Baahintii Iddaacadeed ee Caawa iyo Radio Hilaac(DHEGEYSO)

    Helsinki April 28,2014(SDN/QJ)-Baahinta Idaacadeed ee Caawa ee Radio Hilaac ood ku maqli doontaan warkii dalka iyo kii dunidaba wararka ugu doorka roonna waxaa ka mida Shirwaynihii Kulmiye oo maanta si rasmi ah u furmay iyo Qudbadii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo iyo Waliba Qudbadii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  waxaa kaloo ku jira Barnaamijkeenii…

    Read More

      Wafi balaadhan oo uu hogaaminyao Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland oo ay Wehelinyaan Gudiga Dhismaha Wadad-cad oo Maanta Kormeer ku Tagay Dhismaha 20Km ee Wadad cad

      28,Apr.2014(SDN/QJ)-Wafi balaadhan oo uu hogaaminyao Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland oo  ay Xubno ka ahaayeen Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees,Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Jamhuuriyada Somaliland Prof:Xasan Cali iyo Gudiga Dhismaha Wadada cad ee isku Xidha Magaalooyinka Sallaxley iyo Hargaysa,ayaa maanta Kormeer indho-indhayn ah ku Wadada cad oo haatan si  xawli ah ay u socoto hawsheedu….

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

        Read More

          “Madashaa lagu Maagayay Shir Beeleed,Maanta Hadii Shir Beeleed dalka ka dhacay Waa kaas Kulmiye ” C.raxmaan C.qaadir {DHAGAYSO}

          Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir Faarax oo hore uga Mid ahaa Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Dhaleeceeyay Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ee Maanta ka Qabsoomay Huteel Maansoor kaas oo uu ku Macneeyay Shir beeleed . C.raxmaan C.qaadir Waxa uu u Cuskaday Dhaliishiisa Qaabka loo soo Xulay Ergada oo Beelo ka Yimid,Waxaa…

          Read More

            “Waxaan Idiin Dhigi Doonaa Cashar aanu u Dhignay Kuwii Idinka Horeeyay” Khudbadii Gudoomiye Muuse Biixi iyo Hanjabad uu u diray Maamulka Punt land {DHAGAYSO}

            Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad dheer ka Soo Jeediyay Maanta Furitaanka Shirweynaha 3aad ee Xisbul Xaakimka Kulmiye ayaa ka Waramay Duruufihii Gilgilay Xisbiga Kulmiye Mudadii uu Socday Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Sida Rasmiga ah Maanta u furmay. Gudoomiyuhu Waxa uu amaan la dul istaagay Madaxweyne Axmed…

            Read More

              “Shirka Kulmiye Waxaan u aragnaa Mid Beel Keliya loogu talo Galay” Ergooyinkii Gobolada Awdal Iyo Salal {DHAGAYSO}

              Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Ergooyin Shirweyna Kulmiye Uga Yimi Gobolada Awdal Iyo Salal Ayaa Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Ku Tilmaamay Mid Beel Kaliya Loo Qabtay Isla Markaana Sheegay In Ciidamada Lagu Balamiyey Si Aanay U Soo Galin Madashii Shirweynuhu Ka Dhacayey.   Xubnahan oo Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Gefka loo gaystay ay Go’aan rasmi…

              Read More

                Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Furitaanka Shirweynaha Kulmiye Iyo Hanjabaad uu u diray Somalia {DHAGAYSO+DAAWO}

                Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna ka hadlay Shirweynaha Kulmiye, waxaanu jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga sheekeeyay waxyaabaha Xukumaddiisu qabatay, isagoo tilmaamay in Balanqaadkii Kulmiye yahay wax la qabtay iyo wax gacanta lagu hayo. Waxa uu sidoo kale Hogaanka kulmiye u rajeeyay in Guusha Kulmiye hogaanka…

                Read More

                  Qurbejooga reer Jabuuti oo abaabulaya isu soobax looga soo horjeedo Safarka Madaxweyne Geelle ee Mareykanka

