Q&A: Somalia PM’s zero tolerance policy

    Mogadishu 02, April 2014 (SDN/Al-Jazeera)- Four years ago, al-Shabab controlled large parts of central and southern Somalia, including most of the capital, Mogadishu. Security forces have since pushed the armed group out of Somalia’s major cities, but al-Shabab continues to launch periodic attacks, including an assault on the presidential palace in Mogadishu last month. Al…

    Read More

      Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Soo Bandhigay Shaqo ka Joojintii Dr Macow iyo Xukuumada oo Sheegtay in aanu dalka ka Bixi karin Qurbejoog ka Daawo

      Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Hogaanka Sare ee Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka iyo Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha C.laahi Abokor Cismaan ayaa Si Wada Jir ah Shir Jaraa’id oo ay Maanta u qabteen Waxay kaga hadleen Sababihii Keenay in la joojiyo baadhistii Caafimaad ee uu Somaliland ka Samaynayay Dr Cali Macow. Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka…

      Read More

        Jabuuti iyo Somaliland oo Heshiis argagixisada ah kala Saxeexday,Xeryo Ciidan oo Weftiigii Warancade Booqdeen ka Daawo Qurbejoog

        Jabuuti 02.April 2014 (SDN)- Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Jamhuuriyada Jabuuti ayaa Maanta Heshiis Iskaashi oo Ku Saabsan La Dagaalanka Argagixisada Iyo Sugida Aminiga Waxay ku kala Saxeexdeen Magaalada Jabuuti ,Dhinaca Kalena Waxay Kormeer Ku Soo Wada Mareen Xarunta Akademiyada Ciidanka  Poliska Jabuuti . Weftiga ayaa Waxaa kale oo ay Booqdeen Xero Ciidan halkaas…

        Read More

          Hargaysa:Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro soo dhawaynta Wasiirka Warfaafinta Somaliland

          Hargaysa 02,Apr.2014(SDN)- Waxa caawa si weyn looga dareemayaa magaaladda Hargaysa diyaar garawga soo dhawayn aan loo kala hadhin oo lagu soo dhawaynayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL, Cabdllaahi Maxamed Daahir(Cukuse) oo bari la filaayo inuu ka soo deggo Gagida Diyaaraha caalamiga ah ee Cigaal International Airport. Wasiirka ayaa waayadanba ku sugnaa dalalka Djabouti iyo Imaaraadka carabta…

          Read More

            Sheffield oo Aqoonsi u Fidisay Somaliland,Iyo Madax ka Socota Somaliland oo ka Qayb gashay

            Sheffield  02.April 2014 (SDN)- Xildhibaanadda golaha deegaanka ee maamula dawladda hoose ee magaaladda Sheffield ee dalka  Britain ayaa maanta shaaca ka qaaday inay aqoonsadeen madax-banaanida Somaliland.   Fadhigan oo ay ka soo xaadireen 88 Xildhibaan, waxa ogolaaday  inay Madax-banaanida Somaliland 86 Xildhibaan, waxa diiday hal Mudane, isla markaana uu ka aamusay hal xildhibaan oo kale….

            Read More

            HAMBALYO MEHER WACAN, JIBRIIL IYO NUURA

            Mahad J Mohamoud Guleid, Abdirahman Abdillah saed dhere, Mohamed Abdillah saed dhere, Mustafe Abdirahman, Osman Yusuf Osman, Mohamed Adan Hassan, Abdisamad Yusuf Elmi, Yusuf Hassan Yusuf, iyo qaar ka mid ah ardeyda Jamacada Hargeisa, iyo Jamacada UniMAP ee Malaysia, dhamaan waxay Hambalyo iyo bogaadin shucuur farxadeed ku duugantahay halkan u marinayaan CARUUS: JIBRIIL MOHAMED CIISE…

            Read More

              “Wasaarada Anigaa Wasiir ka ah Wax aan Ogolaadayna Wasiir ku Xigeen Ma Diidi karo” Wasiirka Caafimaadka {DHAGAYSO}

              Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Hortagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana Warbixin ka siiyay Qadiyadii loogu diiday inuu Somaliland ka Hawl galo Dr Cali Macow oo uu Wasiirka Caafimaadku siiyay ogolaanshihii uu dalka ku Yimid . Wasiir Xaglo Toosiye oo…

