Tababarihii Man United David Moyes oo Shaqadii Laga xayuubiyey Iyo Atletico Madrid 0-0 Isla dhaafi waayeen Chalsea (Champion League Semi Finals) By Jaahuur.

London-22-April-2014 (SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa tababarihii Man United David Moyes oo shaqadii tababarinimo laga xayuubiyey guul daro ka soo gaadhey horyaalka kaalinta 7-aadna aay dhexdabaalanayaa. 50-ton iyo laba jirkan Moyes ayaa shaqadan ku dhex jirey 10-an bilood markii uu xagaagii hore kala wareegey Alex Ferguson. Waa markii ugu horeysey ee Man United…

Read More

    OGEYSIIS SOO DHAWEYNTA MARWO FADUMO SICID EE FINLAND

    Qof walba oo qaranimada Somaliland jacel iyo Asxaabta qaaliga ah Ku soo dhawaada maalintaa Khamiista ah 24.04.2014 saacadda 12:05 Duhurki , Helsinki Airport Soo Dhaweenta Marwo Faduma Saciid.   Waxaa Dhamaan Jaliyada reer Somaliland iyo Asxaabta qaaliga ah la ogeisiinaya in ay  Xaflada soo dhaweenta Marwo Faduma Saciid ay ka dhici doontu maalinta Axadda 27.04.2014, …

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN SI AAD MOBILKAAGA UGA DHAGAYSATO WARARKII QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warsalaasa22a(1).mp3″] Hargaysa SDN….

      Read More

        Kulan Garnaqsi ah oo Madaxtooyada ku dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Garaad Jaamac {DHAGAYSO}

        Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada  Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo weftigii ku wehelinaayey socdaalkiisa. Afhayeenka Madaxtooyada ee Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo Kulanka Kadib Warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay Waxyaabihii ay Madaxweynaha iyo Garaadku ka wada hadleen Waxaanu…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Salaad roob doon ah ku baaqay iyo Wasiirka Diinta oo Sharaxay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Khaliil C.laahi ayaa Maanta ku dhawaaqay In Guud ahaanba Dalka looga dareeri doono maalinta Sabtida  ee 26ka bishan April 2014ka  kuna Beegan 26ka Bisha jumaadalaakhir ee 1435ka Hijriya. Saacaddu marka ay tahay 9:00 Sagaalka subaxnimo Roobdoon. Wasiirku Waxa uu Sheegay in Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Cusub oo loo sameeyay Wasaarada Deegaanka Sawiro iyo Dhagaysi

            Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo wasaarada Deegaanka loo dhisay, sidoo kalena waxa uu madaxweynuhu beeray Geedka horumarinta Deegaanka oo uu Barxada weyn ee Wasaaradda dhex-deeda.   Madashan maanta ayaa ahayd mid ka duwan munaasibadihii hore ee uu madaxweynuhu ka qaybgelijiray, waxaana…

            Read More

              Wasiirka Deegaanka oo Sheegtay in Cimilada isbedeshay ay Raad Taban ku Yeelatay Raxmaadkii Eebe {DHAGAYSO}

              Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka ee Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa Sheegtay in Isbedelka Ku Yimid Cimilada adduunka ay Somaliland Qayb ka tahay Waxaanay Xustay in Xili Roobaadkii Gu’ga hakadka ku Yimid ay Sabab u yihiin Xaalufinta deegaanka. Wasiiradu waxay Xustay in Deegaamo ka Tirsan Somaliland uu haatan…

              Read More

                Afhayeenka Madaxtooyadda oo ka Hadlay Xildhibaano la sheegay in laga Mamnuucay Madaxtooyada

                Apr.22, 2014(SDN/QJ) – Af-hayeenka Aqalka Madaxtooyada Somaliland Md:Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa waxba kama jiraan ku tilamaamay warar sheegaya in Madaxtooyada laga mamnuucay Shan Xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland. Af-hayeenka oo u warmaayey wargeyska Geeska Afrika ayaa sheegay in madaxtoyadu ay ku mashquul santahay horumarinta arimaha qaranka balse aanay ku mashquulsanayn shaqsiyaad. Mr:Dhuxul…

                Read More

                  Madaxweynaha Dalka Burundi ayaa Maanta Booqasho aan Hore loo sii Shaacin Ku Tegay Magaaladda Muqdisho,Kulan la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh

                  22,Apr.2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa booqasho aan horey loo shaacin maanta oo Talaado ah ku tegey Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey Pierre Nkurunziza garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana kulankoodu ka dhacay Saldhiga ciidamada AMISOM ee ku yaala Garoonka diyaaradaha. Ciidamada dalka Burundi ee AMISOM…

