DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo qaadacay heshiiskii maamul u sameynta Gobolada Dhexe xiriirkiina u jaray dawlada Soomaaliya

    Garoowe Aug 01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md C/weli Gaas ayaa manta ka hadlay mawqifkooda ku wejahan maamulkii dhawaanta Muqdisho loogu sameeyay gobolada dhexe. Madaxweynaha ayaa xiriirkii wada shaqeyneyd u jaray dawlada dhexe ee Soomaaliya, dibna ugu yeeray xubnihii maamulka uga jiray dawlada. SDN/QJ-Garoowe contact@qurbejoog.com

    Read More

      DAAWO:Waraysi Gudiga Qabanqaabada Mudaharaadka Madaxwaynaha MN

      Minneapolis Aug 01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Mareyknaka khaasatan magaalada Minneapolis. Gudi isu qaban qaabisay in ay abaabusho mudaharaad looga soo horjeedo madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaanahan waday abaabul xoogan. Waxaaney Somalitvmn uga warameen sababta mudaharaadyada iyo xiliyada la qabanayo. SDN/QJ-Minneapolis contact@qurbejoog.com

      Read More

        SIR CULUS : Cukuse iyo Fanaaniinta Xiddigaha Geeska iyamaa Khiyaameeyey Qaranimada Somaliland (Nala Daawo)

        London (1Aug14SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa si badheedh ah u weeraray fannaaniinta da’da yar ee xiddibiga Geeska, isaga oo ku eedeeyey inay meel ka dhaceen qaranimada Somaliland. Haseyeeshee, Wasiir Cukuse waxa uu eedayntaasi ku hoos-qarinayaa fadeexado heer Qaran Gaadhsiisan oo ka dhex-dillaacay Wasaaradda Warfaafinta, kaas oo kusaabsan Ceeb Qaran oo ka…

        Read More

          WAXAA BARYAHAN DAMBE AAD LOOGU TACADIYEY XUQUUQDII SAXAFIYIINTA…. GUDOOMIYAHA GARABKA HAWEENKA UCID FINLAND, MARWO SAMIA OMAR HAGI MUSE

          saxaafadda somaliland waa Aasaaska Aqoonsiga Somaliland ee Beesha Caalamka, Saxaafaddu Waa Xidhiidka Somaliland iyo Beesha Caalamka ,  Waddan Bila Saxaafad ah Waa Guri Bila Adrees ah waana Asaaska Aqoonsiga Somaliland Ee Beesha Caalamka.  Waddo la Dhisayana Waxaa Dhaanta Biyaha oo dadka la wada gaadhsiiyo???!!!!! Marwalba Waddanka iyo Shacabka Baahidiisa Ayaa Habboon in La hor mariyo Wax…

          Read More

            Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo oo la kulmay gudida kulmiye ee uk halkan ka daawo sawiro

            London 31July14(SDN/QJ/ Madaxweynah somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa kulan balran la yeeshay  gudida kulmiye oo kaas oo ka  dhacay  magaalada london kulankaas oo ahaa mid qiimo badan,  Waxa looga  hadlay arimo door ah  oo ku saabsan xisbiga iyo xukuumadii ka dhalatay  halka ay hawshoodu marayso iyada oo aad loo  lafa guray wax qabadkii xukuumad iyo xidhiidhka qurba joogata,…

            Read More

              Xiddigaha Geesku Waxay Qaranka u Qabteen ayaa ka Qara-weyn Qaladkay Galeen!W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh [Hussein Deyr] [Birmingham, United Kingdom]

              Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waa Astaan Qaran waana Hadafka iyo Himilada Ummadeenna. Waa Midhihii iyo Maxsuulkii Dad iyo Dal iyagu isu tashaday oo guntiga u xidhay inay ka maarmaan gacan hoorsi shisheeye dhan kasta oo ay tahayba. Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waxay kasbadeen Quluubta iyo Maanka inta horumarka ummadooda jecel. Murtidooda, Muusigooda iyo Hab-masrixiyeedkooda ayay ku difaacaan…

