Madaxweyne Siilaanyo ayaa Xalay Xafiiskiisa Ku qaabilay Xubno aan Miisan Siyaasadeed lahayn oo dhawaan iska Xaadiriyay Xisbiga Kulmiye
20,Apr.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kuna soo biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay Xubnahaasi ayaa ahaa mid la xidhiidha soo dhawayntii iyo ku biiritaankii Xisbul xaakimka Kulmiye…
