Shir-Doceed Ka Dhan ah Xukuumadda Siilaanyo Oo Habeenkii Xalay ahaa Hargeysa Ka Qabsoomay iyo Qoddobadii lagu Faaqiday

    Hargeysa:July,08,2014(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hutel Mansoor, waxa  Habeenkii xalay ahaa ka dhacay Shir Saacado badan socday oo ay iskugu yimaaddeen siyaasiyiin, Madax-dhaqameedyo, aqoonyahanno, waayeel iyo dhallinyaro ka soo jeedo Beelaha  ku Abtirsada Magaca Habar-magaadlada. Shirkan ayaa ahaa mid xogtiisu daboolnayd, waxana sida wararka ka soo baxay sheegayaan lagu lafo-guray sidii Go’aan midaysan looga qaadan lahaa…

    Read More

      Wiil ay Wasiir Xirsi Ilmaadeer Yihiin Oo Dil Toogasho ah Lagu Xukumay iyo Muuqaal Yaab Badan Oo Laga Duubay DAAWO

      Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Mucaawiye Axmed Xasan oo sheegtay inay Ilmaadeer yihiin wasiirka Madaxtooyada somaliland, ayaa dil Toogasho ah ay ku xukuntay Maxkamad ku taalla Caasimadda Somalia ee Muqdisho. Wiilkan ayaa  lagu eedeeyey, isla-markaana Qirtay inuu doonayey inuu Huteel ku yaalla magaalada Muqdisho ka fuliyo qarax loogu talo galay in dad lagu laayo. Wiilkan dhallinyarada ah ayaa cadddaymaha loo…

      Read More

        DAAWO:DAGAALKU GAROWE AYUU KA QARXAYAA” GUDD FAISAL CALI WARAABE’

        Minneapolis July 08,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland Md Faysal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Afro waxa uu uga waramay arimo ku saabsan Somaliland iyo Soomaaliya. Guddoomiye Faysal Cali waraabe ayaa si gaara ugahadlay faro gelin uu shegay in ay Puntland ku heyso degaanada Somaliland iyo maamul xumo uu ku eedeeyay xukuumada Madaxweyne Axmed…

        Read More

          Hubaal Gabal baa-udhace​y- Haatufna Waa “Xidhan oo Xayiran” – Waa in aan la Hilmaamina ee loo gurmadaa oo Hiil loo huraa

          Nidaamka dimuqraadiga ah ee caalamka ayaa dhigaaya in aan marna la xakameyn Xoriyatal Qowlka, Xuquuqal insaanka iyo xurmadaha aas-aasiga ah ee ibnu-aadamka. Hubaal iyo Haatuf waxay ahaayeen hormoodka wargeysyada JSL sida toos ka ah toojka ugu iftiimiya ee unaqdiya musuq-maasuqa iyo waxyaalaha Maadiga iyo Macnawiga ah ee ay Xukuumada Siilaanyo ku Gel-gelimeysatey. Hadaba habdhaqanka miidaamada ah,…

          Read More

            “Qolada Dawladda Deegaanka Hargeysa, waxanu ku nidhi ilaa inta xadaynta madaarku dhammaanayso wax dan guud ah oo aad ka bixin kartaan ma jirto, Inta ay ka Qaylinayaana ….”Maxamed Muuse Abees {DHAGAYSO}

            Hargyesa:July,07,2014(SDN/QJ)-Wasiiru-dawlaha  Madaxtooyada Somaliland Maxamed Muuse Abees, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Eedo Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa ugu soo jeediyeen inuu u gacann dhaafay shaqo ay xaq u lahaayeen oo dhul la xidhiidha. Maxamed Muuse Oo Maanta u warramay Warbaahinta, ayaa Bayaamiyey Halka  ay ka bilaabantay eeddan loo jeedinayaan, “Anigu waxan ka mid…

