“Qodobka labaad ee axdiga qaramada midoobay ayaa odhanaya cidna laguma qasbi karro wax aanay rabin, markaas waxaa u furan..” Jandai Frazer
Washington 27.April 2014 (SDN/QJ)- Jandai Frazer oo hore u ahayd Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka u qaabilsayd Afrika Xukuumaddii Madaxwyne Cliton,ayaa sheegtay in aanay garanayn sababta Caalamku u dheaysan la,yahay Umadda Somaliland ee go,aanka ku gaadhay inay goostaan Xorriyadooda. Waxaanau sidaa ku sheegtay waraysi dhinacyo badan taabanayay oo ay la yeelatay Idaacadda BBC-du,…
