A Letter to My Elders [somali Politicians]

    I will not disrespect but dishonor your methods of leadership. I will not cry, but curse your demons that yearns for power, and selfishness. I stood by you for many sad years. I have watched you disrupt my country, demolish my youth, and defraud my future. I have been patient, praying that your words of…

    Read More

      Q&A: Somalia PM’s zero tolerance policy

      Four years ago, al-Shabab controlled large parts of central and southern Somalia, including most of the capital, Mogadishu. Security forces have since pushed the armed group out of Somalia’s major cities, but al-Shabab continues to launch periodic attacks, including an assault on the presidential palace in Mogadishu last month. Al Jazeera talks to Somalia’s Prime Minister Abdiweli…

      Read More

        Ukraine and Somalia

        Somalilandsun – As soon as what looked like the “United Somali Congress (USC)” took over Kiev and the BBC reported that the corrupt but elected ‘dictator’ Victor Yanukovich was on the run, I felt Ukraine was starting to parody Somalia. It could not be different, what with the site of the revolution, Maidan square, sounding…

        Read More

          Somali Diaspora Not Ready to Buy One-Way Tickets Home Yet

          KAMPALA, Mar 31 2014 (IPS) – On a Friday afternoon men wearing kamis — long white traditional robes — climb the steps to Somcity Travel, a small family business and travel agency in Kisenyi slum, in Uganda’s capital, Kampala. The agency boasts that they “fly all over the world” but to one destination in particular — Somalia.   “In…

          Read More

            Gorfaynta Buuga Qaad iyo Qabyaalad

            Waa buug yare ka kooban 100 xaashiyadood. waana dhigane qurxoon oo leh jeldi ay labada dhinac kaga xardhan yihiin midab buluug khafiif ah iyo waliba badhtanka oo ay kaga sawiran tahay caleenta geedka qaadka oo baxaysa; isla dusha jeldiga buugana waxa far waaweyn oo ishu qabanayso ku qoran qoraaga da’da yare ee buuga qoray IBRAAHIM…

            Read More

              “Madaxweyne Haddaanu Xagla-toosiye Wasiir Kuu Ahayn Caddee’Wasiirka Caafimaadkana Waxaan Odhan Lahaa……….” Xisbiga Waddani Daawo Qurbejoog/Dhagayso

              Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,ayaa Madaxweynaha Somaliland ka dalbaday inuu caddeeyo haddaanu Wasiir u ahayn Saleebaan Xaglo toosiye isla markaana Wasiirka Caafimaadka ula taliyay inuu xilka iska casilo mar haddii ay socon weyday waraaqdii uu  u qoray Dr Macaw. Hadaba halkan ka daawo shir jara,id oo Xisbigga mucaaridka ah ee Waddani…

              Read More

                Fadeexado Hor leh oo ku Wajahan Sababta Dr Macow loogu diiday inuu Somaliland ka hawl galo oo la soo bandhigay ka Daawo Qurbejoog

                Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wakiilka Dr Macow ee Hargaysa Marwo Ibtisaam Maxamed Cali oo Maanta Xafiiskeeda ugu waramaysay qaar ka mid ah ayaa Soo Bandhigtay Fadeexado dul hoganaya Imaanshiyaha Dr Cali Macow kuwaas oo ay dabada ka riixayeen Xubno Mas’uuliyiin ah oo damacsanaa inay Iyagu dalka keenaan Dhakhtarkan.   Wakiilka Macow Waxaa kale oo ay…

                Read More

                  Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii Wasiirka Arrimaha Gudaha Daawo

                  Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade. Kulankan Waxaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Booliska iyo Qaranka Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan iyo Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale . Jabuuti…

                  Read More

                    Gudoomiyihii Xilka laga Qaaday ee Gudida Wanaag farista oo Ku Celiyay inay Siman yihiin Magta Raga iyo Haweenka {DAAWO}

                    Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Gudoomiyihii Hore Ee Gudida Wanaag Faris Iyo Xumaan Ka Reebisata Somaliland  Sheekh Maxamed Maxamuud Xiiray Oo Hore U Sheegay In Dumarka Iyo Ragu Siman Yihiin Dhinaca Magta Ayaa Sheegay  In Taasi Ay Jirto  Waxanay amuurtani Sababtay in Fadhi Deg Deg ah oo ay Gudidu Yeesheen Maalintii Shalay ay Xilkii iyo Xubinimadiiba…

                    Read More

                      Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegay inay Hoos u dhigeen Cashuurtii Kala Wareejinta Gaadiidka {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta Hadal ka Jeediyay Kulan Ay Ka Qayb Qaadanayeen Qaar Ka Tirsan Wasaaradaha Dawlada Iyo Nootaayooyinka Sharciga Soona Isla markaana ay Wasaaradiisu soo Qaban qaabisay  Ujeedadiisuna la Xidhiidhay  Kob Cinta Cashuuraha oo ka qabsoomay Hoolka Shirarka ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada. Waxaana Halkaasi Ka…

