DAAWO:Maxamed BK oo u qoosgooyay Somaliweyn:Fanaaniita Geeska Africa waa qaar ay dhegeystaan Soomaalida joogta meel kasta balse u gaar ah Somaliland
Hargeysa July 28,2014(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee reer Somaliland Maxamed BK oo ka qeyb qaadanayay barnaamijka munaasibada Ciida ee TVga Soomaaliya ayaa u quus gooyay qolooyin maalmo dhaweynto isku qaldayay qadiyada iyo Fanka. Fanaaniinta Geeska Africa oo sida magacooda ka muuqata ah dhalin fankoodu gaaray dunida dacaladeeda ayaa si cad u sheegay qadiyadooda. Ka qeybqaadashada fanaaniita…