              Read More

                Is sharaxaadii AL-ZIIZI oo lagaga jawaabay Dibadbaxyo baaxad leh

                02,Apr.2014(SDN)-alka Masar,ayaa waxa gilgilay dibad baxyo xoogan oo lagaga soo hor jeedo is sharaxaadda Cabdi Fataax Al-ziizi. Dibadda baxyadan ayaa waxa samaynaya dad u badan ardayda Jaamacadaha.Ciidamadda amaanka ayaa ay iska hor yimaadeen Ardayda oo ku dhawaaqayay Erayo ka dhan ah is sharaxaada Ziizi. Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ilaa hadda ka…

                Read More

                  Hargaysa oo Hoy u Noqotay Xabaal Wadareedyadii Xiligii Siyaad bare iyo Kuwo Cusub oo Maanta la helay Ka Daawo Qurbejoog.com/Dhagayso

                  Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Gudida baadhista xasuuqa Somaliland ayaa maanta heshay laba god oo waaweyn  oo ay ku jiraan dad la laayay sanadkii 1988 kii. Labadan Xabaal Wadareed ayaa laga Helay Goob u dhow Madaarka Caasimada Hargaysa Xubno Goob joog ahaa Markii Xasuuqani dhacay ayaa ka sheekeeyay dhacdadii Maalintaas. Fiiro Gaar ah Hadii Qaybta Danbe…

                  Read More

                    Wasaarada Beeraha Somaliland oo Beeralayda ka Codsatay in Habkii Qadiimiga ahaa ee Qiiqa ay Isaga Eryaan Ayaxa Ka Daawo Qurbejoog

                    Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta ka war bixiyay  ayixii ka dilaacay dalka dhawaanta  iyo khasarayaashii uu soo gaadhsiiyay beeralayada dalka. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha ee Somaliland Waxa uu Xusay in Ayaxani uu Khasaare Balaadhan u Gaystay Deegaano kala Duwan oo uu ku Habsaday. Wasaarada Beeraha oo Ku…

                    Read More

                      Culimada Ansaaru diin oo Meel adag Iska Taagay Sinaanshaha Magta Raga iyo Dumarka Dhaleecayna u Jeediyay Sheekhii hadalkaa Yidhi Ka Daawo Qurbejoog

                      Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Culimada jaamacada Ansaaru-diin ee magaalada hargeisa ayaa maanta ka hadlay hadalki  ka soo yeedhay Sh Maxamed Maxamuud Xiirey ee ku saabsanaa sinaanta magta raga iyo dumarka. Culimadani Waxay Si adag u Naqdiyeen Hadalka ka soo Yeedhay Sheekhaas oo ay Ku Sifeeyeen Mid ka Hor imanaya Shareecada Diinta Islaamka . Hargaysa SDN….

                      Read More

                        Ururka Danguud oo Kullan ku yeeshay Muqdisho “Sawirro”

                        Muqdisho April 01,2014(SDN)-Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ururka Danguud oo kasoo qayb galeen xubnaha ururkaasi ayaa looga hadlay sidii loo horrumarin lahaa dhaqanka, Arts-ka iyo Ciyaaraha,waxaana sidoo kale kulankaasi ka qayb galay masuuliyiin ka socday Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, Wasaarada dhalinyarada iyo Sports-ka maamulka gobolka Banaadir. Markii uu soo dhammaaday kulanka ayaa waxaa Saxaafadda…

                        Read More

                          Hanti-dhawraha oo ku noqday Dawladda Hoose ee Hargeysa oo cidlo ahayd

                          Hargeysa 1,Apr.2014(SDN) -Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Maxamuud Dheere ayaa shalay mar kale ku noqday Golaha Deegaanka Hargeysa si uu ula kulmo Madaxda Golaha Deegaanka, hase yeeshee waxa uu shalay kala kulmay iyadoo ay cidlo tahay xarunta Dawladda Hoose. Hanti-dhawraha Guud oo gaaf-wareegay xafiisyada Maayarka iyo Ku-xigeenka ayaa ka laabtay kadib markii loo sheegay Xildhibaanada Golaha…

                          Read More

                            DAAWO:Qaadka oo laga mumnuucay Britain

                            London April 01,2014(SDN)-Baarlamaanka dalka Britain ayaa maanta cod u qaaday in dalkaas laga joojiyo maandooriyaha Soomaalidu sida xad dhaafka ah u cunto ee looga daad gureeyo gobolka Geeska Africa. Dawlada Britain ayaa mudo dhexdeer aheyd shaacisay qorsheheeda ku wejahan in la joojiyo maandooriyaha oo mudo la hadal hayay khasaaraha uu ugeysto bulshada.  

                            Read More