                  Read More

                    Tolaay yaa muslimaay! Qallinkii: Sayid Balayax

                    Allahayawnin I tumay, nin ii taliyay, iyonin I tabaaleeyay. Allahayawtiirbiraankacuskaday, tamardaraantooda.   Badhtimihiiiqarnii 19 ayaawaxasoocaanbaxayxaajooyinugubooaandunidamuslimka ah horeloogaarkijirin, waxyaaboquusgaliyayumadiikudhaqnayddeegaanadamiyiga ah eekuteedsanbarigaiyogeeskaafrika, waxa ay la yaabeenhorumarkiiiyohanaqaadkiiqalabkatignoolojigaeecasrigaa ay ikhtiraaceenculimadii u badnaareergalbeedkaeefikradoodasooraacinayaygumaystayaashiikatalinayaygayigasoomaalidukuidishay. Ta kale ee ay la yaabeenwaxayahaydmakii ay isbadaleendhaqaniyocaadooyin ay kufaanijireenamaixtiraamijireenooqiimahoodiihoos u dhacay, kolaymarka ay noqotowixiikahoreeyay 1972dii markii la xardhayafkasoomaaliga, iltaariikheedkaqudhaee wax lagugaranjirayamalagusugijiraywaxayahaydgabayoamageereeroinagasoogaadhayabwaanadiimagacaiyomaamuuskakulaaabulshadii ay markaakudhexnoolaayeen. Waxaka mid ahaaMaxamuud…

                    Read More

                      Gudoomiyhii Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Iscasilay

                      22,Apr.2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka qaranka Md. Ciise Yuusuf Xamari ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii guddoonka guddiga doorashada, waxase uu ku sii hadhay xubinimadiisii. Guddiga doorashada ayaa guddoomiye u doortay afhayeenkii guddiga doorashada Md. Axmed Xirsi Geele. Guddoomiye Xamari ayaan si rasmi ah loo garanayn sababta uu isku casilay, laakiin guddiga doorashada ayaa saaka saxaafadda…

                      Read More

                        Dilkii labaad ee Xildhibaan lagu Khaarajiyo oo Muddo 24 sacaadood ah ka dhacay Magaaladda Muqdisho

                        22,Apr.2014(SDN/QJ)-Warar haatan ka imnaya Magaaladda Muqdisho Caasimadda dalka Somalia,ayaa sheegaya in Xildhibaan labaad lagu dilay maanta Magaaladaasi. Xildhibaanka ayaa lagu sheegay in lagu magacaabi jiray Cabdicasii Isaaq Ibraahim,iyada oo la sheegayo inuu dilku ka dhacay Guriga uu Xildhibaanku ka deganyahay Magaaladda Muqdisho oo ku yaalay Xaafadda Dhenkirlay.waxaana Masuuliayada Dilkaas Tuurta u ridatay Kooxad Al-shabaab ee…

                        Read More

                          Ethiopia Oo Muddo Toban Cisho Gudahood ah Addis Ababa Ugu Yeedhay Masuulkii Saddexaad ee Somaliland ah Si Wax Looga Weydiiyo Dhacdadii Gabiley

                          Hargeysa:22-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa Noqday Masuulkii Saddexaad ee Muddo Toban Cisho Gudahood ah looga Yeedho Addis Ababa si wax looga Weydiiyo Dhacdadii dhawaan Gabiley kaga kaga Dhacday Saraakiisha Ehtiopian-ka. Dhacdadaas oo ay Ethiopia ku sheeganayso in lagaga Shubtay Macluumaad muhiim ahaa, ayaa hore loogu yeedhay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland si arrintan wax…

                          Read More

                            DAAWO:Waraysi doorka dhalinyarada ee Qurbaha oo HCTV la yeeshay Suxufi Abdi Xarago

                            Hargeysa April 22,2014(SDN)-Waa barnaamijka dhalinyarada ee ka baxa TV-ga HornCable ayaa todobaadkan waxa marti ku ah suxufiga Cabdi Baaruud Yuusux oo xarado lagu naaneyso waxaana looga hadlayaa Dhalinyarada iyo Qurbaha. Cabdi Xarago ayaa si mug leh uga waramaya waayaha Qurbaha,fursadaha iyo caqabadaha ay dhalinyaradu kala kulanto Qurbaha. SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Somali-Kenyans launch ‘I am not a terrorist’ campaign

                              Kenya Police have recently begun terror crackdown in Nairobi’s Eastleigh State – dubbed as little Mogadishu, after series of explosions that killed several people in the neighborhood. Eastleigh, which is located east of the Central Business District, nicknamed Somalia’s capital due to its large Somali inhabitants. The neighborhood is the home of a large number…

                              Read More

                                Tiro ka Tirsan Ciidanka Somaliland ee Aagga Bariga Sanaag Oo Isu Dhiibay Maamulka Puntland

                                Garowe:22-April-2014(SDN/QJ)-Caasimadda Puntland ee Garowe waxa Galabnimadii shalay lagu soo Dhaweeyey Ciidamo ka Tirsanaa kuwa Somaliland oo Fadhiisimo ku lahaa Deegaanada Carmaale iuyo Laasqoray ee Gobolka Sanaag, kuwaas oo isku dhiiba Maamulka Puntlnad. Gaashaanle sare Maxamed Saalax Tus-baxle oo ahaa taliyaha ciidamada Soomaaliland ee bariga Sanaag ayaa horkacayey ciidamada oo ku dhow ilaa 200 oo askari,…

                                Read More

                                  Please send this petition to your Canadian MP

                                  Please send this petition to your Canadian MP . Email title could be Somaliland deserves internation recognition/Le Somaliland mérite une reconnaissance internationale You may also forward this message to Canada foreign affair minister  John Baird       john.baird@parl.gc.ca Liberal Leader   Justin Trudeau                 justin.trudeau@parl.gc.ca NDP leader Thomas Mulcair…

                                  Read More

                                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarIsniin21a.mp3″]…

                                    Read More