Xeer Ilaalinta Somaliland oo Ugu Baaqday Madaxda Wargayska Haatuf inay ka Soo Baxaan Xabsi Guriga Cadaaladana Qaabilaan {DHAGAYSO}

    Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Axmed Cismaan Mire Ayaa Ka Hadlay Eedaymo Uu Sheegay In Ay Uga Yimaadeen Maamulka Wargayska Haatuf Oo Dhawaan Xukumada Ay Xayirtay. Waxa Uu Intaasi Ku Daray In Maamulka Wargayska Haatuf U Banaan Tahay In Ay Iska Difaacaan Dawcada Maxkamada U Taal, Isla Markaana Marar…

    Read More

      Madashii Daahfurka Xarunta Mu’asasada Khayriga ah ee Suldaan Xasan Bare Warsame {DHAGAYSO}

      Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Madax kale ayaa maanta ka qayb galay Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey aas-aaska xarunta khayriga ahee Suldaan Xasan Barre Warsame Shire taas oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa. Kulanka lagu Daahfurayay Xaruntan ayaa Waxa ka hadlay Madax ka…

      Read More

        “Maalmahan Waxaan Hargaysa ka Maqlayay Qolyo lahaa Siyaaruu Wadaadku noogu imanayaa Markaas….” Daawo Cali Khaliif Galaydh

        Taleex 21.April 2014 (SDN)- Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo maalintii Shalay ka Degay Degmada Taleex ayaa Shacabka Deegaankaasi ku Hambalyeeyay Sida uu Yidhi Sidii Geesinimada lahayd ee ay uga Hortageen Duulaankii ay ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka ee Somaliland. Cali Khaliif Galaydh Waxa uu sheegay inaanu Jirin Wax wada hadal ah oo u socday Somaliland…

        Read More

          Ogaysiis: waxa la ogaysinaya dhamaan Xubnaha ururka Samafalka ee Hablaha Garoodi (HGWDA) Ee UK iyo Yurub in ay ka soo qayb galaan shirwaynahii 5sano ee ururka Hablaha Garoodi

          Ogaysiis waxa la ogaysinaya dhamaan Xubnaha ururka Samafalka ee Hablaha Garoodi (HGWDA) Ee UK iyo Yurub in ay ka soo qayb galaan shirwaynahii 5sano ee  ururka Hablaha Garoodi. Goobtuna waa sida hoos ku xusan. Malinta :Jimcaha :02/05/2014 Waqtiga:18:00 ilaa 00:00 Adiga oo waqtiga Ilalinaya Fadlan Telkan kala xiriir waxii faahfahina:00447940502602

          Read More

            Tacsi:Anigo Ah Cabdilaahi Cumar Shaqale iyo baahda Ciyaartogii Gobolka Waqooyi Galbeed waxaan tacsi tiiraanyo leh udirayaa Geridii marxuum ABDIRHMAN ABDALLA YAHYE(JIDAAWI)Goolwalahii gobolka Waqooyi Galbeed

            Anigo  Ah Cabdilaahi Cumar Shaqale iyo baahda Ciyaartogii Gobolka Waqooyi Galbeed  waxaan  tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii iyo bahadii Ciyaartoga Gobolka Waqooyi Galbeed  geerida naxdinta leh ee ku timi alle haw naxariistee marxuum ABDIRHMAN ABDALLA YAHYE(JIDAAWI)Goolwalahii gobolka Waqooyi Galbeed  0o  ku geeriyooday magaalda Jeda ee dalka sacuudi Arabia  waxana  ilaahay uga baryaynayaa in…

            Read More

              Bahda Qurbejoog.com oo Tacsi u direysa reer Hassan Haji Adan

              Inaa lilaahi waa inaa ileeyhi raajacuun Bahda shebekeda Somalidiasporanews.com/qurbejoog.com waxa halkan ay tacsi uga diryaan dhamaan reer Xasan Xaaji Aadan isla markaana ay eebe uga baryayaan  Marxuum Maxamuud Xasan Xaaji Aadan oo dhawaan Hargeysa ku geeriyooday in uu Janadii Fardoosa ka waaraabiyo. Ehel,Qaraabo iyo Qoysba intii uu Marxuumku ka baxayna waxaanu leenahay eebe Samir iyo…

              Read More

                OGEYSIIS ku socda Xubnaha Ururka Gaaroodi

                Ogaysiis waxa dhamaan la ogaysiinayaa xubnaha ururka Garoodi(GWDA) ee UK & qaarada Yurub in ay si xishmad & sharaf leh uga soo qayb galaan shirk oodii shan sanadood laha ahaa oo qabsoomi doonaa maalinta jimcaha ee taariikhdu tahay 02/05/2014 wakhtiga 18.00-00.00 habeenimo.goobta shirku ka dhacayo waa meel caan ah Fadlan wakhtiga ilaaliya. Daimond Hotel 124…

                Read More

                  Barnaamij xiiso badan oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk dawasho wacan

                  London21April14 (SDN)Baraamij xiiso badan  oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk  wariye Duraan iyo Socoto , Amina muuse wahileye iyo  Deeqa Qulumbe barimjkanWadaniga ee ay daadihiso  wariye  Shukri oo ka hawlgasha somalichenel oo dhawaan soo gadhay wadankan uk ay fikradeeda ledahay oo wariyaashi iyaga si toosa…

                  Read More

                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarAxad20a.mp3″] Hargaysa SDN….