                      Read More

                        Wasiirka Cadaalada oo ka Hadlay Siyaabaha ay Nootaayooyinku ku Waayi karaan Ruqsada ay siiyaan {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Shir lagaga hadlayey kobcinta cashuuraha oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda maaliyadda ayna ka qayb gelayaan qaar ka tisan Wasaaradaha dawladda iyo nootaayooyinka shrciga ah ayaa maanta lagu qabtay xarunta shaqaalaha dawladda ee Magaalada hargaysa. Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka Waramay Siyaabaha lagu waayi karaan Nootaatooyinku Ruqsada…

                        Read More

                          Warqad furan oo ku socota Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

                          Inta hayaankeenna iyo geedigeenna nololeed ka leexatay waa inaynu u samirnaa kuna soo ridnaa jidka toosan, iyadoon arrintaa laga maarmayn. Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa maqaal talo- soo- jeedin ah oo warqad-furan ah oo ku socota Madaxweynaha J/Somaliland oo uu diyaariyey Rashiid Sulub Caalin oo ah muwaadin inta badan ka shaqeeya danaha guud, isla-markaana si-mutadawacnimo…

                          Read More

                            Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo Meel adag iska Taagtay Sheekh Sheegay in Magta raga iyo Dumarku Siman tahay {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta ka hadashay hadalkii dhawaan kazoo yeedhay  sheikh ka mida culimadda Magaalada Hargaysa oo sheegay in ay siman tahay maggta ragga iyo dumarka  marka laga eegayo dhinaca Diinta Islaamka waxaana masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu ay kaga hadleen shir jaraaid oo ay ku qabteen xarunta…

                            Read More

                              Safarkii Silaanyo iyo wuxuu ku suntamay ( sidii saaxil looga dareemay)

                              (Gaariye qasab kuma balwayn karo) 1.      Haddii qoys agoon yahay 2.      Wixiisii rag qaybsaday, 3.      Qaan-gaadhna sara-kaco 4.      Qabyadooda raadshaa, 5.      “Qori, sii!”  ha joogtee, 6.      Wallee quuso kuma diro. 7.      Waxaruhu sidaan qabo 8.      Weligoodba qoor-qabad 9.      Biyo kuma qudhqudhiyaan; 10.  Anna qiiro mooyee 11.  Qasab kuma balweyn karo.  Maxay ahayd ujeedada rasmiga ah…

                              Read More

                                Ma Komishanka,Ma Wakiilada mise waxaynu Soo horaysiinaa doorashadii Madaxweynaha

                                Dalkan Jamhuuriyada Somaliland waxa iyana dhinacooda ka wiiqay doora-shooyinkan isdaba taxan ee aan dhaqaalana loo hayn sida ay xukuumadu tidhaa,dadkuna aanay weli u bislaan.Waana dhibaato taagan oo u baahan in xal loo helo,shacabkana lagu wacyi geliyo hawlahooda oo si deggan u socda inay codeeyaan,lagana baxo ololayaasha waalida huwan. Aan taabto halkuu qalinku tebayo,maanta waxa innagu…

                                Read More

                                  Ra’iisal Wasaaraha Turky oo ku dhawaaqay Guusha Xisbigiisa ee Doorashooyinka Deegaanka

                                  31,mar.2014(SDN)-Natiijooyinka hour dhaca ah ee ka soo baxaya Doorashooyinkii Goloha Deeganka ee shalay ka qabsooomtay Dalka Turky,ayaa tilmaamaya Horumar uu ka gaadhay Xisbiga Cadaalkadda Iyo Horumarinta ee Haatan Hogaanka u haya Dalka Turky.waxaana ilaa hadda inta la ogyahay uu ku Guulaystay 47% guud ahaanba Codbixintii shalay.Xalka Xisbiga uu Xifaaltanka Xoogani ka dhexeeyo ee Xisbiga Shacabka…

                                  Read More

                                    Tacsi loo diraayo dhamaan reer Mohamed Sheikh Dheere

                                     Inaaa Lilaahi Wa Inaa Lilaahi Raajicuun, Tacsi ayaa halkaan waxaa uu Mohamed Sheikh Abdisalaam (Madey) uga diraayaa: Asmo Sheikh Mohamed, Sharifo Sheikh Mohamed, Asli Sheikh Mohamed, Dr. Mohamud Sheikh Mohamed iyo dhamaan reer Mohamed Sheikh Dheere meel meelkasta oo dalka iyo dibada ka joogaan oo hoyadood Adey Mursan ku geeriyootey Magaalada Muqdisho, laguna aasi doono…

                                    Read More

                                      Gudoomiyaha la dagaalanka Musuqmaasuqa oo baaq u diray shacaabwaynaha reer Somaliland inay xog ka soo uruuriyaan Musuqmasuqa wadanka ka Jira

                                      London31March14(SDN) gudoomiyaha la dagaalanka musuqmaasuqa ee xaruuntiisu tahay magalada london ayaa baaq u diray shacabwaynaha reer somaliland inay xog ka soo ururiyaan wax ala waxii ku salaysan musuqmaasuq iyo hanti boob xaad dhaafay ee ka jira dalkeena  somaliland waxana yeelaya nidaamkeena dawladnimo iyo inaaynu helo aqoonsi caalami ah taasi oo ah hadafka ugu waayn ee…

                                      Read More