              Read More

                Xirfaddu..​. Waa kaaftoon bulsho ? Qorma xiisa leh

                Aduun baahay iyo dhaqaale  abuur sii fidaya bulshooyin badanaya iyo dhul balaarsi aan xad lahayn  midow iyo danna-wadaagid aan la koobi karin  is dhex gal iyo kala faa`idaysi ayaa maanta aduunkeena ciwaan u noqtay dana la kala leeyahay iyo ujeedooyin aan dhammaan ayaa xiriir walba maanta lagu qotomiyey laakiin halkaan waxaan ku cadaynayaa  awoodo  iyo…

                Read More

                  Wasiirka Warfaafinta oo Jawaab ka Bixiyay Fal ay ku Kaceen Kooxda Xidigaha Geeska,Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo arimo kale DHAGAYASO

                  Hargaysa 30.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Oo Ka Hadlay Falkii Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Kuna Tilmaamay Xatooyo Ay Samaysay Somaliya Barnaamijkii Uu Telefishankoogu Uu Kooxdaasi Hargeysa Kaga Duubay Canbaarayna Usoo Jeediyay Xisbiyada Mucaaridka Ah. Wasiir C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Waxaa kale oo uu Si adag u Dhaliilay Siyaasada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. [peckplayer…

                  Read More

                    “Eedda halkan ka socoto annagu isaaq iyo siilaanyo midna uma haysano’e annagu xirsi-gaab baanu u haysanaa” Cali Khaliif

                    Saax-dheer:July,30,2014(SDN/QJ)Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo ku jira Dhuumaalaysigii iyo dagaalkii uu ka waday Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool, ayaa ka Hadlay Sida uu u arko Maamulka uu wali u dagaalamayo iyo Heerka ay filashadiisu tahay. Cali Khaliif oo isagoo Goob Baadiye ah jooga Video soo duubay, ayaa ku dhawaaqay inuu Wada Hadal la furtay Beelaha Deegaannada…

                    Read More

                      DAAWO:Abwaaniinta Xuseen Shire Jaamac iyo Cabdi Good oo iswejahay iyo Abwaan Aar oo kala guray

                      London July 30,2014(SDN/QJ)-Waxa TVga Somali Channel isku wejahay fanaaniita Xuseen Shire Jaamac, Faarax Murtiile iyo Cabdi Good oo dhawaan dood suugaan ahi dhexmartay. Abwaaniinta ayaa isku maandhaafsanaa hab qoraalka heesta can baxday ee Nolosha cusub oo ku luuqeeyo fanaanka Maxamed BK. HALKAN HOOSE KA DAAWO BARNAAMIJKA CIIDA SOMALI CHANNEL OO LAGU SOO BANDHIGAY DOODA HEESTA…

                      Read More

                        DAAWO:Aamino Muuse Weheliye oo lagu soo dhaweeyay SNTV

                        London July 30,2014(SDN/QJ)-Suxuufiyada Aamino Muse weheliye ayaa ku biirtay TVga dawlada Soomaaliya oo ay ka sii deyn doonto barnaamijyo ay iyadu curisay. Aamino ooh ore uga soo sheqeysay warbaahinta shisheeye iyo kuwa Soomaalida isla markaana mar jilaa aheyd ayaa haatan ka hawlgeli doonta TVga SNTV. SDN/QJ-London contact@qurbejoog.com

                        Read More

                          War Deg Deg Ah Ciidamadda RRU-Da Hargeysa Oo Raacdo Ugu Jiro Weriye Sagal Mustafe Xasan Nuur iyo xog qurbejoog heshay