                    Read More

                      “Labadii Jariiradood ee Haatuf iyo Hubaal ba way xidhan yihiin, waxay ku xidhan yihiin Sharci daro” Maxamed Xaashi {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga, , ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka. Waxay cabaareeyeen Xadhiga Xukumaddu kula kacdo Xarumaha warbaahinta iyo weriyeyaasha. Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ku hadlayay Afka Madasha wadatashiga…

                      Read More

                        “Waxaanu Shacabka iyo Saxaafaddaba u sheegaynaa in Sharcigii iyo Dastuurkii waddanka ay Xukumaddani ku tumatay” C.rashiid Riyo Raac {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Cabdirashiid Riyo-raac oo isna ku hadlayay Afka Xisbiga Waddani ayaa Maanta  Cambaareeyay Cabudhinta Saxaafadda Mas’uulkan u Hadlay Xisbiga Waddani waxa uu Sheegay in Sharcigii Waddanka ay Xukuumadu ku Tumatay Isla markaana ay Subax kasta Jebinayso Qodob distoori ah . Cabdi rashiid Riyo Raac Waxa uu Sheegay in qofka Bini’aadanka ahi u…

                        Read More

                          Somaliland oo u quus goysay kooxaha Nabad diidka ah Digniin kama danbays ahna u dirtay kooxo ay ku tilmaantay qaswadayaal

                          20,Apr.2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ,ayaa soo saartay digniin ay uga digayso Kooxo ay ku shegaty iany Nabad diid yihiin oo dalka Qas iyo Qalalaase ay ku la dhex jiraan dadka  iyo dalka Somaliland. waxaana warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaaradda  Arimaha Dibadda uuu u dhignaa sida tan ” Qoddobka 10aad ee Dastuurka Somaliland wuxuu qeexayaa in ay Somaliland…

                          Read More

                            Cali Khaliif Galaydh oo ka degay Taleex iyo Xaaladda oo Kacsan,kadib markii la sheegay inay Magaaladda ku waajahan yihiin Ciidamo si Xoog ah u Hubaysan oo ka Socda Milatariga Somaliland

                            20,Apr.2014(SDN/QJ)-wararka soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews,ayaa sheegaya in ay goor dhaweyd ka soo dageen magaaladda Taleex koox ay hogaaminayaan Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise oo ka mid ah kooxo Qas ka wada magaaladda Taleex ee Somaliland. Sida wararka Hordhaca ah ee ka soo baxaya kooxdani ay sheegayaan waxay ka soo kicitimeen magaaladda…

                            Read More

                              Jeelka Hargeya: Xubno ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Xabsiga Oo Lagu Tuhmay inay Hubeeyeen Maxaabiista, Shir Haatan Socda iyo Saraakiil Xadhig Loo Diyaariyey

                              Hargeysa:20-April-2014(SDN)-Waxa warar dheeraad ah laga Helayaa dhacdadii Maanta gelinkii dambe ka dhacday Jeelka weyn ee Hargeysa oo ay maxaabiisi rasaas la dhaceen ciidankii Halkaas ilaalinayey. Sida uu wasiirka wasaaradda Caddaalada Somaliland Xuseen  Cabdi Ducaale u sheegay Idaacadda BBC-da, waxa dhintay Hal askari, halka uu midkalena dhaawacmay. Ciidankan dhibaatadu gaadhay, ayaa la sheegayaa inay rasaas Nool…

                              Read More

                                Amisom oo Beenisay in Shalay Magaaladda Buulo-burte lagaga Dilay Sarkaal Sare

                                20,Apr.2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM ayaa beeniyay war ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ahaa dagaal shalay ka dhacay degmada Buulo Burde ay ku dileen Taliye kuxigeenkii Ciidamada. Afhayeenka howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ka hadlayay dagaalkii shalay ayaa sheegay in Ciidamada Jabuuti ka dileen Taliye kuxigeenkii ciidamada…

                                Read More

                                  Maxbuus Rasaaseeyay Ciidanka Jeelka Weyn ee Hargaysa iyo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac leh oo ka dhashay

                                  Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena waa dhaawac ka dib markii Nin ka tirsan Maxaabiis Budhac badeedah oo ku xidhan Jeelka Weyn ee Hargeysa uu Tacshiirad ku furay Askarta Duhurnimadii maanta. Dhawr Maxbuuska ayaa Wararku Sheegayaan inay la soo baxeen Baastoolado ay ku dhex haysteen Gudaha Xabsiga oo aan la…

                                  Read More

                                    Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xildhibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal daawasho wacan

                                    London 20April14(SDN) Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xilshibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal shegay in gobolka Awdal uu khilaaf ka jiro kuna tilmamay in waxa taleex ka dhacay iyo wax wayn ka dhici doono waraysigan oo dhamaystiran daawasho wacan.

                                    Read More