            Read More

              Qaadlay ilaa digtorad

                hargeisa Hodan Waa Haweenay  Ku  Nool  Magaalo Madaxda Gobalka Awdal  Ee Borama   Waa  Haweenay  Awood  U Yeelatay  Inay Iydoo 7 Ooy Dhashay Caruura Korinaysa  Anay  Wax  Ka Dhigato  Jaamacada Camuud Iyo Gaar  Ahaan  Fakalka Caafimaadka Iyadoo Kana Shaqaysata  Suuqa  Oo  Ku  Haysata  Kabadha Qaad Kabadhkaasi  Ayey  Hadan  Ka Bixisaa  Fiiga Jaamacadeeda Iyadoo Caruurteedana  Ka…

              Read More

                DURUUSTA LAGA BARTO SOONKA

                Soonku wuxuu ka mid yahay 5ta arkaanul islaamka , waa rukun ka mid ah rukumada islaamka. Soonku waa (cayn fardh) ku waajib kof kasta oo muslim ah, oo qaan dhaadha , oo miyir qaba , oo kari waraaya ( dib ugu noqo shuruudaha soonka ) . Soonka waxaa laga soomaa cuntada – cabitaanka iyo wax…

                Read More

                  Beerkii Hillibka Lagu Sugaayey

                  Waxaa jirtay wakhti aan sidaas u dheerayn oo wadanka ay ka talinaysay xukuumadii UDUB inay ina soo mareen waxbadan oo lagu xasuusan karo oo aay qabatay, iyo waxbadan oo sababay markii danbe inay kuba guul daraysato inay wadanka sii hogaamiso, hadana inkastoo lafteedu lahayd dhaliilo waaweyn oo dibin daabyo farabadan shacabka u gaystay hadana balaayaba…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ing. Faysal Cali Waraabe oo soo dhawayn aad u balaran loogu sameyey Gobolka Minnesota, USA daawo Sawirada

                    Minnesota, USA 06Jul14(SDN) Tageerayasha XIsbiga Ucid ee Gobolka Minnesota ayaa waxay casho sharaf lagu maamusay laguna soo dhawaynayyey Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali waraabe ayaa waxay u dhacday si aad u heer sareysa kulankan oo ahaa mid is xogwaraysi iyo sidii loo dardar galin lahaa laanta USA ayaa waxa kulanka goob joog ka ahaa Xoghayaha Arimaha…

                    Read More

                      5-Tallaabo Oo Aad Maalinta Ku Dhaafaysa Kaga Dhigayso Mid Qiimo Gaar ah ku Leh Noloshaada

                      Hargeysa:July,06,2014(SDN/QJ)-Ayaan kasta oo Noloshaada soo martaa waa mid aan dib kuugu soo noqon doonin, waxana aad  maalinba maalinta ka dambaysa u sii dhawaanaysaa dhinaca Qabriga. Mar haddii ay maalmuhu sidaas inagaga Galbanayaan, waxa muhiim ah inaad  Isku daydid inay maaintaasi kugu dhaafto wax noloshaada anfacaya adduunka iyo Aakhiroba oo aan kugu keenin murugo dambe mustaqbalkaaga….

                      Read More

                        UJEEDADA KA DANBEYSA MURANKA DHULKA U DHEXEEYE HARGEISA—SALAXLEY..

                        Salaanka dib sida in badanookamidadadkareer Somaliland ay maqleenama ay la socdaanwaxaajiramurankadhexaloosanMaamulkamagaalada Hargeisa iyokadegmadaSalaxley, murankaasoogaadhey in ilaaxaddawladadhexe ayfaraha lasoogashohadabamurankaasooaansidamuuqatawelilagagaadhin wax xalaayaawaxaafiican in la is weydiiyokhilfaakanwaxauuyahey, cidawadaiyoujeedadakhilaafka!!!!.   Hadabasuaalahaaadka u macquulka ah ee u baahan in la is weydiiyaawaxa ay tahey. Waa maxeysababtauguweyneekhilaafkani ?Maadamaaanujirinkhilaaf la ogyaheyookaaloosandegaamada kale ee Somaliland maxaagaar u ah degaankan?. Haba la is khilaafekhilaafkanxundhurtiisu…