                          London 30July14 (SDN/QJ)- Xog ay heshay xafiiska wararka qurbejoog ee london oo xubno ka tirsan Tvga Universal Xaruuntiisa London ayaa waxay u sheegeen qurboo joog in Ciidamadda RRU. Da Hargeysa ay ka badi gobayso  Weriye Sagal Mustafe Xasan Nuur Oo Ka Tirsan Tvga UNIVERSAL .ilo xog ogaal ah ayaa qurbejoog u xaqiijisay in   Wasiirka arimaha…

                          Read More

                            DAAWO: Garaad Cumaamadii ka dhacday”Umad idinka nasab liidata in ay idinka qaadaan doonista ma aha,HabarJelona Isaaqa kale waan ka neceb nahay”

                            Saaxdheer July 29,2014(SDN/QJ)-Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac ayaa hadal uu ka jeediyay madal lagu xusayay Ciidul fidriga waxa uu ka sheegay hadalo deel qaaf ku ahaa madasha iyo mansabka umadeed ee uu huwan yahay. Garaadka ayaa hadaldiisa laga dhadhansanayay inuu yahay nin daad qaaday xubo cuskay,ka dib kolkii beeshiisu la qaadan weyday colaad…

                            Read More

                              DAAWO:Xukuumada Somaliland oo hore dimuqraadiyadii Qabyaalad ugu Doorsatay oo iminka leh Qabyaalad baa laga gudbay

                              Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Maaliyada  Somaliland Cabdicasiis Samaale ayaa mucaarid ugu baaqay in aaney qabyaalad wax ku doonin ee ay la yimaadaan fikrado. Wasiirku waxa uu ugu baaqay mucaaridka in laga gudbay xiligii qabyaalada wax lagu heli jiray loona baahan yahay in horumar loogu baaqo bulshada. Hadalkan ayaa fejiciso ku noqday dadka falan qeeya siyaasada Somaliland,…

                              Read More

                                Wasiir Cukuse Oo Saxaafaddii iyo Xukuumaddii Dhimbiilo Kala Dhex Dhigay iyo Univeral TV Oo Xalay Soo Bandhigtay Inaanu Madaxweyne Siilaanyo Talada Haynin

                                Hargeysa:July,29,2014(SDN/QJ)-Colaadda iyo Nacaybka u dhexeeya Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Saxaafadda Madaxa Bannaan ayaa Taariikhda Markii ugu horraysay Gaadhay Halkii ugu sarraysay, iyadoo taasna Sabab looga Dhigay Wasiirka Warfaafinta oo aaminsan in Cabudhini ay xal u noqon karto Libin laga Gaadho Warbaahinta. Tv-ga Universan oo muddo ka hor uu Wasiir Cukuse dalka ka mamnuucay   inuu ka…

                                Read More

                                  DAAWO:Bandhiga Ciida ee kooxda Xulka Qarniga HCTV oo shiiqiyay barnaamijkii Xidigaha Geeska ee SNTV

                                  Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Kooxda Xulka Qaraniga oo barnaamijkoodii ciida eek a baxay HCTV ayaa noqday mid shiiqiyay Barnaamijkii Ciida ee TVga SNTV. Barnaamijka Ciida ee HCTV ayaa wax aka soo muuqday fanaaniinta Mursal iyo Xaaskiisa Sinimo iyo fanaaniin kale oo qiimo leh isla markaana soo bandhigay heeso mucjiso ah. HALKAN HOOSE KA DAAWO BARNAAMIJKA CIIDA EE…

                                  Read More

                                    DAAWO:Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland oo si qoto dheer ula dardaarmay dawladaha Jaarka iyo reer Somalilandba

                                    Borama July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Boosto iyo isgaarsiinta Md Maxamed Jaamac Abgaal ayaa fariin uu u diray dadka reer Somaliland iyo dawladaha ay jaarka yihiin waxa uu si qoto dheer uga waramay saameynta ay amaan daradu mujtamica tolka ah ku yeelan kareyso. Wasiirku waxa uu si gaar ah uga hadlay taariikhda gobolka iyo ta reer Awdal…

                                    Read More