaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dalka dibada uga baxay  xili xaaladisa siyaasaded  ee  dibadu  meel  adaga  marayso safarkan  Madaxwaynaha ayaa ku sii  jihaysnaa  dalka Ingiriiska  isagoo  madaxwaynuhu sii mari  doona dalka Itoobiya  oo  uu kala sii hadli doono  arimaha xududka Markaas kadibna Waxa uu u Gudbi doonaa Dhanka…

                  Read More

                    DAAWO:Xidhiidhka adiga iyo Quraanka (Barmaamij cusub)

                    Allah wayn waxa aan ka baryayaa in uu inaga aqbalo wanaaga aynu bisha samaynayno. Intaa ka dib  waxa aan halkan idiinku soo gudbineynaa barmaamijkii koowaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan kaga hadlayo Quraanka iyo xidhiiidhka la rabo in uu dhex maro qofka Muslimka ah. Waa barmaamija aan marwalba ku eegayno aaayad Quraan ah iyo waxa…

                    Read More

                      Dawladda Federaalka Soomaaliya: Oo Ka Gaabsatey Geerida Halyeyga Kubada Cagta Ee ‘Shangole – AUN’ Wiilkiisa Awgiis Oo Ka Tirsan Alshabaab

                      Iyadoo ay dadka aduunka ee qadariya kubada cagta iyo Soomaalidiba weli dareemaayaan geerida kaptankii ugu horeeyey ee kooxda Qaranka kubada cagta ‘Captain Maxamed Qalaf Aadan Shangole’, ayaa dawladda federaalka ee Soomaaliya ay ka gaabsatay in ay ka hadasho kabtanka geeridiisa. Waayahii danbe, Shangole waxa uu ahaa nin kor u qaada shucuurta cayaartoyda sida qar ka…

                      Read More

                      Koobkii Kubadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Kala Faraxashey Germany oo Afareysatey & Argentina Aamusnaan Garoonka Kala Baxdey.(By Jaahuur)

                      Brazil-14-June-2014(SDN) Saaxiibayaal ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Macarana Stadium Brazil oo lagu soo gabagabeeyey Koobkii kubadda cagta ee aduunka 2014 Brazil waxaana markii afaraad hantiyey Germany markii 1-0- kula daalaadhacdey Argentina. Ciyaartan oo lawada sugaayey waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Brazil,ka Argentina iyo R-wasaaradda Germany oo intooduba dumar yihiin iyo dadweyne aan la soo koobi…

                      Read More