“Midnimada Somaliyeed baa Na Keentay,Cid Rabtaana Ma Jirto,Mar hadaan la Rabin….” Siyaasiga Cali Daacuun {DHAGAYSO}
Muqdisho 30.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cali Daacuun oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland kana Tirsan Baarlamanka Federaalka Somalia ayaa u Muuqda Shakhsi ka Rajo dhigay u doodista Midnimadii Somalia . Xildhibaan Cali Daacuun oo Haatan Muqdisho ku Sugan ayaa Si Xoogan u Naqdiyay Distoorka Federaalka ee Somalia oo uu Sheegay inaanu dalku ku dhaqmi…