                        Read More

                        Argentina & Netherland oo Fara Ciddle Ku Soo Baxay Markii Aay Kala Sagootiyeen Belgum Iyo Costa Rica. (By Jaahuur)

                        Brazil-05-June-2014-(SDN) Akhyaartay qubanaheena waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda carigaa Brazil ayaa wali lasku feenanayaa quarter Final-kii waxaana maanta ka shubey Belgum markii Argentina 1-0 ku sagootisey goolkana waxaa shabaqa ku hubsadey Huguain. Ciyaartii kale ee la wada sugayey waxaa isku basbeeley Netherland iyo Costa Rica waxaana garoonka soo doobey reer…

                        Read More

                        Petra Kvitova oo Ku Guuleysatey Wembledon Grand Slam Markii Ay Khaarijisey Bouchard.(By Jaahuur)

                        England-05-July-2014-(SDN) Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska & koobkii Wembledon Grand Slam oo lagu kala faataxeystey. Saaxiibayaal waxaa labadii wiig ee eynu soo dhaafney si habsami ah ugu socdey tuulada quruxda badan ee lagu magacaabo Wembledon kubadda Tenis-ta waxaana ka soo qeybgala ciyaartooy badan oo iskugu jiira gaabdho iyo wiilal…

                        Read More

                          Saddex aan isqaban: dhawaaqa dunida, dhayalsiga xukuumadda iyo dhaawaca soo gaadhay siyaasadeena dibadda.

                          Waxaa dareen  aad u weyn igu abuurtay ka dib markii aan ka akhriyey warbaahinta Somaliland qaarkood warar sheegaya in wefti ka socda Somaliland oo socdaal ku jooga Djibouti ay saraakiisha dawladda Djibouti hordhigeen in xukuumadda Somaliland ay baabi’iso magaalada xuduuda ah ee Lowyacaddo isla markaana u rarto xafiisyadeeda dawliga ah magaala xeebeedda Saylac oo waxyar…

                          Read More

                            Xisbiga Waddani oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u Soo Jeediyay Inay ka Baxdo Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 05.July 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga WADDANI oo Xukuumada Axmed Siilaanyo ugu Baaqday inay Ka Baxdo Wadda Hadaladii Somaliya u Socday,Kuna Eedeyay Inay ka Gaabisay Hawada Somaliland inay La Soo Wareegto. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uurcade ayaa Sidaasi ka sheegay Mar uu Warbaahinta ugu Waramayay Xarunta Xisbigaasi GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO…

                            Read More

                              Sadex Digreeto: Madaxweyne Siilaanyo oo Taleex u Magacaabay Gobol Cusub,Wasiir Jagadiisu Banaanayd oo uu Buuxiyay iyo Ciidan Cusub oo uu ku soo kordhiyay la Tacaalista Dabka

                              Hargaysa 05.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha jsl ayaa Digreetooyin Madaxweyne ku magaacabay Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha  Cilmibaadhista iyo Techniliyada , Magacaabidada Gobolka Xaysimo oo Caasimadiisu ay noqon doonto  Magaaladda Taleex iyo Aasaasida Ciidanka Dab Damiska Qaranka. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2613/072014 ku magacaabay Gobolka Xaysimo magaalo badaxdiisuna tahay…

                              Read More

                                Tarsan iyo Wadaad Reer Somaliland ah Oo Iskaga Dhex Hanjabay Barnaamij ay Ka Wada Qaybgaleen

                                London:July,05,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur(tarsan) iyo Sheekh Maxamed Cabdi Cara boo ka mid ah Culimada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa Maalintii shalay Barnaamin Idaacadda BBC-da ka Baxay isku weydaarsaday Erayo dhiif leh. Labadan nin ayaa si wada jir ah idaacadda Bbc-du ugu casuuntay Barnaamijka Doodda Jimcaha Baxa ee “Maxay kula taay”, waxana…

                                Read More