Tagerayashii Xisbiga Kulmiye ee Magalada Biristol oo dhamaan u digorogtay xisbiga cadalada iyo daryeelka soo dhawayn balarana ku soo dhaweyey Gudoomiyaha Xisbigsiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe
Biristol 13July14(SDN)Tagerayashii Xisbiga Kulmiye ee Magalada Biristol oo dhamaan u digorogtay xisbiga cadalada iyo daryeelka ee Ucid soo dhawayn balarana ku soo dhaweyey Gudoomiyaha Xisbigsiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe kulankan oo aad loo soo abaabulay ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan Odayaasha Dhalinyarada iyo waxgaradka reer somaliland ee ku dhaqan Biristol waxanay dhamaan…