                  Washington April 28,2014(SDN/QJ)-Jaaliyadaha reer Jabuuti ee Woqooyiga America iyo Yurub iyo Dallada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa wada jir u abaabulaya isu soo baxyo looga soo horjeedo Booqasho uu madaxweynaha Jabuuti ku imanayo wadanka Mareykanka. Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa in uu kulan la qaato madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Labada Masuul ayaa lagu…

                  Read More

                    WAX KA BARO 18 MAY IYO SOOYAALKA TARIIKHDA SOMALILAND

                    Somaliland wali caalamka kama helin aqoonsi buuxa. Somaaliland waxay xad la wadaagtaa Jabuuti,Itoobiya iyo Soomaaliya. Somaliland waxey kamid aheyd dalalkii Ingiriisku gumaysan jirey, waxeyna xornimadda qaadatey Juun 26 1960 afar maalmood ka dibna waxay la midowday  Soomaliya oo Talyaanigu guumeysan jiray. Sanadkii 1991 ayey Somaliland ku dhawaaqday inay midawgii Soomaaliya ka noqotay, waxayna la baxday magaca Somaliland magaalo-madaxna…

                    Read More

                      Garnaqsi Xalay Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Gaafaadhi iyo Ballan-qaadyo ay Xil wasiirnimo Ugu Horrayso Oo Xasan Ku Ilaaway Hankiisii Hore

                      Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Ururkii Dhacay ee Rays Xasan Gaafaadhi ayaa ugu dambayntii lagu qanciyey inuu ka tanaasulo hankiisa ah inuu Hurgureeyo Kursiga Ku-xigeenka Koowaad oo uu haatan ku fadhiyo Maxamed Kaahin Axmed. Haddaba Mudane Xasan Gaafaadhi oo  hore munaasibado ugu sheegay inuu u taagan yahay Kursiga Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga, ayaa la saaray Culays badan  sidii uu…

                      Read More

                        Ururka Codka Haweenka Beelaha la hayb-soocoee loo yaqaan VOSOMWO. Waxaanu si buuxda u Cambaaraynayaa xadgudubyada joogtada ah ee lagu hayo Beelaha Gabooye ee kunool gobolka Awdal garahan magalada Boorama

                        Ururka codka haweenka laga tiradabadan yahay ee VOSOMWO una dooda xuquuqda beelaha laga tirade badan yahay eeSomaliland ,waxay si xooggan uga waalacsan yihiin xad-gdubyada isa soo tarayaee bilihii ugu dambeeyay lala beegsanayay qaybaha bulshada Somaliland ugu nugulee dadyowga laga tirade badan yahay ee Gobolka Awdal, Ururka codka haweenkalaga tirade badan yahay ee VOSOMWO oo si…

                        Read More

                          Baahintii Maanta ee Iddaacada Hilaac iyo Dood xiiso badn oo u dhexeysa Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Wadani,UCID,Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo Marwo Faadumo Siciid

                          Helsinki April 27,2014(SDN)-Dhegeysteyaal waa idaacadeenii caawa baahinteena caawa ood ku maqli doontaan dood aad u kulul oo ay ka qayb qaadanayaaan gudoomiyaha baarlamanaka Somaliland Mudana Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe  iyo xooghaya Qasnajiga ee Xisbiga Ucid Faadumo Siciid,dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/hillac.mp3] HALKAN KA DHEGEYSO BAAHINTA IDAACADA…

                          Read More

                            MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH MAXAMUUD WAA IN UU IS CASILA AMA WAA IN UU WAX MUUQDA UU QABTA SHACABKIISA LABADAAS MID KOOD HA YEELO

                            Shacbiga Soomaaliyeed Waxay dhahaan ” Run iyo Ilko waa la cadeeya” sababta aan hadal kaas u soo qaatey waxay tahay markii aan u adkeysan waayay dhibka heysta Shacbiga soomaaliyeed meel kaste ha jooggan, Qaas ahaan Reer Nairobi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu beryahaan danbe ku fashil may siyaasadda sababtoo ah…

                            Read More

                              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 27.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                              Read More